Home » Warar

Xarakada Shabaab oo Faah Faahisey Qaraxii Is Miidaamineed ee Shalay ka Dhacay Degmada Afgooye.

Jun 17, 2012
iyo Dowladda Federaalka oo ka Hadashey Dagaalo Qaraar oo ka dhacay Degmada Qansax Dheere Wararka naga soo gaaraya Degmada Qansax Dheere ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in shalay gelinkii Danbe Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dawladda ee halkaa ku sugan iyo Xarakada Shabaab inuu ka dhacay Degmadaasi. Xildhibaan Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya oo iminka ku... 
Halkudheg:

Khilaaf u Dhaxeeya Shiikh Shariif iyo Cabdiweli Gaas uu Sababey in uu Baaqdo kulan ay Isugu Imaan lahaayeen Hayadda Culimada Soomaaliyeed..

Jun 16, 2012
Maanta (Sabti June 16) ayaa waxaa lagu wadey in Xarun ku taal Xeradii xalane ee magaalada Muqdisho kulan isugu yimaadaan Culama’udiin ka socda Hayadda Culimada Soomaaliyeed waxaana kulankaas soo qaban qaabiyey Guddiga Dastuurka Qabyada si Culamada uga tala bixiyaan Dastuurka qabyada oo maalmahaan Murankiisu uu socdey ka dib markii qaar ka mid ah Bulshada ay sheegeen in ay ku jiraan Qodobo ka hor... 
Halkudheg:

Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose

Jun 16, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose waxay sheegayaan in in goor dhow Magaaladaas uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin oo uu geystey Qof Nafti hure ah oo watey Gaari waxyaabaha Qarxa la gsaoo buuxiyey Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay Goob hore u ahayd Iskuul oo ku dhow halka lagu Magacaabo Baar Ismaaciil waxaanala sheegey in marka uu Qarax uu dhacayey Iskuulkaas ay ku... 
Halkudheg:

Ciidamo Booliis ah oo ka socda Nayjeeriya iyo Uganda oo Tododbaadka Soo socda ka Howlgeli doona Saldhigyada Booliska G/Banaadir

Jun 15, 2012
“Waxaa Xaqiiqo ah in Soomaaliya aan lala rabin Dowladnimo mar haddii Saldhigyada Booliiska ay ka Howlgalayaan Ciidamo Shisheeye” Tododbaaadka soo socda ayaa waxaa lagu waramey in saldhigyada Booliska ee Gobolka Banaadir la geyn doono Ciidamo Booliisa ah oo ka kala socda Wadamada Nayjeeriya iyo Uganda kuwaas oo la sheegey in ay sigu doonaan Amaanka Saldhiyadaas iyadoo Ciidamadaan Booliska ay Tiradoodu... 
Halkudheg: ,

Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Odoyaasha Dhaqanka ku Boorisey in ay iska Diyaariyaan Qaybtii Haweenka ee Boqolkiiba Soddon

Jun 15, 2012
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka iyo Mas’uuliyiinta dowladda oo Aas-qaran u sameeyay gudoomiyiihii hore ee Baarlamaanka Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Marwo Hodon Saciid Ciise ayaa qado sharaf u sameysay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona ay ka soo qeyb gashay Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh... 
Halkudheg:

Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Shiikh Muqtaar oo Maanta oo Aas Qaran loogu sameeyey Magaaladda Muqdisho

Jun 15, 2012
Guddoomiyihii Hore ee Barlamankii Soomaaliya Shiikh Muqtaar Maxamed Xuseen ayaa Maanta Barqanimadii Meydkiisa laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Meydka Guddoomiyihii Hore ee Baarlamankii Soomaaliya ayaa Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay Saladda Janaasada kula Tukadeen Garoonka Diyaaradaha markii laga soo dejiyay. Madaxweynaha... 

Warbixin: Xaaladda Nafaqo ee Muqdisho waa soo hagaageysaa, ha yeeshee dalka intiisa kale wax iskama bedelin

Jun 14, 2012
Warbixin Dheer oo muujinaysa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu — FSNAU waxa ay mar dhow sii daysay war bixintii rubuclaha aheyd ee muddada 1da Marso ilaa 11ka Maajo ee 2012. Qoraalkani waxa uu muujinayaa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu oo lagu saleeyay sahanadii nafaqada ee la qabtey dabayaaqadii April waxa kale oo ay warbixintani bixinaysaa saadaasha dhamaanba qaybaha Somalia ee... 
Halkudheg: ,

Kulanka Qorsheynta Xasilinta Soomaaliya oo maanta ka furmay Djibouti.

Jun 14, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda FKMG – (Djibouti, 14 June 2012) Waxaa maanta magaalada Djibouti, Hotelka Kempinsk ka furmay kulanka Qorsheynta Xasilinta Soomaaliya oohalkaas ka socon doono muddo 4-cisho ah. Kulankan waxaa soo qabanqaabisay Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaana Guddiga u qaabilsan Xasilinta iyo dib u heshiisiinta (National Steering Comittee). Barnaamijka ayaa waxaa... 
Halkudheg:

Taliska Ciidamada Amisom oo sheegey in Madaxda Dowladda Kenya aysan marna ka hadli Karin Howgalka ay ka wadaan Jubooyinka

Jun 14, 2012
Iyadoo Ciidamo fara badan oo ku Howgala Magaca Amisom ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho ayaa qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya Dagaalo ka wada Ciidamada Itoobiya iyo Kenya iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa maanta shir Jaraaid ku qabtey Xarunta Xalane ku xigeen ergeyga Gaarka Ciidamada Midowga afrika Soomaaliya Gen Wafulo Wamnayiyi wuxuuna sheegey in Dowladda Kenya aysan marnaba ka hadli Karin Howlgalada... 
Halkudheg: ,

Kenya oo Xubin ka noqotay Guddiga Xadaynta Badaha Adduunka ee Qaramada Midoobey

Jun 14, 2012
Jaraa’idka Kenya oo qarsan waayey farxaddooda in ay Taageero heshay arrintii ay muddo ku taamayeen ee ahayd xuduuda badda ay la leeliyihiin Soomaaliya, mar haddii Kenya ay xubin ka noqotay guddiga xadaynta badaha…. Waxaa bilowday Wareegii Saddexaad ee Difaaca Badda Soomaaliya Kenya ayaa ku guulaysatey in ay kursi ka hesho Guddiga Qaramada Midoobay u qaabisan Xadaynta iyo calaamadinta xuduuda... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo la kulmay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha Kenya

Jun 14, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha Kenya (Arbaco, 13 June 2011) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa maanta kulamo la kala qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Sheegay in wax laga Xumaado tahay in Ciidamada Itoobiya ka baxaan Degmada Ceel Buur

Jun 13, 2012
iyo Xarakada Shabaab oo ka Warbixiyay Sababihii Keenay in Ciidamadii Itoobiyaanku Isaga baxaan Magaalada Ceel Buur. Madaxweynaha Dowladda Faderaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo hadal qaadey mar uu Degmada Afgooye kula kulmey Odoyaal ka tirsan ka bixitaankii Ciidamada Itoobiya ee Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxaa uu sheegey in ay Dowladda ka xuntahay in Ciidamada Itoobiya ka... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFKMG oo ku Hoydey Degmada Afgooye Doonayana in Afgooye ku qaabilo Wafuud Caalami ah

Jun 13, 2012
Iyadoo shalay gelinkii dambe wafddi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya ay gaareen Degmada Afgooye ayaa booqashaddaasu waxa ay noqotay tii ugu horeeysey oo uu Madaxweynuhu halkaa u Hoydo. Madaxweyne Shariif oo ay wafdigiisu ka mid ahaayeen Wasiirka Amniga iyo Taliyayaasha Ciidamada qalabka sida ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu shir kula qaatay Odoyaasha iyo wax garadka degmadaasi... 

Xildhibaan C/raxmaan C/Shukuur oo Isu Sharaxay Madaxweyne

Jun 12, 2012
Xaflad ballaaran oo lagu taageeray Murashaxa madaxtinimada Wasiirkii hore ee qorsheynta Xildhibaan C/raxmaan C/Shukuur ayaa manta ka dhacday Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho. Qoraalka oo sawiro wata ka eeg halkan (pdf) Xafladaan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa si weyn uga qeyb galay dad matalayey qeybaha ka la duwan ee bulshada oo ay hor kacayeen Ugaasyo, salaadiin, cuqaal, Siyaasiyiin,... 
Halkudheg:

Faarax Macallin, Kuxigeenka Madax baarlamaanka Kenya, oo Booqday Australia

Jun 12, 2012
Warbixin: Faarax Macalim oo si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Australia — Melbourne (10th June 2012): Sacab iyo sawaxan aad u badan ayaa is qabsaday markii uu mudane Faarax Macalim soo galay hoolka weyn ee shirarka ee jaamacada caanka ah ee Victoria University ee ku taala magaalada Melbourne. Soomaalida degan magaalada Melbourne ayaan u kala hadhin soo dhaweynta Mudane Faarax Macalim oo ah ku xigeenka... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ka soo baxay Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda FKMG

Jun 11, 2012
Warsaxaafadeedka ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada DFKMG ayaa u qornaa sidan: (Muqdisho, 11 June 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin arrimaha amniga, Dhameystirka Qorshaha Roadmap-ka iyo Siyaasadda Dowladda... 
Halkudheg: ,

Dowladda Maraykanka oo ku Hanjabtay in ay Tallaabo Adag ka Qaadayso Ciddii Isku Deyda Carqaladeynta RoadMapka Soomaliya.

Jun 11, 2012
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka dhinaca Afrika Johnny Carson oo shalay soo gaarey Magaalada Muqdihho ayaa mrkii uu ku laabtay Magaalada Nairobi Shir Jaraa’id halkaa ku qabtay ayaa ka war bixiyay Safarkiisii gaabnaa ee uu ku soo gaaray Magaalada Muqdisho. Mr Carson ayaa Raja wanagsan ka muujiyay Xaaladda amman ee haatan ka jirta Magaalada Muqdisho isagoona ku amaanay Ciidasmada Midowga... 
Halkudheg:

Maxkamadda Xarakada Shabaab ee Degmada Buula Burde oo Xukun Dil ah Fulisey nin ay sheegeen in uu Jaajuus ahaa

Jun 11, 2012
. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka fagaare ku yaala Degmada Buula Burde in lagu Toogtay Wiil Dhallinyara ah oo shabaabku ay ku Eedeeyeen inuu Jaasuus ahaa. Qaadiga Xarakada Shabaab ee gobolka hiiraan ayaa ka hor inta aan wiilkaas dhallinayarada ah la toogan Fagaarahaas ka sheegey falalka lagu soo Eedeyay wiilkaas dhallinyarada... 
Halkudheg:

Xizbiyadda Ay Taageerto Hay’adda NDI Iyo Xubno Gudiga Dastuurka oo Shir Uga Furmey Hoteel Kempinski Ee Caasimadda Dalka Jabuuti.

Jun 11, 2012
Kulan ay si wada jir ah isaga kaashadeen Mac-hadka Horumarinta iyo Dimuquraadiyadda ee fadhigiisu yahay dalka Mareykanka iyo Hay’adda Oslo, islamarkaana ay isugu yimaadeen 9 xizbi oo ay taageerto hay’adda NDI iyo xubno ka socda gudiga qabyo qoraalka Dastuurka ayaa ka furmey Hoteel Kempinski ee caasimadda dalka Jabuuti 10/06/2012. kulankan oo ahaa mid all-baabadda u xiran ayaa markii qaybtiisa... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo Xukuumadda ku Eedeeyay inay ku Fududaatay Maamul u Samaynta Degmada Afgooye.

Jun 10, 2012
Xildhibaan Porf. Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa ka hadlay isbedelka ka dhacay degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Xildhibaanka ayaa si weyn uga hadlay Maamul uu sheegay in dhawaan Dawladdu u sameysey Degmada Afgooye isagoona sheegey in maamulkaasu uu yahay mid lagu deg degay ama lagu fududaaday. Pro. Dhalxa ayaa sheegey inaan xiligan... 
Halkudheg:

Warar ku saabsan Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku Sugnaa Magaalada Ceel Buur oo halkaa isaga baxay

Jun 10, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceel Buur ee Gobolka gal gaduud ayaa sheegaya in Askartii Itoobiyaanka ee ku sugnaa magaaladaas ay faaruqiyeen. Ciidamadan oo wata Gaadiidkooda dagaalka ayaa la sheegey in xiligan ay ku wajahan yihiin Degmada Guri Ceel ee isla Gobolkaas waxaana la sheegey in ay la socdaan Ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu Sunna . Ka bixitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ee Magaalada Ceel Buur... 
Halkudheg:

Shiikh Fu’aad Shongole “Obama Madaxiisa waxaan Dul dhigney 10 Halaad oo Geel ah Hilary Clinton Waxaa Dul Dhigney 20 Digaag”

Jun 9, 2012
Iyadoo dhawaan Saraakiisha Sir doonka Maraykanka ay shaaciyeen Lacago ay ku bixinayaan ciddii soo sheegata ama keenta Saraakiisha ugu sarreysa Xarakada Shabaab ayaa iyaguna dhankooda waxaa arrintaa ka hadlay Xarakada Shabaab. Fu’aad Maxamed Khalaf Shongole oo ka mid ah Ragga Madaxooda Lacagta la Dul dhigay oo arrintaa ka hadlay ayaa sheegey inaysan waxba u dhimeyn ama wax cabsi ah ku beereen hadaladaas... 
Halkudheg:

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Wariye Maxamed Shariif oo Kooxo Hubeysan si xun ugu dhaawaceen Magaalada Muqdisho

Jun 9, 2012
Wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariifka oo ahaa Wakiil wareedka Idaacadda Bar Kula nee Magaalada Muqdisho ayaa Kooxo ku hubaysan Bastoolado waxaa ay ku weerareen Degmada xamar Jab Jab ee Magaalada Muqdisho. Wariye Shariifka ayaa xilliga ay Kooxaha hubaysani ay weerarayeen waxaa uu ka soo Baxay T.V.ga Horn Cable taasoo Rag Bastoolado ku Hubasan ay ku rideen ugu yaraan Illaa Siddeed xabadood Laba ka... 

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegay in aanay Waxba u Dhimayn Xiriirka Somaliya iyo Turki Dilkii Dhawaan Muqdisho lagu Dilay Ganacsade Turkish ah.

Jun 9, 2012
Ra’iisul Wasaaraha dawladda Federaalka KMG Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid tahay Dil Dhawaan ganacsade u Dhashay Dalka Turkiga lagu Dilay Magaalada Muqdisho. Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaaz ayaa sheegay in Xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee Islaamka ah inuu ahaa mid soo jireen ah isla markaana markii qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya ay ka dhaceen... 
Halkudheg:

Ugaas Mowliid “Aad baan u soo Dhaweyneynaa Hadalkii ka soo yeerey Madaxweyne Shiikh Shariif ee ahaa in la Saxo Qaladaadkii lagu sameeyey Odoyaashii Dhaqanka”

Jun 8, 2012
Iyadoo weli uu taagan yahay Murankii la xiriirey qaabka loo soo xuley Odoyaasha Dhaqanka ee la sheegey in ay ansaxinayaan Dastuurka isla markaana soo xulkaya Xildhibaanada Baarlamaanka,waxaana Beelaha qaar ay qabaan in Cadaaladarro la sameeyey islamarkaana in laga tagey Odoyaashii Dhaqanka ee soo jireenka ahaa iyadoo taasi ay jirto ayaa Ugaaska Beeesha reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi... 
Halkudheg: