Home » Archive Bisha October, 2009

Ardeydii ugu badneyd ee soomaaliyeed oo ka qalin jebisa Jaamacadaha Dalka suudaan

Oct 12, 2009
Ardeydii ugu badneyd ee soomaaliyeed oo ka qalin jebisa Jaamacadaha Dalka suudaan Xaflad si weyn loo soo agaasimey ayaa waxa ay ka dalka Sudan caasimadiisa Khartoum gaar ahaan hoolka weyn ee lagu magacaabo National RIBAT Hall. Xafladan oo aheyd mid lagu gudoonsiinaayey ardey soomaaliyeed ee ka qalin jabisay jaamacada sudan shahaadooyiin oo tiradoodu gaareyso in ka badan 300 oo arday, kana qalin jabiyay... 
Halkudheg:

Campuska Bosaso ee Jaamacadda Muqdisho – Ardayda Cusub oo u fadhiisatay Imtixaankii aqbalaadda sanadka 2009/2010

Oct 12, 2009
CAMPUSKA BOSASO EE JAAMACADDA MUQDISHO “Ardayda Cusub oo u fadhiisatay Imtixaankii aqbalaadda sanadka 2009/2010” Halkan ka daawo Sawiro Dheeraad ah Dufcaddii 2aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho xarunteeda Boosaaso ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii aqbaaladda (Admisson Test) ee sanad waxbarashadeedka 2009/2010 Qaybaha waxbarsho ee uu ka koobanyahya Campusku waxa ay kal yihiin: sharia & law,... 
Halkudheg:

Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo furay Shirkii Guddigga wadajirka ee Arrimmaha Nabadgelyada

Oct 12, 2009
War Saxafadeed, 028/2009 Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo furay Shirkii Guddigga wadajirka ee Arrimmaha Nabadgelyada Nayroobi, 12 Oktobar 2009; Waa in madaxda Soomaaliyeed ay sii wadaan goaankooda ku aadan wadalada iyo isla shaqeynta si loo helo nabad iyo xasilooni, ayuu ku yiri Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Arrimmaha Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdullah, ka qeybgalayaasha Shirka Sedaxaad... 
Halkudheg:

Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya “Waxaan kasoo saari doonaa war rasmi ah”: Wasiiru-Dalwaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ee Puntland

Oct 12, 2009
Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya “waxaanu si rasmi ah war uga soo saaraynaa marka uu dhanka dawladda Federaalka ka soo dhammaado”: Wasiiru-Dawlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka u qaabilsan Puntland Waraysiga Dhegeyso halkan ama Soo rogo (mp3) SomaliTalk ayaa October 12, 2009 magaalada Minneapolis waraysi kula yeelatay wasiiru-dawladaha Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee... 
Halkudheg:

Shirkii Qurba Joogta Puntland oo ku soo Gabagaboobay Minneapolis

Oct 12, 2009
Warbixin: Shirkii Qurba Joogta Puntland oo ku soo Gabagaboobay Minneapolis Sawiradii Shirka ka daawo: Qaybta 1aad | Qaybta 2aad | Qaybta 3aad Minneapolis,Oct 12, 2009: Shirkaan ayaa waxuu socday mudo saddex bari, dad ka shirkaan ka qayb galay ayaa waxay ka kala yimaadeen Gobalada Maraykanka iyo Yurubta iyo Canada iyo Somaliya iyo Kenya. Waxaa kaloo ka qayb galay Marti ka socota Safaaradda Maraykanka... 
Halkudheg:

Dhallinyaro reer Kenya ah oo loo qoray Dagaalada Soomaaliya oo waraysi siiyey Telefishanka Citizen TV

Oct 11, 2009
300 oo Dhallinyaro reer Kenya oo loo qoray in ay ka dagaalamaan Soomaaliya, labo kamid ah oo waramay Telefishan… “Dhallinyarada la bartilmaameedsanayo waa dhallinyaro ka saaqiday iskoolada oo aan shaqo haysan” sidaas waxaa sheegay Xildhibaan reer Kenya ah… Telefishanka Citizen-TV (Kenya) ayaa sheegay in dhalliyaro reer Gaarisa ah loo diiwaan gelinayo in ay ku biiraan ciidamo... 
Halkudheg: , ,

Minneapolis: Dood ku saabsan safarkii Madaxweynaha DFKMG ku yimid Minnesota

Oct 10, 2009
Minneapolis: Dood ku saabsan safarkii Madaxweynaha DFKMG ku yimid Minnesota “waxa xuduudda badda inta cidkaleba loo diidey Kenya loogu dhegan yahay waa su’aal  dawladda Shariif la weydiinayo,” Yaasiin Garaad “Arrintaan badda iyo iibsashadeeda waa arrin aad u ballaaran oo u baahan baaritaan badan iyo raadis badan..” C/fataax Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii C/laahi Yuusuf... 
Halkudheg:

Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo ku Gubatay Dekeda Bosaso

Oct 10, 2009
— Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo Dekeda Bosaso ku Gubatay  — Siminaar looga Hadlayo Xaquuqada dadka Socotada ah oo Soconayey Mudo 2Casho ah oo ku soo geba geboobay Magaalada Bosaso. Dooni wayn oo xamuul u siday  Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Sabtidii (Oct 10, 2009) ku Basbeeshay (Gubatay) Dekeda Caalamiga ee  Bosaso, isagoo dabkaasi baabiyay Doonidii iyo shixnadii ay sidayba. Waxaa ku... 
Halkudheg: ,

Munaasabad lagu daahfurayay gole wadatashi oo ka kooban muhaajiriin iyo saraakiil dowladeed oo ka dhacday Johannesburg

Oct 8, 2009
Munaasabad lagu daahfurayay gole wadatashi oo ka kooban muhaajiriin iyo saraakiil dowladeed oo ka dhacday Johannesburg Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah… Munaasabad balaaran oo lagu daahfurayay gole wadatashi oo ka kooban xubnaha jaaliyadaha qaxootiga dalkani iyo saraakiil dowladeed ayaa lagu qabtey magaalada Johannesburg ee dalka K/Afrika, munaasabada oo ay kasoo qeybgaleen madax sarsare oo... 

Maalta ama Moolka | Xalane

Oct 8, 2009
Maalta ama Moolka Dadka doonaya iney tahriibaan waa dad ka rajo beelay somaliya kuwa kaxeynayana ee inta ay lacagta ka qaataan, doonaya iney ka gudbiyaan badaha, waa dad bilaa naxariis ah oo dilaa ah, oo billaa damiir ah arintaasina waxey inta badan ku dambeysaa dhimasho Ka ganacsiga dadka tahriibayasha ah waa ganacsi lacag badan laga helo dhimashadiisuna ay aad u badan tahay, xasuuqa badan iyo... 

Hoonka Muqdisho – Maqaal xiisa leh | Amiin Yuusuf

Oct 8, 2009
Hoonka Muqdisho Shirkaddaha Gawaarida soo saara inta badan kama tagaan dhawaaqa Hoonka oo ah Calaamad u taagan in Gaari soo socdo, waxaa inta badan loo yeeriyaa Gawaarida aan maqal Guuxa Gaariga iyo dadkaba, waxaana markiiba dhacda in gaarigasi laga leexdo ama seed la siiyo. 20-kii sano ee dagaaladu ka socdeen dalka Soomaaliya, wax walba way is bedeleen, ha noqoto isku socodka gaadiidka iyo waliba... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha goloha odoyaasha ee Hiiraan oo sheegay in Ciidamo beeleed qabsadeen Baladwayne iyo Dowlada Kumeelgaarka ah oo Kenya Askar ka qoranaysa

Oct 8, 2009
Xaaji Maxamuud Axmed Xooshow (Korontaalle) oo sheegey in ciidamada qabsadey Beledweyne ay yihiin ciidamo Beeleed Xaaji Maxamuud Axmed Xooshow (Korontaalle) Gudoonka sare ee Golaha  odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horaysay ka dhawaajiyay in Magaalada Baladweyne ay qabsadeen Beelo Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Dhaqanka Hiiraan oo saxaafadda la hadlaayay saxaafadda Muqdisho, ayaa muujiyay in urur... 

Iimaamka Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis oo u qiildayey hadalkii Madaxwaynaha DFKMG, Sheikh Shariif

Oct 7, 2009
“Dadka siyaasiyiinta waxaa la yiri ishooday wax ku qaataan, raali iga ahaada kaftan ayaan gashanayaa meeshaas, haddaad u aamustiin sheekada waa sii wadayaan, laakiin haddaad wada qaylisiin waa ka istaagayaan sheekadaas.” Sh. Shariif Sh. Axmed, Oct 6, 2009, Ohio… (DHEGEYSO HALKAN). Iimaamka Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis oo  u qiildayey hadalkii Madaxwaynaha DFKMG, Sheikh Shariif Shiekh... 
Halkudheg: , ,

Barakacayaasha guryahoodii uga cararay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Muqdisho oo ka cabanaya dhibaatooyin xaga nolosha ah .

Oct 7, 2009
Barakacayaasha guryahoodii uga cararay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay waqooyi bari Magaalada Muqdisho oo ka cabanaya dhibaatooyin xaga nolosha ah . Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah…. 19 sano iyo ka said baan silic ku nooleyne ,suu iyo saban waxay nagu wadeen ,iyo seer xabadihiise siyaasiguna sidaas buu rabaa in uu ku soor qaato , Turuqturq qabiil bey hadeer wada saxiixeene ,sawir qaade... 

Uganda frees Somali minister

Oct 7, 2009
KAMPALA — Ugandan authorities on Wednesday released Somalia’s junior defence minister Youssuf Mohamed Siad after he was arrested by mistake overnight in the capital Kampala, the army spokesman said. Siad had entered Uganda by road from neighbouring Kenya, raising suspicions of security officials in the East African country, currently hosting a regional security meeting and about to celebrate... 
Halkudheg:

Yuusuf Indhacadde oo lasiidaayey xarigiisii Uganda kadib

Oct 6, 2009
KAMPALA — Maamulka Kampala ayaa arbacadii siidaayey Yusuf Indhacade kadib markii lagu xiray Kampala habeen si khalad ah, sidaa waxaa yiri nin ciidamada u hadlay. Indha cade Ugandha wuxuu kusoo galay gaari dhinaca Kenya. “Waxaa lasiidaayey saaka (Arbaco). Waxaa la hayey habeen” Felix Kulayigye ayaa sidaas u sheegay AFP. ” Markaan siidaynay wuxuu ahaa sidii uu ahaa, loolama dhaqmin... 
Halkudheg: ,

Yusuf Indhacadde is detained in Uganda

Oct 6, 2009
Somali minister held in Uganda Ugandan troops make up about half the African Union peacekeeping force in Somalia [AFP] Uganda has confirmed that Somalia’s state minister for defence is being detained at an undisclosed location in the capital. Earlier reports, citing relatives and government sources, said Sheikh Yusuf Mohammad Siad, a former warlord also known as “Inda’ade”... 
Halkudheg:

wasiirka Dibu heshiisiinta oo baaq nabadeed soo jeediyey

Oct 6, 2009
Cabdirashiid Xaaji Deerow oo Baaq Nabadeed u jeediyey Kooxaha Dowladda Federaalka ka soo horjeeda Iyadoo dagaalo ka bilowdeen qaar ka mid Gobolada Dalka kuwaas oo isugu jira kuwo beeleed iyo kuwo siyasadeed ayaa wasiirka Dib-u- Heshiisiinta iyo Nabadeynta ee Dowladda Federaalka Mudane Cabdirashiid Xaaji Deerow maanta qabtey Shir-Jaraaid oo ku aadan Dagaaladaas wuxuuna ugu horeyntii Baaq Nabdeed u jeediyey... 

Nin walaalki Alle darti u jeclaaday oo isagiina Alle jeclaaday

Oct 6, 2009
Muslim baa ka wariyey Abuu Hureyra in uu nabigu (scw) yiri: nin baa booqday walaalkiis tuulo kale ku sugan, markaas baa Ilaahay jidka u cimilgaliyey (dhigay) malag, markii uu soo maray buu yiri: xaggee doonaysaa?, markaas buu yiri: waxaan doonayaa walaalkay oo tuuladaan ku sugan. Wuxuu yiri (malaggii): ma wuxuu kugu leeyahay wax gallaad (gacan) ah oo aad uga abaal-gudaysid?. Wuxuu yiri:... 
Halkudheg:

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday goobo Waxbarasho

Oct 6, 2009
Wasiir Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa la sheegay inay tahay wasaaradiisu tii Ugu Nasiibka badanaa ,marka loo eego Mixnooyinka iyo dadaalada uu Ugu Jiro sare u qaadida tacliinta PL, Juxa ayaa la sheegay inuu dhawaan deeq waxbarasho ka helay Yeman isaga oo si Saami ah Ugu qaybiyay Gobolada Puntland. waxana uu Haatan Kulamo la Leeyahay Maamulayaasha Iskuulada Bosaaso iyo Dalladaha waxbarashada. Wasiirka... 
Halkudheg: ,

Shirweynaha Qurba-joogta Afrikaan ee Yurub

Oct 6, 2009
Waxaa magaalada BRUSSELS caasimada midoowga yurub ee dalka Bilgam lagu qabtay shir balaaran oo lagu casumay dhamaan ururada matala qurba-joogta arfikaanka ee qaarada yurub. Shirkaa wuxuu socday intii u dhaxeeysay 30 september ilaa 3 oktober 2009. Shirka qaban qaabadiisa waxaa iska kaashadayay Africa Diaspora & Policy Centre ADPC oo xaruntiisu tahay Amsterdam iyo International Centre for Migration... 
Halkudheg:

Degmadda Waaciye oo noqotay Meesha ugu shilalka Gawaarida Badan Puntland

Oct 6, 2009
Degmadda Waaciye oo noqotay Meesha ugu shilalka Gawaarida Badan Puntland (Xog) Degmadda waaciye ee Maamul Goboleedka Puntland kana mida Degmooyinka Hoos yimaada Gobolka Karkaar ayaa waxay noqotay meesha ugu shilalka Badan Dawladda Puntland waxaana ka dhaca shilal naxdin leh oo ah kuwa ugu xunxun shilalkaasi oo u badan Gawaarida Noocyadooda kala duwan waxaana halkaasi ku baaba’a Dad iyo hantiba... 
Halkudheg:

‘Somalia single largest humanitarian crisis’

Oct 6, 2009
Somalia presents the single largest humanitarian challenge in the world, where food crisis, droughts and violence continue to devastate the country, a leading aid group says. Over 3.6 million people, or half of Somalia’s population, are currently in desperate need of aid, International aid organization, Oxfam GB, reported on Monday. “In terms of numbers of people, access to any form of... 
Halkudheg:

Solution to Somalia’s problems ‘easy’: Sharif

Oct 6, 2009
CHICAGO — Solving the civil strife and lawlessness which has ravaged Somalia for nearly two decades is an “easy” task that simply requires strong commitments, Somali President Sheik Sharif Sheik Ahmed said. “Finding a solution to the problem of Somalia is easy if there is strong willpower,” Sharif said in a speech to the Chicago Council on Global Affairs. “If we think... 
Halkudheg:

Dagaalo ay Ciidanka WXO ku naafeeyeen Ciidamada gumaysiga Itoobiya

Oct 6, 2009
Dagaalo ay Ciidanka wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya ku naafeeyeen Ciidamada gumaysiga Itoobiya. Dhibaatooyinka ay shacabka u gaysteen Ciidamada gumaysiga Itoobiya. Cuduro ka dilaacay Gobalada Ogaadeenya. Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) oo lagu soo Bandhigay Copenhagen-Denmark. Wariyaha jiida hore nooga soo warama ee Radio xoriyo ayaa noo soo tabiyay dagaalo isdaba joog ah oo CJWXO ay ku qaadeen...