Home » Archive Qoraaga
DFKMG oo u Ololaynaysa Xadaynta Badda EEZ ee 1970-kii Soomaalidu ku diidey Kenya!
August 1972 ayaa Kenya isku daygii ugu horeeyey waxay guddigii Seabed u gudbisey qoraal ay ku taageereyso dhul-badeedkooda territorial Waters lagu xadido 12 mayl-badeed, Soomaaliya arrintaas ganafka ayey ku dhufatay.
Sii akhri
Read More →
Ogeysiis: Wargalin Somalida DAGAN Ottawa South doorasho
Waxaa lawargalinayaa Somalida Dagan Caasimada dalka Kanada Gaar ahaa Ottawa South In Walaalkood Wali Farah uu yahay musharax u sharaxan jagada MPP ee Ottawa South, Fadlan Codkaada ka dhiiba oo sii walaalkaada somaliyeed codkaada.
Walaalaha Somaliyeed ee dagan Ottawa South waxaa Guul u ah in uu musharaxa Somaliyeed uu yahay shaqsi xirfad weyn ku leh iyo magac intaba dalka Kanada gaar ahaan Caasimada...
Cabdi Qaasim Salaad Xasan “Baarlamaanka Go’aan kaliya lagama Rabo ee waxaa laga Rabaa in uu Maxkamad soo taago kuwii ka dambeeyey Heshiiskii Hore ee Badda iyo kuwa Hadda ku Howlan ”
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa isna ku biiriyey Codkiisa ololaha looga soo horjeedo in Baddda Soomaaliya la xadeeyo taasoo ay ku Howlan yihiin Xubno ka tirsan Dowladda Fedraalka islamarkaana ay soo Bilaaban tahay xiligii uu Raiisul Wasaaraha Dalka ka ahaa Cumar Cabdirashiid. Sii AKhri
Halkan hoose ka dhegeyso codkii Madawenihii hore ee soomaliya
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/Cabdiqaasim.mp3]
SII...
Cabdullaahi Shiikh Xasan Caddow (Ashhad) oo isku soo Sharaxay Xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho
Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow (Ashhad) oo ka mid Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku biirey Xubnaha isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho oo ah Xilka marka la fiiriyo Muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolkaan maadaama Gobolka Banaadir ay ku nool yihiin dad gaaraya ilaa Saddex Milyan oo qof
Mar aan wax ka weydiiyey Sababta uu Xiligaan uu isugu...
Xukuumadda oo shacabka ugu baaqday inay feejignaadaan, iyadoo Turkiguna u soo gurmday dadkii ku dhaawacmay qaraxa
Ku-Simaha Ra’iisul-wasaaraha ayaa shacabka ka codsaday inay noloshooda caadi ka dhigaan. “Cabsida ugu weyn ee ay argagixisada qabaan waa in nabadda iyo noloshu caadi ku soo noqdaan. Waxay u arkaan inay nabaddu tahay cadowgooda koowaad. Waa inaynaan u oggolaan inay hadafkooda ku guuleystaan,” ayuu yiri Mudane Cabdulwahaab Ugaas Khaliif.
Ku-simaha wuxuu hadalkaan jeediyay kaddib markii uu soo gabagaboobay...
Baaq iyo Cambaareyn Qaraxii Muqdisho ee 70 qof ku dhinteen
Hay’adda Nabadda iyo Xaquuqda Aadanaha ee Cali Kaar oo Cambaareynaysa Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Waxay hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Cali Kaar aad uga xuntahay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Xaruntii Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee ay ku baabe’een dad badan oo Ardey u badnaa oo aanan waxba galabsan.
Dadka Qaraxaas ku baaba’ay...
Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Switzerland oo u Mahad celiyay Safiirka Iyo Safaarada Turkiga ee Dalka Switzerland
Waxaa shalay kulmay qaar ka mida Jaaliyada wadanka switzerland gaar ahaan gobolka zurich ayaa waxay Shahaado sharaf iyo Mahadcelinba Gudoonsiiyeen Safiirka wadanka turkiga u fadhiya wadanka switzerland Mudane Hakan iyaga oo uga mahad celiyay garab istaaga iyo gargaarka aan kala joogsiga lahayn ee dowlada turkigu u muujisay umada soomaaliyeed haday tahay dhinaca gargaarka aadmiga iyo...
Sharta Shabaab fari kama qodna.
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, intii ku dhimatay falkiii foosha xumaa ee shalay lala beegsaday dad shacab ah oo u badnaa Arday Allaha u naxariisto, kuwii ku dhaawacmayna allaha caafimaad deg deg ha ugu badalo dhaawacyadooda.
Damiirkeyga ayaa i siin waayay inaan ka aamuso dhacdadii shalay lagu gumaaday Arday ku han weyneyd iney waxbarashadooda sii wataan iyo shacab kale oo agagaarka dhismaha...
Cambaareyn falkii argagixisadda ahaa ee kadhacay Caasimadda Muqdisho
Dhamaan culimadda, maamulka, iyo shacabka Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network oo Cambaareynaysa Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Walaalaha Altaqwaa Network oo ay hogaaminayaan Culimaa’udiinta Soomaaliyeed aad ayay uga xun yihiin Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Xaruntii Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee ay ku baabe’een dad badan oo Ardey u badnaa...
DFKMG oo ku dhawaaqday 3 maalmood oo baroordiiq ah, iyadoo dhimashada qaraxiina ay korortay
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG aya au qoraa sidan:
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroordiiq ah oo loo sameynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxii shalay ee uu dhiigga badan ku daatay ee ay ku geeriyoodeen tobannaan qof, ayna ku dhaawacmeen tiro kale.
“Madaxweynaha wuxuu ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroordiiq ah oo loo sameynayo dadkii...
Prof. Ibbi oo u Ololaynaya Xadayn Cusub oo Dhulbadeedka Soomaaliya Lagu soo koobayo 12 mayl-badeed.
Prof. Ibbi oo Markale arrintii badda ee Barlamaanku ku diiday soo rogaal celiyey – Idaacadda VOA waraysi ay Prof. Ibbi layeelatay ayaa lagu soo qaaday arrimaha badda ee hadda taagan iyo heshiiskii Prof. Ibbi odayga ka ahaa. Arrinta kusaabsan MOU ama Is-afgarad loogu yeero, heshiiskaas oo dowladii Cumar C/rashiid lagashay
Sii AKhri
Read More →
Sharciga Badda Soomaaliyeed oo Af-Soomaali loo rogey 40-sano kabacdi: SomaliTalk.com
Qodobka koowaad: Dhul Badeedka Wadanka Soomaaliya waxa uu gaarayaa 200 mayl badeed (nautical miles), waxana uu soo hoos gelayaa Xornimada (Sovereignty) Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya Sii AKhri…
Read More →
Xarun ay Degenaayeen ilaa Sideed Wasaaradood oo Dowladda Federaalka ka tirsan oo lala Beegsadey Qarax Ismidaamin ah (Warbixin)
Talaadadii Markii ay saacadu tahay Afartii iyo Barkii Subaxnimo ayaa Xarun ay Degen yihiin Dhowr Wasaaradood taasoo loo yaqaan Xarunta Hargaha iyo Saamaha oo ka soo horjeeda Xarunta CID Waana Goob si aad ah loo ilaaliyo waxaa ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah ka dib markii Gaari Xamuul uu galey Xaruntaas oo marka ay ahayd meel aad u mushquulsan waayo waxaa waayadaan Mushquuliyey ardey fara badan oo...
Golaha Wasiirada oo shir aan caadi aheyn ka yeeshay Qaraxii maanta
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan:
Golaha Wasiirada
Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho iyagoo kaga hadlay falkii lagu beegsaday Xaruntii Harkaha iyo Saamaha ee KM4 halkaasoo fariisin u aheyd qaar ka mid ah Wasaaraddaha Xukuumada, gaar ahaana kuwii adeega Bulshada.
Shirkan oo ahaa aan caadi...
Somalia: A Road Map into a New Quagmire | By Dr. Oduesp Eman
Since September 6th when a two and a half a day long conference known as the High Level Consultative Meeting was concluded in Mogadishu, the name that has been dominating the Somali political discourse was the Road Map- the byproduct of said meeting. Or, the document endorsed by the participants as the prerequisite for Somalia to emerge out of its transitional status.
Unfortunately, like all documents...
Kulankii Baarlamanka oo Cod ah Halkan ka Dhegeyso
Baarlamaanka ayaa Isniintii dhegeystey Admiral Faarax Qare iyo Shiikh Aadan Madoobe… Waxaana baarlamaanku u ballamay in ay doodda ku saabsan badda sii wadayaan maalintii saddexaad… Dhegeyso
Read More →
Warbixin ku saabsan Afduubka Marie Dedieu oo u Dhalatey Faransiis oo laga soo afduubey Xeebaha Kenya
Deegaanka Xarar Dheere ayaa waxaa waayadaan dambe ay Hoy u noqotey in la keeno Deegaankaas Maraakiibta laga soo afduubo Xeebaha Soomaaliya hase yeehee waxaa waqtiyadaan Dambe ku soo biirey in Deegaankaas la keeno Dadka Ajaaniibta ah ee iyana laga soo afduubo Xeebaha Dalalka Dersika la ah Soomaaliya waxana dhawaan Deegaankaas la geeyey Haweeney u dhalatey u Wadanka Ingriiska ka dib markii laga soo...
Admiral Faarax Qare oo ka hor Hadley Kulankii Baarlamaanka Soomaaliyeed sheegeyna in Badda Soomaaliya Duulaan lagu yahay
Waxaa kale oo Baarlamaanka hadal ka jeediyey Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe… iyo Baarlamaanka oo Dooda Badda u ballamay in ay sii wadayaan maalintii saddexaad… Sii AKhri
Read More →
Baarlamaanka FKMG oo ka doodaya Arrimaha “Xadaynta” Badda Soomaaliya
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la Horkeeney Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda si wax looga Weydiiyo Arrimaha Badda ku saabsan
Baarlamaanaka DFKMG oo ka doodaya Arrimaha Xadaynta Badda Soomaaliya…. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta kulan ka yeeshey Arrimo la xiriira Badda Soomaaliya ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 19 Desember la doonayo in la xadeeyo Badda...
Xildhibaan Cawed Axmed Cashara Oo Ku Eedeeyey Xukuumada C/weli Gaas Inay Sii Luminayso Xaduuda Badda Soomaaliya
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee Somalia xildhibaan Cawed Axmed Cashara oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Toronto ee dalkasi Canada ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo uu ku dhaliilayo sida ay xukuumada KMG ah ee Somalia ee uu madaxda ka yahay Dr-c/weli maxamed cali gaas ay uga hadashay arinta bada soomaaliya ee lagu soo xad gudbay islamarkaana ugu baaqay umada soomaaliyeed...
Dr Jaamac Xirsi Muumin”Nin aan Badda in Qaraar tahay iyo in Macaan tahay aan garaneyn baa ku leh waxaa Sharci u sameynayaa Badda “
Iyadoo weli ay socoto Qayla dhaanta looga soo horjeedo Qorshaha Guracan in Badda Soomaaliya la xadeynayo 19 Desember ayna ku Howlan tahay arrimahaas Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid wadamada Shisheeye ayaa waxaan Arrimahaan wax ka weydiney Dr Jaamac Xersi Muumin oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed isla markaana la socda arrimaha la xiriira Badda Soomaaliya waxaa uu yiri”Badda Soomaaliya waxay ku taalaa...
Wasiirkii hore ee Badda: “Xadaynta Cusub ee EEZ waxaa gacan ku leh Hay’ado Shisheeye, sida Heshiiskii Is-afgarad (MoU)”
Wasiirkii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DFKMG ee xukuumaddii Farmaajo oo waraysii ku saabsan badda Soomaaliya siiyey VOA ayaa dhaliilay qodobka Roadmap-ka ee xadaynta EEZ… Sii Akhri
Read More →
Boobka Badda (Indian Ocean) iyo Soomaali oo noqotay Agoon loo Itaal sheegtey
Waxaa layiri nin Soomaali ah ayaa isku subax wuxuu aasey oo ciidda ku wada rogey aabihiis iyo wiilkiisii curadka ahaa. Subaxaasu wuxuu noqdey kii ninkaas ugu naxdin iyo murugo badnaa intii uu noolaa. Ninkii oo murugeysan ayaa wuxuu yiri oraahdan: Sii Akhri
Read More →
Xukuumadda oo cambaareysay xiritaanka Al-Shabaab ee shirkadaha xawaaladda iyo isgaarsiinta
Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta waxay cambaareyneysaa falka kooxda Shabaab ay ku joojiyeen shaqadii shirkadaha isgaarsiinta iyo xawaaladaha ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Joojintan oo timid kaddib markii shirkaduhu diideen lacago baad ah waxay dhaawaceysaa ganacsiyada ugu muhiimsan ee dalka ka jira oo ay ka shaqeeyaan, kana faa’ideystaan boqollaal kun oo Soomaali ah.
Xeritaanka...
Hayadda Human Care oo Tababar ku saabsan Habka ugu Casrisan ee loo Baaro HIV/AIDS U Qabatey Shay-Baariistayaal
“Soomaalida Qabta Cudurka HIV/AIDS oo Gaarey 35,175 qof” UN: “Haddii arrintu sida ay tahay ku sii socota waxaa dadka Soomaaliyeed ee cudurkaas qaba waxaa lagu qiyaasay in ay gaari doonaan 55,000 qof sannadka 2012…” SII AKHRI…
Hayadda Human Care oo ah Hayad ka shaqeysa Gudaha Dalka iyadoo kaashaneysa Shirkadda SD (Standard Diagnostics INC ) oo ah Shirkada ka ganacsata qaybaha kala...




