Home » Archive Maalinta November 11th, 2011

Wasiirka Warfaafinta iyo La-Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha oo UK uga qeybgalay Strategic Communication Masterclass 2011

Nov 11, 2011
Seminarkan oo socday 31 October – 2 November ayaa ka soo qeybgalayaasha waxey ka kala yimaadeen Somalia, Pakistan, Democratic Republic of Congo, the US, Nigeria, Somalia and the Middle East, iyo saraakiil ka socday Wasaarada Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Difaaca iyo Wasaaraha Deeqaha ee UK, UNICEF, UNHCR, Wasaaradda Difaaca US, NGOs and khubaro la –taliyeyaal dhanka warfaafinta ah. Seminarkan socda... 
Halkudheg:

Runta ma isu sheegnaa aan rafaadka ka baxnee?

Nov 11, 2011
Runta waa xaqiiqda jirta oo la wajaho, waana midda horseedi karta isfaham guud oo dhexmara shacabka Soomaaliyeed ee dhibban tan iyo maalintii afka ciida loo galiyay jiritaankii Sooomaaliya. Runta waa daawadda dhabta ah ee lagu dawayn karo in badan oo ka mid ah bulshada oo wali riya aan la rumaysan karin ku raran, rabana in ay run ka dhigaan khaasatan dadka riyooda iyaga oo soo jeeda isaga oo markaasi... 
Halkudheg:

QORSHAHA QARSOON EE YEMEN QAYBTII LABAAD

Nov 11, 2011
Boqortooyooyinkan xagga hoose ku qoran oo dhami waxay kashaqayn jireen ganacsiga (Spice Trade) oo isaga gooshi jiray Afrika, Aasiya iyo Bariga dhexe kaasoo waxa laga ganacsado ay ka mid ahayd, dawo dhaqameedyada, xawaashyada, xabkaha iyo faleenka, uduga iyo weliba daroogada, kaasoo ay joojisay markii danbe boqortooyadii Cismaaniyiintu, ganacsigaas dartiis ayey Romans kii hore u yaqaaniin Yemen farxaddii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...