Home » Archive Maalinta September 21st, 2010

Cumar C/rashiid oo Iscasilay iyo Sheikh Shariif oo u dhoofay New York

Sep 21, 2010
Labada Shariif oo Qado la qaatay Cumar C/rashiid is casilaadiisii kaddib…. Hay’adda Wararka AP oo sheegtay in Muqdisho la isla dhexmarayey in Cumar C/rashiid lacag la siiyey si uu si tartiib ah xilka isaga casilo….. Sheikh Shariif oo magacaabay Ra’iisul wasaare kumeel gaar ah ———- Warbixin: Raiisul Wasaarihii Dowladda Fedraalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid... 
Halkudheg:

Indianapolis, USA: Hooyo Soomaaliyeed oo loo xiray laba Carruurteeda ah oo Dayac u geeriyoodey…

Sep 21, 2010
“Kaddib markii ay maqashay in ninkeedu uu xaas kale ku guursadey Kenya ayaa xiskeedii sii tegey..” Sidaas waxaa yiri eheladeeda…. USA: Magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana ayaa (Axadii Sept 19, 2010) waxaa guri loogu dhex tegey laba carruur ah oo meyd ah iyo saddex kale oo aad u il daran. Waxaa la xiray hooyadood oo Soomaali ah oo magaceedu yahay Ebyan Farah oo 28-jir ah. Labada... 
Halkudheg:

Mah-bar Mooyee Muwaadin Ma Leh Siyaasiinta Soomaaliya!!.

Sep 21, 2010
Fadlan akh-riste ha fududeysan qormadan, ha dhibsan oo hana ku farxin ama dhab ka hadal buu kuu noqon ama dhalanteed, waana waxa jira oo xujo kugu ah, wax ka qabashadeeda adiga ayey kuu taal, Soomaalidu waxay tiraahdaa war la helaa talo la hel, Warr, Waran iyo Talo midkaad doonto u qaado, intaas weyga Afeef, laakiin Akh-ristayaasha sharafta leh, qoramadan waxaan ku soo qaadan doonaa, qaybaha ugu... 
Halkudheg:

Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? – Q.6aad | Al-Hasani

Sep 21, 2010
Waji kale oo ay Qatar leedahay! Assalamu Alaykum akhayaarta shabakadan kuxiran. Aad iyo aad ayaan marka hore idinku mahad celinaya intiinii maqaaladii hore akhrisatay ee ila soo xariirtey oo waliba talooyinka fiican iyo dhiirigalinta ii soo direy! Waxan wali bartamaha ugu jirnaa sidii aan usoo bandhigi lahayn fursadaha kajira Qatar iyo sida ugu wanaagsan ee shacabkeena ugu faa’idaysanlahaa... 
Halkudheg:

Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar – Q.5aad | Al-Hasani

Sep 21, 2010
Assalaamu Calaykum akhristayaasha sharafta leh. Wallaahi, magarankaro ma Ciida Bisha Barakaysan ayaan idinka tahniyadeeya ama waxaan idinka tacsiyadeeya gumaadka xamar! Dhowr jeer ayaan ku mahiyey inaan iska joojiyo maqaaladan oo ay kuhaboontahay in waxkale qora hadana waxan isku qanciyey ‘Timirtii horaba dab loo waa’! Calaakulin, waxaan horey idinku balanqaaday inaan idin soo gudbin... 
Halkudheg:

Maamulka Shangaani: Waxaana uga digeynaa Shacabka Fiisooyinka Sharcidarada ah ee la doonayo in..

Sep 21, 2010
Gudoomiyaha Maamulka degmada Shangaani ee Dowlada KMG Soomaaliya ayaa  sheegay in ay ka war heleen Shirkado Diyaaradeed oo doonaya in sanadkaan dadka Soomaaliyeed ee Xajinaya ay ka iibiyaan Fiisooyin aan sharci aheyn. Gudoomiyaha Degmada Shangaani ee Dowlada KMG Soomaaliya Ibraahim Max’ed Muqtaar  oo ku magac dheer (Babaay) oo ugu waramayay Xafiiskiisa qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in... 

Soomaalida Qaxootiga ku ah dalka Uganda oo si aan horey loo arag uga qeyb qaatay xuska maalinta Nabada

Sep 21, 2010
Munaasabadani oo ahayd mid si weyn ay u soo maamuustay dawldaa dalka Uganda ayaa waxaa lagu xuseyey maalinta Nabada aduunka ee ku beegan 21 September 2010 taasi oo meelo faro badan oo ka mid ah dalalka africa si weyn looga xusey waxaana ka soo qeybgalay marti sharaf kala duwan oo ka socday dawladda dalka Uganda iyo hay,addo faro badan oo caalami ah iyo weliba ururada bulshada ee ku dhaqan dalka iyo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...