Home » Warar

Warbixin ku saabsan Dagaal Faraha looga gubtey oo Socdey Muddo Dhowr Saacadood oo ka dhacay Magaaladda DhuusoMareeb ee Galgaduud

Mar 20, 2012
Waxaa saakay (Talaada Maarso 20, 2012) salaadda subax intaan la tukan dagaal culus Magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galguduud ku soo qaaday ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab oo mudooyinkaanba ku suganaa meel aan sidaasi uga dheereyn Dhuusamareeb, waxaana ciidamada Xarakada Alshabaab u suuragashay in ay markii hore la wareegaan Magaalada Dhuusamareeb markii ay la kulmeen iska cabin aan sidaasi... 

Shiikh Shariif oo Weli ku Adkeysanya una Suxul Duubaya Sidii Soomaaliya looga Qaadi lahaa Cuna qabateynta Hubka.

Mar 20, 2012
Madaxweyna Dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya oo ka qayb galayay Munaasibad Tababar loogu soo gaba gabeynayay Boqolaal Askeri oo ka tirsan Ciidamada Dawladda KMG ayaa sheegey in ay xukuumaddiisu waddo sidii Soomaaliya ay u yeelan lahayd Ciidan Qaran. Waxana uu sheegey in Dalna uusan Ciidan la’aan dhisnaan karin isla markaana Ciidamada Soomaaliya laga sugayo in marka AMISOM Ciidamadeedu ay ka... 
Halkudheg:

Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo baxaya Tiro Madaafiic oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac gaystay oo lagu Bar Tilmaameedsaday Villa Soomaaliya

Mar 19, 2012
Saqdii dhexe ee Xalay ayaa waxaa la maqlayay Deryanka Madaafiic ku soo dhacaysa Eeryada Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.Illaa Shan Madfac oo Madaafiicdaas la soo tuurayay ayaa qaarkood waxa ay ku dhaceen Xero Dad Bara kacayaal ah ay degganaayeen ku dhow Nawaaxiga halka Bar Tilmaameedku ahaa.Inta la xaqiijiyay Madaafiicdaas waxaa ku dhimatay illaa Shan qof oo isku qoys ah halka tiro intaa... 
Halkudheg:

Xarunta Dalladda SOSCENSA ee Magaalada Muqdisho oo ka furmey Siminaar ku saabsan Doorka Haweenka ku leeyihiin Bulshada

Mar 19, 2012
Xarunta SOSCENSA ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furtay maanta oo Isniin ah tababar socon doona muddo saddex maalmood ah kaasoo ay ka qaybgalayaan xubno ka kala yimid gobollada bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.Siminnaarkan ayaa inta uu socdo waxaa lagu baranayaa arrimo la xiriira haweenka, waxaana furay tababarkan xoghayaha guud ee SOSCENSA, C/qaadir Sheekh Cali Colow oo sheegay in sababaha loo... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed DFKMG: Madaxda Dowladda oo galabta ka qeybgalay munaasabad ka dhacday Tiyaatarkii Qaranka

Mar 19, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Madaxda ugu sareysa dowladda sida Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Ruwaayad taasoo lagu qabtay Tiyaatarkii Qaranka (Golaha Murtida iyo Madadaalada), kaasoo burbursanaa muddo 21 sano ah. Munaasabadan... 

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka oo Gaarey magaalada Baydhaba ee ay haystaan Gumeysiga Itoobiya

Mar 18, 2012
Iyo Sh. shariif oo u dhoofay Suudaan iyo C/lahi Axmed Caddow oo gaarey Xamar iyo Gaas oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika… Guddoomiyihii hore ee ay xilka ka qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan sh. Aaden, ayaa maanta (Axad Maarso 18, 2012) waxa uu gaarey magaalada Baydhaba oo ay dhawaanta qabsadeen ciidamada Gumeysiga Itoobiya. Si rasmi ah warbaahinta... 
Halkudheg: , ,

Shirar ay yeesheen Jaaliyadaha Soomaaliyeed: Norway, K/Afrika, Galkacyo, W/Amerika, Muqdisho, Badhan….

Mar 17, 2012
Shirar kala duwan oo ay yeesheen jaaliyadaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Woqooyiga Ameerika, Koonfur Afrika, Gaalkacyo, Muqdisho.. Cisbitaalka Degmada Baran oo lagu soo kordhiyey qeybta Caruurta Waxaa magaalada Badhan ee xarunta 2aad ee Gobolka Sanaag dhowaan lagu qabtey xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan laamaha kala duwan ee Dowlada iyo ururada madaniga ee ka dhisan isla magaalada ayaa... 
Halkudheg:

Maxay tahay Sababta ka Dambeysa in Dalka Soomaaliya Gudihiisa Xiligaan Tacaddi loogu Geysto Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah

Mar 17, 2012
In dad Soomaali ah oo Diinta ka baxay ay Masaajid gudihii kula saxaroodaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waa arin cusub oo aanan horey u dhicin, hayeeshee marka laga hadlayo tacadiyada ka dhanka ah Diinta iyo ehelkeeda waxaa la dhihi karayaa, waa kuwa soo jireen ka ah dalka Soomaaliya.Haddaan kasoo qabano horraantii 1970, Madaxweynihii dalka ka talinayay ee Maxamad Siyaad Barre, ayaa waxa uu si... 
Halkudheg:

Wasiir ku xigeenka South Africa iyo Jaaliyada dalkasi oo kulmay.

Mar 16, 2012
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada South africa iyo jaaliyada Soomaalida South Africa ayaa kulan muhiim ku qaatay City Lorge ee magaalada Cape Town iyagoo kala hadlay wasiirka arimo dhowr ah isla markaana ay talooyin dhaxal gal ah ay u gudbiyeen wasaarada arimahada dibada South Africa. Wasiirka ku xigeenka wasaarada arimaha dibada South africa ayaa soo hadal qaaday xiriirka labada dowladood... 
Halkudheg:

Xaflad Balaaran oo lagu Furayey Radio Mustaqbal oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho

Mar 16, 2012
Waxaa Hotelka Naasa Hablood ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey islamrkaana Daaha looga rogayey Radio Cusub oo la magac baxay Radio Mustaqbal , waxaana Xafladii lagu furayey ka qaybgaley Xubno ka socdey Baarlamaanka Federaalka , Xukuumada , Haween , Aqoonyahano , Odoyaal, Bahda Isboortiga iyo Qaybaha kala duwan ee Warfaafinta Ugu Horeyn waxa halkaa ka hadley Agaasimha... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan Caano nuug oo Xaaladiisa Caafimaad soo Wanaagsanaatay.

Mar 16, 2012
Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana nuug) oo aan ku booqday hoyga lagu baxnaaninayay ee ku yaala Magalaad Khartoum ayaa aad u wanaagsaneed xaaladiisa caafimaad ka dib markii in muddo ah uu saarnaa sariiir. Xildhibaanka oo kusoo dhaawacmay qarax gaarigiisa lala beegsaday xili uu marayay wado ku taala meel u dhow hoygiisi Magaalada Muqdisho ayaa ku waayay mid ka mid ah labadiisa lugood halka mida kalena... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Qalinleyda Adduunka Mr. John Ralston Saul Oo Dalka Jabuuti Kulan Balaaran Kula Qaatey Xog-hayaga Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Dalka Jabuuti.

Mar 16, 2012
Gudoomiyaha Urur weynaha caalamka ee PEN International Mr. John Ralston Saul oo booqasho afar maalmood qaadaneysa ku jooga dalka jabuuti ayaa kulan balaaran kula qaatey xarunta urur goboleedka IGAD ee caasimada dalka Jabuuti 11/03/2012, Xog-hayaga guud ee wasaaradda warfaafinta dalka jabuuti Md. Maxamed Ibraahim Axamed, Gudoomiyaha Ururka Somali PEN Md. Aadan Xasan Aadan, Gudoomiye Sharafeedka Somali... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada fadhigoodii maanta

Mar 15, 2012
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, Shirkii Garowe 2 iyo go’aamadii ka soo baxay, arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, Istraatejiyada Warbaahinta Dowladda iyo arimo kale. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa ka warbixiyey... 
Halkudheg:

Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Afaafka Hore Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaaliya

Mar 14, 2012
Waxaa Afaafka Hore ee Xarunta loogga arrimiyo Dowladda Federaalka ee Villa Soomaaliya ka dhacay Qarax ismiidaamin oo la sheegey in uu fuliyey nin ku labisnaa Direyska Ciidamada oo aan la garaneyn halka uu ka soo galey afaafka hoore Xarunta Madaxtooyada iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in goobta uu Qaraxa uu ka dhacay ay ahayd goob Maqaayad ah oo la sheegey in ay u dhow yihiin Guriga Gudoomiyaha... 
Halkudheg:

Qaar kamid ah Shacabka Soomaaliyeed oo si weyn uga Hadley Falkii Foosha Xumaa ee ka Dhacay Degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho ee lagula kacay Kutubka Qur’aanka Kariimka ah.

Mar 13, 2012
Waxaa maalmihii la soo dhaafey Dadka ku nool Magaaladda Muqdisho ay hadal hayeen dhacdo la yaab leh oo ah markii Masaajido ku yaal Degmada Madiina Xadgudub loogu geystey Kutaabka Quraanka Kariimka ka dib markii Xaashiyo ka mid ah kutubka inta la jeex jeexey laguna tuurey Musqulkaha Masaajida , waxaana dhacdadaan ugubka ku ah Soomaliya si aad ah uga Hadley shacabka soomaaliyeed ee ku nool Magaalada... 
Halkudheg:

Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo Muqdisho lagu soo gunaanaday

Mar 13, 2012
Waxaa maanta maalintii labaad socday oo la soo gunaanaday Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo lagu qabtay Muqdisho. Shirkan oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb. Mahiga iyo Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Africa Aboubacar Diara. Shirka maanta ayaa waxaa ka soo qeybgalay... 
Halkudheg:

Muhaajiriin Soomaaliyeed oo laga sii daayey Xabsi ku yaalla Tripoli ee dalkaas Libiya.

Mar 13, 2012
Muhaajiriin Soomaaliyeed oo isugu jira Rag, Dumar iyo Caruur, oo ay tiradoodu la ekayd 53-qof, ayaa maanta(13/03/2012), laga sii daayay Xabsi ku yaalla Duleedka xagga bari ee Magaalada Tripoli ee dalka Libya. Muhaajiriintan oo in muddo ahba lagu hayay Xabsi KMG. ah, oo ku dhex-yaalla Xarun ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee dalka Libya, ayaa lagu soo eedeeyay: inay ku guda-jireen Falal Tahriib... 
Halkudheg:

Xildhibaan Woosh “Waxaa Shirkadahu Kenya Heshiiska kula galeen waxaa ka mid ah Aagga loo yaqaan BLOCK L5, kaas oo Qiyaas ahaan 3900 Sq Km Gudaha ugu jira Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda-

Mar 12, 2012
Warbixin ay Jimacdii (Maarso 9, 2012) qortay Shabakadda Petroleum Africa, waxay muujisay in shirkadda Anadarko Petroleum Corp. ay sahamin ku samaysay qaybo ka mid ah Dhul badeedka Somaliya iyadoo shidaal baaris heshiis kula gashay Dowladda Kenya. Qaybahaas ay shirkadahu Kenya heshiiska kula galeen waxaa ka mid ah aagga loo yaqaan BLOCK L5, kaas oo qiyaas ahaan 3900 Sq Km Gudaha ugu jira Dhulbadeedka... 
Halkudheg:

Shirkii 12-aad ee Guddiga Wajirka ah ee Amniga oo maanta magaalada Muqdisho ka furmay

Mar 12, 2012
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Ambassador Augustine Mahiga iyo Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika, Ambassador Wafula. Shirkan Guddiga Wadajirka Amniga ayaa maanta iyo berri ka dhici doono... 

Mahiiga: “Waxaan ka wada hadalnay arrimo khuseeyo Kooxda Aal Sheekh iyo sida ay u fahamsanyiin diinta Islaamka.”

Mar 12, 2012
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobey u qaabisan Arrimaha Soomaaliya, Mahiga, oo warqad u qoray Soomaalida ayaa yiri “Toddobaadkii la soo dhaafay waxaan dhowr jeer wadahadal iyo dood wanaagsan yeelanay madax ka socota culimada, odeyaasha dhaqanka iyo hogaamiyeyaasha siyaasadda, waxaana ka wada hadalnay arrimo khuseeyo Kooxda Aal Sheekh iyo sida ay u fahamsanyiin diinta Islaamka.” Sii... 
Halkudheg: ,

Qaraxii ka dhacay Nairobi oo la sheegey in ay korordhey Khasaarihii ka dhashey Qaraxaasi

Mar 11, 2012
Wararka ka imaanaya Magaalada Nayroobi ee Dalka Kiinya ayaa sheegey in xalay fiidkii qarax nooca gacanta laga tuura ah in uu ka dhacay meel ay dadku ku badnaayeen. Qaraxan ayaa inta la xaqiijiyay in tirada dadkii ku dhintey ay sii korordhey taasoo gaartey tirada dhimasha ilaa lix qof oo la sheegey in ay meel kaliya ku wada sugnaayeen iyadoona ay ku dhaawacmeen illaa Soddomeeyo waxaa kale. Goobta uu... 
Halkudheg:

Kenya oo dardar gelisey Shidaalka ay ka baaranayso qayb kamid ah Badda Soomaaliyeed (Block L5), Halka ay DFKMG iska indha tirayso arrintaas…

Mar 10, 2012
Warbixin ay Jimacdii (Maarso 9, 2012) qorstay shabakadda Petroleum Africa, waxay muujisay in shirkadda Anadarko Petroleum Corp. ay sahamin ku samaysay qaybo ay saami shidaal baaris heshiis kula tahay Kenya. Qaybahaas ay shirkadahu Kenya heshiiska kula galeen waxaa ka mid ah aagga loo yaqaan BLOCK L5, kaas oo qiyaas ahaan 3900 Sq Km Gudaha ugu jira Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda... 
Halkudheg: ,

Xildhiibaan Daahir Ciiro “ Waxaa u soo jeedinayaa Madaxweye Shiikh Shariif in uu Dalka ka Masaafuriyo Danjire Mahiga”

Mar 8, 2012
Xildhibaan Daahir Ciiro oo ka mid ah Xildhibanada Barlamaanka ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Wakiilka Qaramada Midooobey ee Soomaliya Mahiga ka dib markii ay Siyaasiyiin badan ay ka cabteen gaar ahaan Siyaasada uu ku maamulo Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegey in Mahiga arrimihii loo Igmaday in uu ka gudbay isla markaana oo qorsheeyay in Soomaaliya loo sameeyo Dawlado... 
Halkudheg:

Idaacadda Danan oo u Dabbaal Degtay Sanad Guuradeedii Sedaxaad ee ka soo Wareegtay Markii Dhidibada loo Taagay

Mar 8, 2012
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna Maamuusayay Sanad Guuradii Seddaxaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii Idaacadda Danan ayaa maanta ka dhacday Xarunta Idaacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Munaasibaddan Xuska Seddax Guurada Idaacadda ayaa waxaa ka hadlay Siyaasiin, Nabadoono, Cuqaal waxgarad iyo qaybaha kale ee Bulshada Soomaaliyeed kuwaasoo arigtooda ku cabirayay Sadaxdii Sano ee Idaacaddu... 
Halkudheg:

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammniga Qaranka DFKMG oo Sheegay in uusan “wax xog ah ka hayn” in Kenya Shidaal ka baaranayso Block L5 oo ah Gudaha Soomaaliya

Mar 7, 2012
(Sill-siladda Wareysiyadda Somalitalk Q.3) – “…Wadanku Haddii Baarlamaanku Awoodiisa Aysan Mideysneyn, Waligiis Awooda…” Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammniga Qaranka DFKMG Soomaaliya Cabdisamad Maxamuud Xasan oo Somalitalk wareysi gaar ah kula yeelatey Hoteel Kempinski ee Caasimada dalka Jabuuti, ayaa ka Hadley ujeedadda safarkiisa uu ku yimid dalka Jabuuti, shidaalka ay ka baareyso... 
Halkudheg: