Home » Qoraallada Halkudhegga "Boosaaso"

Boosaaso: Nin Dhallinyaro ah oo Saakay lagu diley Suuqa Sarrifka Lacagta…

Aug 22, 2010
Waxaa saakay (Axad August 22, 2010) magaalada Boosaaso lagu diley nin dhallin yaro ah, dilkaas toogasha ah oo ka dhacay Suuqa Sarrifka Lacagta ee magaalada dekedda ah ee Boosaaso. Ilaa hadda (markii warkan la qorayey) ma jirin cid loo qabtay dilkaas. Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa in dhawaanahan si weyn uga cabanayey dilalka ku soo batay magaalada iyo ayada oo aan inta badan la soo qaban... 
Halkudheg:

Tacsi loo diray Xildhibaan Maxamed Cabdi Jibriil oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Jan 20, 2010
Waxa aanu tacsi weyn u direynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii u ka geeriyooday Xildhibaan: Maxamed Cabdi Jibriil oo lagu dilay magaalada boosaaso xili uu ku guda jirey howl qaran. Xildhibaankan ayaa waxa geeridiisa aad uga naxay dhamaan dadweynaha degan Minnesota oo runtii ku tilmaamay dilkiisa mid ula kac ah kadib markii si badheedh ah loogu dilay magaalada Boosaaso. Dilkan ayaa waxa lagu tilmaamay... 
Halkudheg:

Boosaaso: Maxkamada oo La Horkeenay Rag lagu eedeeyey Qaraxyo, xukuna lagu ridey

Jan 18, 2010
iyo Ciyaalka derbijiifka ah oo loogu deeqay dhar iyo buug ……….. Maxkamada Derjada Koowaad ee Gobolka Bari ayaa Axaddii, 17, Jannuary, 2010, 15 Sanno oo Xarig ku xukuntay C/risaaq  Maxamuud Axmed  “ Gaambe” oo Xeer Ilaalinta Gobolka Bari ee Dowlada Puntland ay kusoo Eedaysay in uu ka dambeeyay Qaraxii bishii hore,lala beegsaday  Ciidankii Ilaalada Madaxweyne K/xigeenka Puntland,... 
Halkudheg:

Xildhibaan C/lahi Cali Kaarad oo lagu diley Boosaaso iyo Macallin Dugsi Quraan oo lagu diley Garoowe

Jan 5, 2010
Xalay (Janaayo 5, 2010) Salaadii cishe ka dib waxaa magaalada Boosaaso lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland. Xildhibaanka ayaa magaciisu yahay C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Cabdulaahi Cali Kaarad. Xildhibaanka waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka DGPL ka soo gala Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Lama garanayo ujeedada ka dambeysey dilkaas. Waxaana... 
Halkudheg: ,

Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo ku Gubatay Dekeda Bosaso

Oct 10, 2009
— Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo Dekeda Bosaso ku Gubatay  — Siminaar looga Hadlayo Xaquuqada dadka Socotada ah oo Soconayey Mudo 2Casho ah oo ku soo geba geboobay Magaalada Bosaso. Dooni wayn oo xamuul u siday  Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Sabtidii (Oct 10, 2009) ku Basbeeshay (Gubatay) Dekeda Caalamiga ee  Bosaso, isagoo dabkaasi baabiyay Doonidii iyo shixnadii ay sidayba. Waxaa ku... 
Halkudheg: ,

Suldaan Xuseen Xirsi Faarax oo ugu baaqay Umada somaliyeed inay Xasiloonida Dhowraan iyo In Fursad la siiyo Amaanka guud ee Somaliyeed

Sep 24, 2009
Suldaan Xuseen Xirsi Faarax oo ugu baaqay Umada somaliyeed inay Xasiloonida Dhowraan iyo In Fursad la siiyo Amaanka guud ee Somaliyeed Suldaan Xuseen Xirsi Faarax ayaa ka hadlay xaaladaha Amaan xumo ee Umada somaliyeed waxaana uu si wayn uga hadlay dagaalada dadka masaakiinta ah ee mataada caruurya iyo Haweenka ah ku le,deen inuu yahay mid aan loo baahanayn in loo turo umada ilahayn waa shey muqadis... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...