Home » Archive Maalinta November 18th, 2011

Kenya – Ethiopia Ciidankooda iyo madaxweeyne Sharif.

Nov 18, 2011
Soomaaliya waxay la yaabaneeyd ciidanka Kenya, waxaa soo cadaatay in ciidanka Ethiopia kusoo noqonayaan Soomaaliya, xagee loo socdaa? Soow wadamadani ma ahan kua safka hore – goormaa laga noqday. Aawey dhaqaalihii faraha badnaa ee dowladaha Yurub ku bixiyeen-aduun kor u dhaafaya 200-milyan oo Euro, si loo soo tababaro ciidamo soomaaliyeed oo la wareega amniga dalka ayagoo caawinaad kahelaya AMISOM,... 
Halkudheg:

Safiirka Kenya ee Qaramada Midoobey oo Sheegey in Dhalinyaro u Dhalatey Mareykan oo Tiradoodu u dhaxeyso 700- 1000 ay ka Barbar Dagaalamayaan Xarakada Al-Shabaab

Nov 18, 2011
16-kii oktoobar ayey markii Ciidamada Wadanka Kenya ka soo talaabeen Xuduuda Soomaaliya gaar ahaan Deegaano ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose waxaana Gelitaanka Ciidamada Kenya ka soo horjeestey inta badan Shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo ku tilmaamey Mid sharcidaro ah hase yeeshee sidey Ciidmada Kenya u soo galeen Soomaaliyeed waxaa Dowladda Kenya ka soo baxayey qayla dhaan ku aadan in Dagaalka gacan... 
Halkudheg:

Xisbiga Hiil Qaran oo Xaruntiisa Muqdisho ku qabtey Siminaar ku saabsan Hogaaminta Wanaagsan

Nov 18, 2011
Waxaa Xarunta Xisbiga Hiil Qran ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Siminaar ku saabsan habka Hogaamnta Wanaagsan waxaa ka qaybgaley Qaybaha kala duwan ee Bulshada ee hoos tagta Xisbiga Hiil Qaran sida Odoyaasha , Culamau’diin ,Dhalinyarada , Haweenka iyo Waxgarad Siminarkaan ayaa waxaa Casharo ka bixinayey Macalin Cali Maxamed Yuusuf oo si aad ah ugu dheeraadey Habka Hogaaminta Wanaagsan isagoo sheegey... 
Halkudheg:

Qeylo dhaan nabadeed oo ku aadan dagaalada ka socda Aaga Rako Raaxo

Nov 18, 2011
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamka ACWW. Salaan kadib Anigoo ka xun kana murugeysan dagaalada soo noqnoqday ee ka socda gobolka Karkaar ee u dhaxeeya Beelaha walaalaha ah, waxaan leeyahay oo ka codsanayaa dhammaan waxgaradka,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...