Home » Archive Bisha August, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo qaabilay wefdi sare oo ka socday Q/midoobay (UN) oo ay hogaamineysay Vlaria Amos
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMGH ayaa shegay sidan:
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxmaed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi sare oo ay hogaamineyso Vlarie Amos oo ah ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Q/midoobay ee arrimaha Bani’aadanimada.Kulanka labada mas’uul oo soconayay muddo saacado ah ayaa...
Soomaalida Ku Nool Magaaladda PERTH ee Dalka Australia oo Deeqdii Afaraad gaarsiiyey Dadka ay saameeyeen Abaaraha iyo dagaaladda
Soomaalida ku nool Dibadaha ayaa waxaa la dhihi karaa waa Xoogga ugu badan ee Gurmadka Abraara iyo dadka kale ee ku dhibaateysan Dalka Soomaaliya waxaana Deeq ka timid Soomaalida ku nool Magaaladda PERTH ee dalka Australia la gaarsiiyey dadka ay saameeyeen Abaaraha, waana Deeqdii Afaraad oo ay ka qaybiyaan Magaaladda Muqdisho waxaana Deeqdaas ka koobaneyd Raashin kala duwan iyo Caano,waxaana ...
sideen u fahamnaa Quraanka? Q: 12aad
Suurada 30aad Al-Ruum:
Suurada Al-Ruum si ay Xasuus ugu Noqoto Mucjazadii Qur’aanka uu Alle (Cw) ku sheegay oo aheyd Guul Mustaqbalka Dhaw ay gaari Room xili Markaas waqti ka hor lagu jabiyay Dagaal ay la Galeen Boqortooyadii Faaris (Beershiya).
Labadan Qolo ee Ruum iyo Faaris waxa ay ahaayeen laba Boqortooyo oo Aduunka Xiligaas ugu Awooda Roonaa isla markaana waxaa ka Dhaxeeyay Hardan Xaga Awooda...
Dhaqaatiirta da’da yar oo howlo caafimaad u sameeyay barakacayaal kusugan magaalada Muqdisho
Dhaqaatiirta da’da yar ee SOYDA ayaa maata howlo caafimaad u fidiyay dad badan oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku jira xero ku taala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Howlahaan Caafimaad oo isugu jiray Baaris iyo daweyn lacag la’aan ah ayaa maanta ururka dhaqaatiirta da’da yar waxa ay ka sameeyeen xero barakacayaal ah oo ku taala nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada...
Booqashada raysal wasaaraha dalka turkiga uu ku imaanayo magaalada Mogadishu
War baahinta dalka Turkiga ayaa maalmahan sheegayey in raysal wasaaraha dalkaasi turkiga mr Tayyip Erdogan uu doonayo in uu tago Soomaaliya uuna soo booqdo xeryaha dadka abaaraha kasoo barakacay ay degan yihiin. Mr Tayyip Erdogan oo lahadlayey dadwaynaha dalka turkiga ayaa sheegay in dadka turkigu ay isu diyaariyaan sidii in ay yihiin dadka turkigu dadka kaliya ee caawinaya dadka macluushu ay dhibaataysay...
Weriye Amiin Yuusuf Khasaaro oo Sawiro Naxdin leh ka soo qaadey Caruurta ku jirta Isbitaaladda Muqdisho
Tan iyo markii ay Bilowdeen Dagaaladii Sokeeye ee Soomaaliya kuwoodii ugu xooganaa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho, waxayna Dagaaladaas Galaafteen Kumaan Soomaali ah oo manta God u jiifa aan garaneyn wax ay u dhinteen ama u dhaawacmeen, qaar kalena lixaadkoodii ayey ku waayeen oo waxaa ku arkeysaa Wadooyinka Muqdisho iyadoo uu ka muuqdo raadkii Dagaaladda iyadoo taasi jirto ayaa Caruurtaas Dagaaladaas...
Deeq ay soo dhiibeen Falastiiniyiinta ku nool Magaalada Oslo -Nowray oo loo qaybiyay barakacayaasha Abaaraha
Deeq ay soo dhiibeen Falastiiniyiinta ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa shalay oo Khamiis ahayd loo qaybiyay barkacayaasha abaaraha ee ku sugan deegaanka Maryan-gubay iyo deegaanno ku dhow oo ka tirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose.
Kaalmadan oo ahayd lacag gaaraysa $7,000 (Toddoba kun oo Dollarka) ayaa loogu iibiyay barakacayaasha raashin iyo saliid, waxaana deeqdan ka faa’iideystay...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 11aad
Suurada 27aad Al-Namal:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Namal, si ay u Waarto Xusuustii Mucjizooyinkii la siiyay Nabi Suleymaan taasoo ay ka mid aheyd inuu afgaran jiray wax kasta oo uu Alle Koonka ku Abuuray sida Shimbiraha, Quraanyada oo ah Magaca Suurada Xambaarsan tahay.
Sheekada Quraanshada waxey Suuradaan ka Sheegtaa mar uu Nabi Suleymaan Safar ahaa oo ay la Socdeen Ciidamo fara Badan oo...
Deeq katimi jaaliyada soomaliyeed ee Wadanka Denmark Magaalada Randers oo lagaarsiiyey dadkii abaaruhu halakeeyeen ee nawaaxiga Afgooye.
Denmark:Magaalada layiraahdo Randers ayaa waxay deeq soo gaasiisay walaalohooda ku dhibaataysan nawaaxiga Afgooye waxayna wakiisheen ALNAHREYN oo hayad quudisa agoomo.
Waxaa loo qaybiyey dad gaaraya ilaa 100 qof sida aaad arkaysaan dadkaasuna dhamaantood waxaa weeye dadkii abaaruhu halakeeyeen.dadkaasina waxay heleen afur inkastoo dhibaatada dalka taali ay weli cakirantahay hadana dadka soomaaliyeed...
War saxaafadeed kasoo baxay shir golaha wasiiradu ay maanta ku yeesheen Muqdisho
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimodhowr ah oo ay ka mid yihiin:1. Howlaha amniga iyo xasilinta Muqdisho,2. Shirka Wadatashiga ee Soomaalida iyo3. Hay’ada Nile ee waxbarashada dalka Turkiga.Guddiga heer wasiir ee arrimaha amniga iyo xasilinta Muqdisho ayaa laga dhageysteywarbixin...
Soomaalida Ku Nool Gobolka Perth ee Dalka Australia oo Deeq Lacageed soo Gaasiiyey Bukaanadda ku jira Isbitaalada Madiina
Iyadoo Xawli ay ku socdaan Gargaarka la gaarsiinayo Dadka ay saameeyeen Abaaraha iyo Dagaalada aan dhamaadka lahayn ee ka jira Soomaaliya ayaa Soomaalida ku noor Gobolka Perth ee dalka Australia waxay Deeq Balaaran soo gaarsiiyeeyn dadka ay abaaraha iyo Dagaalada waxyeeleeyeen waxayna ugu horeyn Deeq lacageed gaarsiiyeen Isbitaalka Madiina oo ay ku jiraan dhaawacyada ugu badan Isbitaalada...
Markazka Sunni Center ee Magaalada Gothenbourg ee wadanka Sweden oo Deeq Lacageed soo gaarsiiyay Barakacayaasha Soomaaliyeed.
Deeqdani oo ay soo direen Soomaalida ku nool Magaaladda Gothenbourg ee Dalka Swden gaar ahaan Masjidka ugu weyn Wadamada SCANDINEVIAN oo la kaashanaya Jamaacadda ku Tukata Masjidka iyo Markaska Soomaalida ee Xaafadda Hinsingen,ayaa waxay u soo Wakiisheen Xubin ka mid ah Gudiga Culimada & Ganacsatada Gurmadka Degdega ee Abaaraha .
Walaalaha Soomaaliyeed oo iska soo Aruuriyay lacag Gaareeysa...
MUXAADARO:Bisha barakaysan ee Ramadaan Sheekh Abuu haashim
MUXAADARO:Muxaadaradani waxay kadhacday wadanka Danmark Gaar ahaan Magaalada Sadexaad ee wadankaas Odense.
Waxayna ku saabsantahay bisha barakaysan ee Ramadaan ilaahay haynaku anfoco.
Read More →
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:10aad
Suurada 23aad Al-Mu’minuun:
Suuradaan waxaa loogu Magac daray Muminuun si Muslimiinta loo Xasuusiyo Darajooyinka wanaagsan ay ku leeyihiin Janda Fidowsa Dhexdeeda.
Suurada waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 118, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Anbiyaa ka dib, waxeyna ku bilaabataa Aayado Xambaarsan Kalimaad Muujinaya liibaanta Mumniinta Maalinta Qiyaame gaarayaan, Juz ahaana waxey kaga Beegan...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo xafiiska ku qaabilay Amb Mahiga iyo wafdi la socday
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay in: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaxafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Qaramada Midoobey oo uuhoggaaminayey Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM AmbassadorAugistine Mahiga. Sidoo kale kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Ambassador WafulaWamunyinyi oo...
Shirkadda HORMUUD TELCOM oo 2500 oo Qoys Raashin Gargaar ah ugu qaybisey Gobolada Bay iyo Bakool
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa deeqdii u horeysay ee gar gaar ah sama fal ah gaarsiisay Gobolada Bay iyo Bakool, halkaasoo 2500-qoys ugu qeybisay Raashin isugu jiray Bur, Bariis, Sonkor iyo Saliid, xilli abaaro ba’an ay ka jiraan deegaanada Goboladaas.
Iyadoo shirkada ka jawaabeysa qeyla-dhaanta abaaraha iyo baahida deg deg ah ee xilligan ka jirta Gobolada dalka, ayay mar kale...
Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Magaalada Muqdisho
Iyadoo maalmo ka hor Xoogagii Xarakada Al-Shabaab ay ka baxeen Goobo ku yaal Magaalada Muqdisho ayaa dadka qaar waxay ku tilmaameen ka bixtaankaas mid aan wax ka badaleyn Xaaladdii Cakirneyd ee Magaalada Muqdisho ilaa hadda Ma muuqdaan ifafaalo ay dadka ugu soo laabanayaan Guryahoodii qaarkood waxay sheegeen in xaaladda ay haatan taagan Xiligii ay joogeen Ciidamadii Itoobiya.
Dad baa damcay inay ku...
Hayadda SAHDO oo Muqdisho ka qaybisey Deeq Lacageed oo ay u soo Wakiisheen Hayadda Horn Africa Development Trust
Waxaa Magaalada Muqdisho weli soo gaaraya dad fara badan oo ka soo carerey ama ay saameeysey Abaaraha ka dilaacey Gobolo ka tirsan Soomaaliya waxaana dadkaan ay Abaarta Saameeysey u soo gurmaday Hayado kala Duwan, Dalal ka tirsan Dunida,Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan Dalka Dibadiisa iyo Gudihiisa waxaa laba Xero oo ku taal Degmooyinka Hodan iyo Waaberi laga qaybiyey Deeq lacageed oo la gaarsiiyey,Xerada...
HOWL ADUUN: london oo holceeysa iyo Muqdisho oo hurdeeysa…!!!
Dabkeeda ayaa baxaya magaalada London oo xaafado badan oo ka tirsani ay wehel u noqdeen dhac, bililiqo, cabsi iyo dembiyo abaabulan wax markii hore loo arkayay dibad bax caadi ah iyo rabshado madani ahaa oo ka bilowday woqooyiga magaalada.
Dukaamo iyo hoosooyin waawayn ayaa dab la qabadsiiyay, iyadoo meherado badanna farataysi loo gaystey tiiyoo aanay waxba soo kordhiyin joogista booliiska oo marba...
Baaq ku aadan carqaladaha ka socda magaalooyin ka mid Dalka Ingiriiska
OGEYSIIS:Dhamaan Waalidiinta, Waxgaradka iyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan Dalka Ingiriiska
Annagoo ku hadleyna magaca waayeelka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee magaalada Bristol, waxaan u soo jeedineynaa dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan Dalka UK, ineysan wax lug ah aysan ku yeelan dhaca iyo boobka ka socda magaalooyinka qaarkood ee dalka Ingiriiska.
Waxaan dhamaan u sheegeynaa dhalinyarada...
Magaaladii London oo Ku jirto Xaalad Cakiran..
Tan iyo markii ay biloowdeen rabshadaha ka aloosan magaalada London ee dalka ingariiska waxaa socdey boob,dhac,goobo ganacsi oo dab la qabadsiiyey,iyo weliba walwal badan oo lasoo darsey xaalada amaan ee magaalada London.
Waxaa magaaladii London hada ku sugan tahay xaalad cakiran,Waxaa xiran inta badan goobihii ganacsiga oo idil,waxaa goobaha ganacsiga oo waaweyn iyo wadooyinka mahiimka ah ee...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 9aad
Suurada 18aad Al-Kahf:
Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, oo Macnaheedy Yahay Godkii, maadama ay ka Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Diinkooda ee Hurdada Dheer Allaah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan Mar Dambe oo Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Diinka Towxiidka la Dagaashaneed Allaah uu ku Badalay Mid Towxiidka Aaminsan.
Suuradaan waa Suurad Soo...
Jaamacadda Muqdisho oo gargaar kala duwan siisay 500 oo qoys oo ka mid ah barakacayaasha abaaraha
Guddiga gurmadka abaaraha ee Jaamacadda Muqdish ayaa maanta oo Talaado ah gargaar kala duwan u qaybisay 500 oo qoys oo ka mid ah dadkii kasoo barakacay abaaraha ku dhuftay gobollada Koonfurta dalka Soomaaliya.
Gargaarkan oo isugu jiray caano, daawo, dhar iyo timir ayaa waxaa loo qaybiyay dad ku jira kaam ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Gargaarkan ayaa qayb ka noqonaya gargaarro uu guddigan...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo xafiiska ku qaabilay wafuud ka kala soctay Midowga Yurub, dalka Turkey iyo Bisha Cas ee dalka Iran.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul DFKMG ayaa waxaa ka mid ahaa:
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaxafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub iyo wafdi kale oo ka socdayBisha Cas ee dalka Iran.
Ra’iisul Wasaaraha kulankii u la qaatay wafdigii uu hoggaaminayey George MarkAndre oo ah Madaxa Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxey...
Jaaliyadda Soomaliyeed ee SALAALA ee Saldanada Cumaan oo Deeqdii ugu Balaarneyd soo gaarsiyey Dadka Abaaraha Saameeyeen
Jaaliyadda Soomaaliyeed SALAALA ee ku Nool Dalka Saldanada Cummaan ayaa soo gaarsiiyeen Deeq Lacageed iyo Raashiin walaalhooda ay waxyeeleeyeen Abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya. Deeqdaan ay soo Direen Jaaliyada Salaala ayaa waxaa loo soo wakiishay Shiikh Cabdi wali Muuse in uu gaarsiiyo Dadka Dhibaateeysan looguna iibiyo Raashiin . Ku talagalka deeqda ayaa wuxuu ahaa in la gaarsiiyo in ka badan kun...




