Home » Qoraallada Halkudhegga "Ohio"
Ohio: kulankii koobaad ee North American Council of Somali Youth
Mahad dhamaanteen waxaa iska allaah SW nabad gelyo iyo naxariis allaah ha yeelo nebigeennii Muxamad ahaa SCW dushiisa.
Intaas ka db.
Masjidka Ibnu taymiya and Islamic center ee magaalada Columbus, ee gobolka ohio Waxaa farxad weyn u ah inuu walaalaha muslimiinta u soo diyaariyey kulankii koobaad ee North American Council of Somali Youth, ururkaas oo ah mid ay ku midaysanyihiin dhammaan dhalin yarada...
Columbus, Ohio: Hambalyada Masjid Ibnu Taymiyah iyo goobta lagu tukanayo ciidda
Muslimiinta ku dhaqanmagaalada Columbus ee gobolka Ohio iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in salaadda Ciidda lagu tukanayo goobta hoos ku qoran:
Wixii faahfaahin dheeraad ahna La xiriir:
Masjid Ibnu Taymiyah Ohio USA
ama wac telefoonka hoos ku qoran:
Khariiddada hoose ka eeg goobta lagu tuknayo salaadda ciida iyo waqtiga la tukanayo.
CIID MUBAARAK…..
Read More →
Iimaamka Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis oo u qiildayey hadalkii Madaxwaynaha DFKMG, Sheikh Shariif
“Dadka siyaasiyiinta waxaa la yiri ishooday wax ku qaataan, raali iga ahaada kaftan ayaan gashanayaa meeshaas, haddaad u aamustiin sheekada waa sii wadayaan, laakiin haddaad wada qaylisiin waa ka istaagayaan sheekadaas.” Sh. Shariif Sh. Axmed, Oct 6, 2009, Ohio… (DHEGEYSO HALKAN).
Iimaamka Masaajidka Abuubakar ee Minneapolis oo u qiildayey hadalkii Madaxwaynaha DFKMG, Sheikh Shariif
Shiekh...