Home » Archive Bisha May, 2014

Gudoomoyaha Jaamacadda Imam oo kulan furan la yeeshay Ardayda & Macallimiinta Jaamacadda.

May 16, 2014
Jaamacadda Imam waxa ay qabatay Kulan Furan oo ay u qabatay Ardayda taasoo ay kazoo qeyb galay Gudoomiyaha Jaamacadda, Dr.XasanAlbasri Sh. C.qaadir, sidoo kale qeybaha kala duwan eeMaamulka Jaamacadda, Macallimiinta iyo Marti Sharaf kale. Kulanka oo ahaa mid xiiso gaar ah lahaa waxaa lagu bilaabay Kalmado Baraarujin ah oo ay soo jeediyeen Macallimiinta qaar ka mid ah sida: Ustaad C.raxman Barrow ... 

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Gacanta ku dhigay Caruur fara badan oo la Safrinayay.

May 16, 2014
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka warbixiyay laba qof oo ay ku qabteen Degaanadooda kuwaas oo ku wajahnaa Magaalada Gaalakcyo ee Gobolka Mudug.Afhayeenka Maamulkaasi Carays Maxamed Xaaji oo Warbaahinta la hadlay ayaa ku wargeliyay Waalidiinta ay Ilmahaas ka maqan yihiin in ay la soo xiriiraan Maamulka Ximan iyo Xeeb. Afhayeenka ayaa sheegay in Nin iyo Haweeney Caruurtaas safrinaysey ay gacanta ku dhigeen... 

RW. Cabdiwali: “Maanta waa maalin taariikh ah, waxaan muhiim ah inaan si wada jir ah u xasuusano aabayaashii xorrnimada “

May 15, 2014
Warsaxaafadeed: Muqdisho, 15, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey 71 guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinyarada gobonima doonka Soomaaliyeed ee (SYL). Munaasabadan ballaaran waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa lagu qabtay Garoonka kubada... 

Ukhtii, iga guddoon furayaasha akhiro iyo aduunba. (Furaha labaad, Salaada)

May 15, 2014
  Ukhtii, Suubane nebigeena Maxamed ah (NNKH), waxa uu ku yiri xadiis uu Imaam Axmed(RA) ka werinayo Cabdiraxmaan Ibn-Cawf, Shiikh Albaanina(RA) uu ku  saxiixiyey Aljaamici Saqiir: “ Haweentu hadii ay shanteeda tukato,, bisheedana ay soonto, ferjigeedana ay xifdiso, ninkeeda ay adeecdo, waxa ay janada ka gelaysaa albaabkii ay doonto”. Ukhtii,sida ku cad xadiiska aan kor ku xusnay, Rasuulku(NNKH)... 
Halkudheg:

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo u yeertey Madaxa TV-ga Universal

May 14, 2014
Waxaa nasoo gaarey Nuqul ka mid ah Qoraal ka soo baxay Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir oo loo qaybiyey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta islamarkaana uu ku Saxiixnaa Gudoomiyha Maxkamadaas Dr.Xasan Maxamed Cali (Wariiri) waxaana Qoraalkaas Baafin ah oo Tirsigiisa ahaa Ref-MRGB/151/2014BG soona baxay 4-5-2014 uu u Qornaa sidatan :- Maxkamada Gobolka Banaadir waxay Baafineysaa Madaxa TV-ga... 

Minneapolis: Kulan looga hadli doono Qaranimada, Qowmiyadda iyo Mustaqbalka Soomaaliya…

May 13, 2014
Asalamu Calaykum Ogaysiin ku socda Minnesota iyo Nawaaxigeeda Waxaa Sharaf noo ah inaan idinku casumo kulan looga hadlayo dalkeena hooyo, waxaa marti inoo ah sadex kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo Raysal Wasaare ku xigeen hore, dhamaantoodna waxay dhawaan ka yimaadeen Soomaaliya. Kulanka waxaa looga gol leeyahay in xogta dhabta ah ee wadankeena aan kala qaadano talooyina is dhaafsano,... 

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyey weerarkii Baydhabo

May 13, 2014
Iyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo ka tacisyeeyey dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Baydhabo, diyaaradna u diraya dhaawaca Muqdisho, May 12, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo ay ku dhinteen muwaadiniin aan waxba galabsan. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu... 

Bayaan ka soo baxay Nadwadii lagu soo gabagabeeyey Johannesburg

May 12, 2014
NADWO KA SOCOTAY JOHANNESBURG OO LA SOO GABAGABEEYAY Waxaa lagu soo gabagabeeyay caawa 11/05/2014 bacdal maqrib masjidka imaamu shaafici ee ku yaalo Johannesburg nadwo diineed wayn oo ay soo qabanqaabiyeen majliska albayaan qaybtiisa dacwada ee gobolka Gauteng nadwo diimeed ciwaankeedu uu ahaa shareecada iyo nolosha. Nadwadaas oo ahayd tii koowaad ee sanadakan ayaa waxaa ay furantay maalintii  jimcada... 

Dowladda Soomaaliya Dhammaan teed way fashilan tahay waxaa la haboon in ay Shaqada ka wada tagaan

May 10, 2014
Dalkeena Soomaaliya wuxuu xornimada qaatey July 1, 1960 , hase yeeshe waxaa nasiib daro ah in Maanta oo la jooggo 2014 uu yahay dalkeena mid dayacan oo Shacabkiisa oo dhan ay yihiin Qaxooti iyo Masaakiin aan waxba heysan taas oo ay u dheer tahay dhibaatooyin silic iyo saxariir lugu hayo meel kaste ay aduunka ay ka jooggan. Dowladda hadda jirta ee Madaxweynaha uu ka yahay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud... 

Saameeynta Kooxaha Burcad Badeeda ku yeesheen Ganacsigii Soomaaliya.

May 10, 2014
Cabdi Abshir Dhoore “Saameynta waxay ka timid Maraakiibtii wax soo Daabuli jirtey oo Caymiskoodii Kor u kacay” Xiligii Qaybo ka md Dalka ay ka Dilaaceen Kooxaha Burcad Badeedka ah ee ka Qowleystada Xeebaha Soomaaliya kuwaa Maraakiibta Maraya Xeebaha Soomaaliya ay halkaa ka soo qafaashaan, kuwaa oo Aakhirkii Mraakiibtaas ka qaata Lacago Madaxfurasho ah ka dib marka ay Muddo haystaan Maraakiibtaas,... 

Mad-Habka Suudaan laga soo Masaafuriyay Muqdisho ma lagu Maamuli Karaa!!

May 10, 2014
Waxaa soo gabagaboobay bishii xil ka qaadista Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, kaddib markii shalay wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Howlwadaag Maxamed Abuukar Cali Jacfar, iyadoo shacabka Muqdisho ay si weyn ula yaabeen isla markaana ka muujiyay walaac hor leh magacaabista maamulada cusub ee degmooyinka G/Banaadir. Su’aalaha... 

The President Hassan Sheikh Mohamud today commented that the correct channels should be followed as the provisional Federal Constitution stipulates.

May 8, 2014
Mogadishu, 8 May 2014: Today the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, received a delegation of Members of Parliament at the State House. They presented to him a statement made earlier this week. The President acknowledged the written statement and confirmed his respect for the right of every citizen to freely express their opinion: from politicians to the general... 

Xildhibaan Xuseen Nuur “ Xasan Shiikh waxaa u Wanaagsan in uu aqbalo Taladii Xildhibaanada ee ahayd in uu iscasilo”

May 8, 2014
Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegey inuu la kulmayo Xildhibaanadii ka soo saarey Bayaanka — Iyadoo markii uu dalku ku soo laabtay Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya uu ku baaqay in la dhowro Nidaamka Dawladnimada isla markaana xiligan aan loo baahnayn in la keeno fikrado khilaaf abuuraya ayaa arrintaasi waxa ay u cuntami weydey qaar ka mid ah Xildhibaanadii dhawaanta Bayaanka soo saaray. Xildhibaan... 

Soomaaliya oo Noqotey Dalka Labaad ee ee ugu Dhimashada Badan Haweenka Umul Raacda

May 8, 2014
Xaflad lagu Xusayey Maalinta Caalamiga ah ee Umulisada oo ka Dhacdey Magaaladda Muqdisho Waxaa Vila Suldaan ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad ku aadan Maalinta Caalamiga ah Umulisada Adduunka (International Day of Midwife) waxaana Munaasbadaas ka soo qayb galay Masuuliyiin ka trisan Dowlada Fedraalka , Maamulka Gobolka Banaadir , Hayadaha Samafalka oo ay ugu horeysa Hayadda UNFPA, Ururka... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta Booqasho ku tegay Magaalda Marka

May 8, 2014
Muqdisho, 07, May, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ku tegay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa soo dhaweeyay maamulka gobolka, Wasiirro, Xildhibaano iyo saraakiisha Ciidamadda Dawladda, AMISOM iyo qaybaha bulshada ee degmada Marka. Soo-dhawaynta... 

Ogaysiis Kuwajahan Gobolka Tennessee iyo Nawaaxigiisa

May 7, 2014
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka iyo inta kale ee awooda inay soogaaraan, inuu dhici doono Mu’tarkii 15-aad ee ay soo agaasimeen Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo Al-Farooq Islamic Center. Mu’tamarka Sanadkan ayaa cinwaankiisa guud yahay Islaamku waa Manhajka Nolosha (الاسلام منهج حياة)... 

Qarax ka dhacay Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen xoghayahii hore ee gobolka Banaadir CabdiKaafi Hilowe Cismaan iyo qaar ka mid ah ilaaladiisii

May 3, 2014
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka tacsiyeeyey shacabkii ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho Muqdisho, May 03, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo galaaftay shacab Soomaaliyeed ee an waxba galabsan. Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhintay xoghayahii hore ee gobolka... 

Xarunta SWDC oo lagu Qabtey Munaasabad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayey Gudoomiyayaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.

May 3, 2014
Waxaa Xarunta Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed (SWDC) ee magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu soo Dhaweynayey waxqabadkii Gudoomiyayaashii hore ee Gobolka Banaadir,waxaana Munaasbadaas ka soo qayb galey Dhamaan Gudoomiyayaashii hore , Madaxda Xarunta iyo marti sharaf kale . Ugu horeynwaxaa halkaa ka hadley Sahro Axmed Maxamed oo ka mid Madaxda Xarunta SWDC, waxayna uga Mahadcelsey Gudoomiyayaashii... 

Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Saxaafadda Adduunka ee 3-da May oo ay soo Agaasintey Hay’adda Relief International oo ka Dhacdey Muqdisho.

May 3, 2014
Bashiir Cali Maxamed “Relief International waxay Fureysaa Xarun lagu Barto Cilmiga Saxaafadda ,waxayna ugu Horeyn Tababareysaa 140 Ardey Munaasabad ku Aaadan Maalinta Saxaafadda Adduunka ee 3 May 2014 ayaa waxay ka dhacdey Hotel Jasiira ee Magaalada Muqdisho waxaa Xafladaas soo qaban qaabiyey Hayadda Caalamiga ah ee Relief International waxaana ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka,Qaybaha... 

Ukhtii, iga guddoon furayaasha akhiro iyo aduunba. (Furaha Koowaad Towxiidka)

May 3, 2014
Hordhac Sida cinwaanka qoraaladan ka muuqataba, waxaan usoo gudbinayaa gabdhaha muslimaadka ah, qaar kimid ah furayaasha sababtooda lagu helo kheyrka aduun iyo kan aakhiroba. Waa furayaal: hadii gabadha muslimada ahi ay barato, qaadato, kuna dhaqanto, aan rajaynayo in ay sabab ugu noqon doonaan in ay noqoto: hooyo muslimad ah oo Ilaahay raali kayahay, hooyo aqoon leh oo dadkeeda iyo diinteeda anfacda,... 
Halkudheg:

DALDALAADDA GODANE !!! MA U WAAYEY XIJAAJ (2) !!!!

May 3, 2014
HORUDHAC : Maqaalkaygii hore waxaan ku balan qaaday in aan qeybta labaad ugaga hadlo xiritaanka Shiikh xasan Daahir Aweys !!!. Marka hore aan Taariikh kooban aan ka iraahdo Shiikha oo markii ugu horeysaan aan bartay Abaarihii 1977, Masaajidka Suuqa Siigaale oo uu kutub ka akhrisan jiray asagoo waliba marmarka qaarkood ku imaan jiray dirayska Ciidanka Asluubta . Shiikh Xasan waxaa markiisii hore uu... 
Halkudheg:

Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay? (Q.2aad) – W.Q. Aden Colujoog

May 3, 2014
Isku soo dhawaashaha adduunka (Globalization) ee ay sahleen adeegsiga farsamooyinka casriga ah, iyo isku xirnaashaha bulshada caalamka ee dhinacyada wax kala badalashada, aragtiyada, wax soo saarka, figradaha iyo dhaqanka; ayaa dunida maanta ka dhigay tuulo yar oo dadka ku wada nool aanay sina u kala maarmin. Tan iyo markii uu Rabbi aadanaha ku beeray adduunka, waxaa jiray Is-riix-riix ku dhisan damac... 
Halkudheg:

Cabdulaahi Xasan Isaaq “Ma aha Qunsulkii Kenya ee waa Barasaabkii Gobolada Jubbooyinka ”

May 2, 2014
Cabdulsaaaahi Xasan isaaq oo ka mid Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolada Jubboyinka ayaa mar uu u Waramayey Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa wax laga weydiiyey Qunsul Dowladda Kenya u soo Magacowdey Gobolada Jubbooyinka kaasoo la sheegey in uu dhawaan Waraaqihii Aqoonsiga ka Gudoomey Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe , waxaana uu sheegey in ay arrintaas ay Xadgudub ku tahay... 

Machadka EISA oo Ururada Bulshada Rayidka iyo Xisbiyada Siyaasada u qabtey Tababar ku saabsan Talaabooyinka loo baahan yahay Doorashada 2016

May 2, 2014
Kulankaan oo ay soo qabanqaabisey Machad lagu Magacaabo Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa (EISA) oo inta badan qaabilsan Arrimaha Doorashooyinka iyo Dastuurada ayaa waxaa uu ka dhacay Hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee Ururada Bulshada Rayidka iyo Axsaabta Siyaasadeed ee dalka ka jira ee aan weli la diwaangelin, waxaana... 

Siyaad Cali: Hormuud Ku Haboon Hogaanka Waxbarasho Ee Minneapolis

May 2, 2014
Siad Ali oo ah musharrax u taagan xilka golaha waxbarasho ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa taageeray gudoomiyaha degmada 6’aad Minneapolis ee Abdi Warsame, soona saaray qoraalkan: Qalinkii Abdi Warsame  Aqoon la’aani waa iftiin la’aane Waa aqal iyo ileys la’aane Ogaada ogaada dugsiyada ogaada! Oo aada oo aada walaalayaal oo aada! Abwaan Xasan Sheekh Muumin Hogaanku waa xirfad lagu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...