Home » Archive Maalinta November 17th, 2011

Shacabka Kenya oo loo sheegay in Sheikh Shariif taageersan yahay hawlgalkooda Militari ee ay ka wadaan gudaha Soomaaliya

Nov 17, 2011
Weli Sheikh Shariif shacabka Soomaaliyeed uma caddayn waxa bedeley mowqifka hore ee uu ka qaatay diidmada ciidanka Kenya.     Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Isbahaysiga Nabada Soomaaliyed (SPA) oo ku baaqay in Kenya iyo Al-Shabaaba loo aqoonsdado gumeysi cadow ku ah Qaranimada dalka

Nov 17, 2011
Masuuliyinta Isbahaysiga Nabada Soomaaliyeed ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ku qabtay shir saxaafadeed kaasoo ay uga soo horjeesteen heshiiskii maalintii shalay ay ku kala saxiixdeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya madaxweynayaasha Kenya, Somalia iyo Ugandha kaasoo dhigayey in meel looga soo wada jeesto si wadajir ahna loola dagaalamo Xarakada A-shabaab, iyadoo isbaheysigu uu sheegay in... 
Halkudheg:

Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dheere) Oo Soo Dhaweeyay Soo Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya

Nov 17, 2011
Maxamed Dheere oo mar noqday Guddoomiyaha Maamulka Dawladda Federaalka Soomaliya ee Gobolka Banadir ayaa markii u horeeyay ka hadlay soo gelitaanka Ciidamada Kiinyaanku ay soo galeen Gudaha Dalka Soomaliya. Maxamed Cumar Xabeeb oo waraysi uu siiyay qaar ka mid ah Warbaahinta Gudaha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegey in soo gelitaanka Kiinya ee soomaaliya lagu qasbay ka gadaal markii Nabad gelyadeedii... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha wasiirada ee maanta

Nov 17, 2011
Golaha Wasiirada ee Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa manta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Kulankan ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda ammaan ee dalka, bannaynta dhismayaasha dawladda, Mashrruuca Guriyeynta ee dawladda Turkiga ballan qaadey, la dagaalanka musuqmaasuqa,... 
Halkudheg:

Mamulka Gal Mudug oo Sheegey in ay Xoog ku soo Furan doonaan Haweeney Mareykan ah iyo Nin u Dhashey Denmark

Nov 17, 2011
Wasiir Ku Xigeenka arrimaha Gudaha iyo amniga ee Mamaamul Goboleedka Gal Mudug Axmed Maxamed Baasto ayaa ka hadlay qorshaha maamulkiisa ee ku aadan afduubkii dhawaan lagu sameeyey shaqaale Ajaaniib ah oo ka dhacay Koofurta Galkacyo. Baatso aya sheegey in marnaba uusan maamulkiisu ka waaban doonin sidii dib xuriyadooda ugu soo celin lahaa shaqalihii ka tirsanaa Hay’adda DDGda kuwasoo sida la sheegey... 
Halkudheg:

Qurba joogta Puntland oo Qardho ka fuliyey howlo Caafimaad

Nov 17, 2011
Qaar ka mid ah Qurba joogta Puntland ( Puntland diaspora Forum) ee Toronto iyo Minnesota ayaa ka fuliyey Qardho howl gargaar ah caafimaad oo lacag la’aan ah oo lagu daweynayo dadka qaba xanuunka waalida. Wafdi Dhaqaatiir ah oo ka yimi dalka dibadiisa ayaa maantay (16.11.2011) Qardho si rasmi ah uga bilaabay daweynta dad ka xanuusan dhimirka oo tiradooda lagu sheegay in ka badan 400 oo qof oo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...