Home » Archive Maalinta November 13th, 2011

Muqdisho iyo Qaraxa Taayerka

Nov 13, 2011
Waxaa noo buuxsamay 21 sano oo shacabka Soomaaliyeed ay ku jireen dagaalo oo ay ka dhaxleen dhibaatooyin dhinacyo badan leh, wuxuu waqtigu is guraba, gaar ahaan dadka ku nool Magaalada Muqdisho waxaa u sii dheeraa dagaalo is dabajoog ah oo hadba waji yeelanayey kuwaas oo ay ku lug yeesheen qaar ka mid ah wadamada Caalamka, hase yeeshee waxaa waqtiyadan dambe ku soo kordhay Muqdisho Qaraxyo kuwaasoo... 
Halkudheg:

Alarming ramifications from the Kenyan war against Somalia

Nov 13, 2011
The Kenyan war against Somalia is producing alarming ramifications that would worsen instability, animosity and misery rather than peace and prosperity in the region. The post invasion shuttle diplomacy of the Kenyan Officials did not allay the deep opposition against its invasion of Somalia. Facts indicate that Kenya planned since 2009 to take control of Jubba-Land (Gedo, Lower Jubba, and Middle Jubba)... 
Halkudheg:

Puntland oo Digniin u jeedisay Hey’adaha Universal TV iyo Somali Channel

Nov 13, 2011
Warsaxaafadeed ka soo paxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa u qornaa sidan: Shir ay si wadajir ah uga soo qaybgaleen Mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa looga dooday arrimaha Saxaafadda iyo sidii loo hirgalin lahaa amarkii Dowladda ay shaqo-joojin ugu samaysay Hey’adaha warbaahinta oo kala ah Universal TV iyo Somali Channel TV. Shirkaasi waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda... 
Halkudheg:

HALYEEYADA OCEAN STARS: Marka hore Hambalyo, dabadeed talo iga hooya.!

Nov 13, 2011
Xulka Soomaaliya oo lagu naaneyso Ocean Stars ayaa bilaabay ololaha isreebreebka koobka aduunka oo 2014-ka lagu qaban doono dalka Brazil iyagoo ku ciyaarayay gegada Xasan Guuleed ee magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Soomaaliya ayaa kulankan oo 2 lugood ah la ciyaartay dhigeeda Ethiopia iyadoo kulankaasi oo xaalad dhanka amaanka ah darteed looga soo weeciyay Soomaaliya guri ahaan u isticmaalaysey... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed Casharkii XV-aad

Nov 13, 2011
Prince Luigi Amedeo, 11 cisho ka hor intuusan Xamar ka dhoofin wuxuu furey dhismihii waynaa ee kaniisaddii Xamar. Waxay ahayd xilligaas kaniisadda ugu wayn ee qaaradda Afrika ka dhisneyd. Qaab-dhismaheedka kaniisaddan waxaa loo ekeysiiyay dhismo kaniisad ku taal magaalada la yiraahdo Cefalù oo 75 km. u jirta Palermu oo ah magaalo-madaxda jasiiradda Sicilian, taas oo la dhisey markey taariikhdu ahayd... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...