Home » Archive Maalinta May 13th, 2014

Minneapolis: Kulan looga hadli doono Qaranimada, Qowmiyadda iyo Mustaqbalka Soomaaliya…

May 13, 2014
Asalamu Calaykum Ogaysiin ku socda Minnesota iyo Nawaaxigeeda Waxaa Sharaf noo ah inaan idinku casumo kulan looga hadlayo dalkeena hooyo, waxaa marti inoo ah sadex kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo Raysal Wasaare ku xigeen hore, dhamaantoodna waxay dhawaan ka yimaadeen Soomaaliya. Kulanka waxaa looga gol leeyahay in xogta dhabta ah ee wadankeena aan kala qaadano talooyina is dhaafsano,... 

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyey weerarkii Baydhabo

May 13, 2014
Iyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo ka tacisyeeyey dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Baydhabo, diyaaradna u diraya dhaawaca Muqdisho, May 12, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo ay ku dhinteen muwaadiniin aan waxba galabsan. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...