Home » Archive Maalinta November 21st, 2011

Dowladda FKMG oo Sheegtey in ay soo Dhaweyneyso Ciidan kasta oo la Dagaalamaya Al-Shabaab

Nov 21, 2011
Wasiirka gaashaandhigga dawladda federaalka KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo noqday ka gadaal markii uu safaro ku soo kala bixiyay dalalka Kiinya iyo Itoobiya.   Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Gabey:Duulaankii Deyniile Ka Naxow Nafta Waa

Nov 21, 2011
Muslimiinta Xaqqa jecel Meel kastoo ay joogaan Maalin farxadeed ayay u ahayd 20-Bishii Octobar ee 2011-ka Maxaa yeelay Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu laayay Gaalo tira badan oo ku soo duushay dad Muslimiin ah. Reer Muqdisho kuwooda Kheyrka doonaya Maalintaas Dabaal ayay ku jireen Alle ayayna u Mahad celiyeen laakiin Bujambura oo ah Caasimadda Dalka Burundi waxa a u ahayd Muruga iyo tacsi. Askar lagu... 
Halkudheg:

BULSHADII KU-DEYASHADA MUDNEYD

Nov 21, 2011
Dhanka wanaaggsan in loo kala hinnaaso waxay kamid tahay saldhigyada ay nolosha ku socoto. Heer qofeed iyo heer qaran, wixii wanaagga kaaga dheereeya, dareenka caafimaad-qaba wuxuu keenayaa in laga hinnaaso, damiirka noolna wuxuu keenayaa in lala looltamo. Loolanka wanaagsan ee halkaas ka dhasha wuxuu kamid ah arimaha lagu gaaro hr u-marka labada nolol. Kitaabka Quraanka ah meelo dhowr ah ayaad ku... 
Halkudheg: , ,

Faragelinta shisheeyuhu ku hayaan Dowlada iyo shacabka soomaaliyeed

Nov 21, 2011
Marka aad u dhaba gasho siyaasada wadanka soomaaliya ayaa waxaad dareemaysaa In Madax iyo minjo ay ka siman yihiin cilada ah inaysan isku filnayn dhinac walba aqoon, talo iyo dhaqaaleba sidaa awgeed waxaa muuqata inay yihiin dad wadankooda dhexdiisa ku ah shaqaale u shaqeeyaa umaddo kale oo ka leh dalkooda iyo dadkooda dano gaar ah. Tusaale ahaan waxaad arkaysaa nin madax ah oo soomaali ah oo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...