Home » Archive Maalinta November 27th, 2011

Qorshaha qorsoon ee Yemen qaybtii sadexaad

Nov 27, 2011
Markii uu boqorkaas reer Persia uu ka kiciyey Yemen boqortooyadii Xabashida ee Aqsum wuxuu ka dhigay Yemen meel maamulkeedu uu hoos yimaado waxaanay si toos ah ugu gacan gashay 597 miilaadiyada waxaanay Yemeni noqotay gobol ka mid ah Persia. Waxay kaloo Pershiyiintu dileen boqorkii Ximyar ee Sayf Ibnu Di Yasan, taasoo keentay inay ay samaysanto boqortooyooyin yar yar. Boqorkii Beershiyiinta ee Khosrau... 
Halkudheg:

Kenya: Saldhig Boolis oo la haystey muddo saddex saacadood ah, Laguna gubey aaladahii Isgaarsiinta oo ku yiro raadiyihii Saldhigga Booliska – Standard

Nov 27, 2011
“Dagaalyahanno loo malaynayo Al Shabaab ayaa Jimcadii waxay weerar ku qaadeen tuulada Arabia oo 45 km koonfur ka xigta magaalada Madheera, waxayna tuuladaas haysteen saddex saacadood, waxay qabsadeen saldhig boolis kaddib markii ay cararay saraakiishii ku sugnaa halkaas, waxayna gubeen aaladdii isgaarsiinta ee saldhib booliska” sidaas waxaa qortay Jariidadda Standard ee ka so baxda Nairobi... 
Halkudheg:

Dugsiga Badda iyo kaluumeysiga ee lagu Baran jirey Culuunta Badda halkee buu ku Dambeeyey.

Nov 27, 2011
Markii ay burburtey Dowladii Soomaaliya ee Sanandkii 1991 waxaa dalka ku habsadey Burbur aad weyn oo soo gaarey Adeegyadii Bulshada ee Shacabka Soomaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaan mar aan booqdey Dugsigii Sare ee Badda waxaa iiga muuqdey Burbur uu la qaybsadey Dugsiyadii dalka ka jirey oo ay ka soo bixi jireen Xirfadlayaal Badeed wax badan ku soo kordhiyey Xagga badda Hadaba si aan wax uga ogaano... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XVI-aad

Nov 27, 2011
Soddonkii sano ee ugu horeeyey qarnigii tegey, dhaawac xooggan ayaa ummadda Soomaaliyeed ka soo gaaray dagaalladii iska-caabinta gumeysiga. Dagaalladaasi waxay bulshada ku reebeen naafo iyo saboolnimo ay madaxa la qaadi-waayaan. Dhallinyarada badan ee kaga dhintey kasokow, dhaawaca guryaha buuxiyay iyo aafada saboolnimo ay nolosha ku reebtey ayaa duddooyin badani ay la jilba-dhigateen. Arintaasi waxay... 
Halkudheg:

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo “Soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya Waxay Fursad siinayaan Al-Shabaab”

Nov 27, 2011
iyo Odoyasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Muqdisho oo ka soo hor jeestay Shirka Khariidada Nabadda Road Map oo maanta ka furmey Muqdisho isla Markaana ku Baaqey in la eryo Mahiga …. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa markii u horeeyay ka hadlay Ciidamada Itoobiya ee la sheegay inay Soomaaliya soo galayaan.kuna sugan yihiin Goboladda Hiiraan iyo Galgaduud. Farmaajo ayaa ka war bixiyay Taariikhda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...