Home » Archive Maalinta November 19th, 2011

Ciidamo Itoobiyan ah Oo aad u Fara Badan Oo Soo Gaaray Degmada Balan Balle ee Gobolka Gal Gaduud

Nov 19, 2011
Wararka naga soo gaaraya Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in barqanimadii Maanta Ciidamo Itoobiyaan ah aad u hubaysan watana Gaadiidka Uuraalka, Taangiyo Diyaaraduhuna ay galbinayaan in ay soo gaareen Magaalada Balan Balle ee Gobolka Gal gaduud. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Dalalka Carabta Maxay uga Hadli la’yihiin Duulaanka Kenya ee Soomaaliya

Nov 19, 2011
Dunida Dacaladeeda Meel Kasta oo Aad ka joogto waxaa Hubaal ah inay Ku nool yihiin Dad Muslimiin ah oo kuwo Islaamka Ku dhashay iyo Kuwa Soo Galay Diinta Islaamka kadib markii  illaah Qalbigoodu uu ku duway inay qabsadaan Xariga Allaah oo looga badbaadayo Ciqaabtiisa laguna Rajaynayo Raali ahaanshihiisa. Caalamka aynu ka hadlayno oo ay kuwada Nool yihiin Gaalo iyo Muslimiin Guud ahaantiisa Hogaanada... 
Halkudheg:

Cabdulaahi Cabdi Yirid oo Shirkii London ku Tilmaamey Shirkii Hagardaamada Soomaaliya.

Nov 19, 2011
Arrimo Sir ah oo uu Daboolka ka qaadey Cabdulaahi Cabdi Yirid oo ka mid ahaa Dhalinyaro lagu martiqaadey shir ka dhacay Magaalada London ee Cariga Ingriiska gaar ahaa 31 dii Oktoobar ayaa sheegey inshirkaas lagu martiqaadey dad fara badanoo isugu jirey Soomaali iyo Ajaaniib , sago sheegey ama ku tilmaamey Shirkas Shirkii Hagardamada ee Soomaliya wuxuuna Wareysigiisa daboolka uu kaga qaadey arrimo... 
Halkudheg:

Qaybtii Afaraad Taxane Guddigii Mideynta Soomaaliya.

Nov 19, 2011
Aasaasayaashii Ururka Midnimadda Dhalinyaradda Soomaaliyeed (S Y L )  Read More →
Halkudheg:

Muxaadarooyin ayaa ka dhici doona carigaa mareykanka Goobtuna waa……

Nov 19, 2011
Culimada Muxaadarooyinka kasoo qaybgeleysa waxaa kamida Sheekh Maxamed Idiris  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...