Home » Warar

Maxaad kala socotaa Waxqabadka Golaha Isutagga Masaajidda W/Ameerika

Jul 18, 2010
Warbixin: Golaha isutaga masaajida ee waqooyiga Ameerika waa jamciyad khayri ah ama organization non profit ah. Waxaana la aas aasay dhamaadkii sanadkii 2000kii,wuxuusa si rasmi ah u dhaqangalay sanadkii 2001dii UJEEDOOYINKII LOO AAS AASAY:- 1-Dhismayaasha Masaajida iyo Maraakista Islaamiga ah. 2-Midaynta Awooda Masaajida iyo Maraakista jaaliyada . 3-Xalinta qilaafaadka jaaliyada mid good iyo mid gaar... 
Halkudheg:

Soomaaliya Waa iib: Ciidamadu Jamhadaha ha’isku dhiibeen….

Jul 17, 2010
Qoraalkaan waxaan ooga hadli doonaa ciidankii Soomaaliya ee noqday kan sedexaad xaga nidaamka iyo diyaargaroowga Africa, xagee ku danbeeyay,? Ma xasuusataa qaabkii lagu aasaasay? Ma’ogtahay hada qaabka lagu aasaaso? Ma’ogtahay dawlada iyo mucaaradka in ciidamadoodu isla tababartaan isku meelna wax kahelaan? yaa hortaagan dhismaha ciidamada? Ma taqaan sadexda nin ee qora ciidamada Soomaaliya... 
Halkudheg:

Gabdhahii Isku Dhaganaa Oo La Keenay USA, Gobolka Minnesota

Jul 17, 2010
Laba gabdhood oo Soomaaliyeed (Aamina iyo Caasha) oo isku dhegan ayaa July 17, 2010 la keenay dalka Maraykanka, gaar ahaan Cisbitaalka Mayo CLinic ee ku yaal magaalada Rochester ee Gobolka Minnesota.. HALKAN KA DAAWO/VIDEO HALKAN KA DAAWO VIDEO  Read More →

Maamulka Xarakadda Al-Shabaab ee Kismaanyo oo Qaadka ka joojiyey in ay Haweenku iibiyaan

Jul 16, 2010
Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa doonaya in ay si tartiib ah shacabka uga gooyaan Qaadka waxayna markii hore Qaadka isugu geeyeen meelo gaar iyaga oo diidey in lagu dhex iibiyo Bulashada Dhexdeeda taasina waxaa si aad ah u soo dhaweeyey Bulshada oo iyaga qaba in dhibaatada soomaaliya haysato uu qayb ka yahay Cunista Qaadka… Maamulka Xarakadda Alshabaab ee Magaalada Kismayo ee Gobolka... 
Halkudheg:

Guddiga Isboortiga SORCO oo Casuumaad loogu sameeyay Atlanta

Jul 14, 2010
ATLANTA: Waxaa magaalada Atlanta ee cariga Mareykanka lagu qabtay xafladd aad iyo aad u sareysay oo ay qabanqaabiyeen Guddiga Isboortiga iyo dhaqanka ee Atlanta, taa oo lagu casumay Halyeeyadii Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo markaan sameystay Guddiga la magacbaxay SOMALI RUNNERS COMMUNITY ORGANIZATION. waxaana xafladda Casuumaadda lagu sharfay Xubnaha Guddiga oo kala ahaa Mudane Cabdi Warsame... 
Halkudheg:

Xasuuqii Ciidamada Itoobiya ka gaysteen Ceel Dibir oo isa soo taraya

Jul 12, 2010
Maalintii shalay ahayd ayaa baadiyaha deegaanka Ceel-Dibir oo 80 Km u jirta Magaalada Cabud-Waaq ee Gobolka Galguduud ayaa waxaa laga helay labo qofood oo mayd ah oo laga soo saaray dhulka Baadiyaha ah, kadib markii ay ka firxadeen rasaas ay ciidamada Itoobiya ku fureen dad degan deegaankaasi. Wararka soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dhimashadda dadka ay mareyso ila aiyo 19 ruux oo isugu jira Carruur,... 
Halkudheg:

Kalfadhigii Labaad ee Gudiga Qabanqaabada Dowlad goboleedka Waax iyo Waadi oo ka dhacay Magaalada Birmingham UK.

Jul 12, 2010
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/07/2010 lagu soo gabagabeeyey magaalada Birmingham ee cardigan Ingriiska Kalfadhigii labaad ee Gudiga Qabanqaabada Dowlad Goboleedka Waax iyo waadi, oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada beesha Mudulood ee ku abtirsata deegaanka Waax iyo Waadi oo kala ah Odayaasha Dhaqanka, Wax garadka, Aqoonyahanka, Dhalinyarada iyo Waliba Haweenka,... 

Warbixino dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxii ka dhacay Dalka Uganda

Jul 11, 2010
Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheikh Axmed o si kuluL u cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Uganda Sheekh Shariif Sheikh Axmed, oo ah Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Warsaxaafadeed uu ka soo saaray qaraxyadii ka dhacay Kampala ayuu tacsi ugu direy qoysaskii ay dadkaasi ka geeriyoodeen, dadka iyo waliba dowladda Yugaandha. “Foolxumada iyo sida loola eegtay dad iska daawanaya cayaarta Koobka... 
Halkudheg:

Sheikh Cumar Faaruuq oo soo dhaweeyey Ciidamada Shisheeye, Taas oo ka duwan Mowqifkiisii 2007

Jul 10, 2010
Sheikh Cumar Faaruuq oo (July 2010) u waramayey idaacaadda wararka u faafisa Madaxtooyada DFKMG ee Muqdisho ayaa muujiyey in uu ogolyahay in dalka Soomaaliya la keeno ciidamo shisheeye. Sheikh Cumar Faaruuq (2010) Halkan ka dhegeyso 28kii Janaayo 2007 oo ahaa markii muqawamadu la dagaalamayeen ciidamadii Itoobiyaanka ee dalka soo galay, ayaa Sheikh Cumar Faaruuq waxaa waraysi la yeelatay shabakada... 
Halkudheg:

Dhalinyarro Soomaaliyeed oo lagu diley Wadanka Koonfur Afrika

Jul 10, 2010
Kooxo Hubaysan ayaa dil ugu geysteen 2 Dhalinyarro Soomaali ah Deegaanka Even Park ee hoostaga Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika. Marxuumiinta oo la kala oran jiray Maxamed Cali Xassan 22 jir iyo Mukhtaar Cali Dhuxulow 35 jir ayaa waxaa lagu weeraray xili habeenimo ah iyaga oo ciyaartii Spain iyo Germany ku daawanayay meel Dukaan ah oo ay ku ganacsan jireen. Sidoo kale weerarka ayaa waxaa... 

Dilkii Halyeygii Nabadda Cabduqaadir Yaxye Xasuus Ma Hadho

Jul 10, 2010
11-kii July 2005 waxay ku beegan tahay markii la diley Alla u Naxaristee Cabduqaadir Yaxye Shiikh Cali waxaana ka soo wareegtey Muddo Afar Sanno ah , Cabduqaadir wuxuu ahaa Halyeygii nabadda iyo doodihii dadka taagta daran waxaana dilkaasi uu xasuus ma hadho ah ku reebay bulshada weynta Soomaaliyeed, waxayna markii ay maqleen gurigiisa ku xoomay dadweyne aad u fara badan oo ilmeynayay kuwaas oo ka... 

Wakiilka Cusub ee Qarammada Midoobay oo Taageeray Go’aankii IGAD ee Soomaaliya

Jul 9, 2010
Wakiilka cusub ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Augustine Mahiga, oo maanta (July 9, 2010) Warsaxaafadeed ka soo saaray Nairobi ayaa taageeray go’aankii urur Goboleedka IGAD ay Addis Ababa ku gaareen 5tii July 2010. IGAD oo shir ku yeeshay Addis Ababa ayaa July 5, 2010 waxay ku baaqeen in Qarammada Midoobay ay Soomaaliya u dirto ciidamo gaaraya 20,000. Warsaxafadeedka Mahiga waxa... 

Xildhibaan Caasha Cabdalla: “Haddii iyagu Al-Shabaab yihiin, Shariifna waa Al-Shabaab”

Jul 7, 2010
“(Maraykanku) waxay yiraahdeen dawladda Soomaaliyeed waa dawlad aan ammaano lahayn, oo tabar daran, oo aan lahayn aragti xeel dheer iyo qiime toona…. Waxay (Maraykanku) yiraahdeen anaga (alternative) wax tan ka duwan ayaan rabnaa” ayey tiri Xildhibaan Caasha Cabdalla oo la hadlaysay reer Minnesota. “Waxaan idiin hubaa maalintii aan maxaakiimka ugu tegayeyey Xamar oo aan lahaa... 
Halkudheg:

Jamaacada Al- Ictizaam oo ku baaqday in shir dag dag ah oo dalka iyo Diinta lagu badbaadinayo laqabto

Jul 7, 2010
Jamaacada Al-Ictisaam gudigeeda cilmi baarista oo soo saaray bayaan ka kooban shan qodob, ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay isu taagaan sidii loogu qaban lahaa ummada Soomaaliyeed shir dag dag ah oo looga arin sanayo sidii dalka iyo diinta loo badbaadin lahaa. Sidoo kale qodobada waxaa ka mid ah in soo kor dhinta Ciidama shisheeye uusan xalku ku jir, ee dhibka ay sii... 
Halkudheg:

Lacag dhan 17.5 billion Sh.So. oo ah Deyn ay DFKMG ku lahaayeen Laba dumar ah ayaa lagu Dhacay Gaalkacyo…

Jul 7, 2010
Lacagtaas oo sida maamulka Puntland sheegay si sharci darro ah loo geeyey Galkacyo, laakiin markii dambe waxaa dhacay koox aan ilaa hadda gacanta lagu soo dhigin… Wareegto ku qornayd luqadda Ingriiska oo Arbacadii (July 7, 2010) ka soo baxday Dawlad Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in 23kii June 2010 ay diyaarsadi magaalda Gaalkacyo keentay lacag gaareysa 17.5 billion oo Shillinka... 
Halkudheg:

Sh. Shariif oo la kulmay hoggaamiyaha xukuumadda Itoobiya ee Cadaawadda Soojireerka ah kala dhexeyso Soomaaliya…

Jul 6, 2010
Zenawi oo la kulmay madaxweynaha DFKMG xilli IGAD ay UN-ka weydiisatey in Soomaaliya loo diro 20,000 oo ciidan ah oo ay ku jiraan dalalka Safka hore… Warka oo dhan AKHRI….. Shariifka iyo Zenawi, July 6, 2010 Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi ayaa markale magaalada Addis Ababa ku qaabilay Madaxweynaha Dawladda Federaalka kumeelgaarka Sheikh Shariif. SII AKHRI/RIIX Warbixinta... 
Halkudheg:

Muqdisho: Mudaharadaad lagaga soo horjeedo Ciidamada AMISOM iyo DFKMG

Jul 6, 2010
Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Dagaalada Ka Dhanka ah Ciidamada AMISOM iyo Weliba Dowlada FKMG Oo Ka Dhacay Muqdisho Muqdisho, Soomaaliya: Banaanbaxyo waaweyn oo lagu taageerayo xarakada mujaahidiinta alshabaab dagaalada ay kula jiraan ciidamada dowlada FKMG iyo weliba kuwa AMISOM ayaa ka dhacay qaybaha ay gacanta ku hayaan xoogaga alshabaab ee magaalada caasimada ah ee muqdisho . Dibadbaxyadan oo ay... 
Halkudheg:

Xubin ka tirsanaa Isbahaeysigii la dagaalanka Argagixisada oo lagu weerarey Gaalkacyo

Jul 6, 2010
Maleeshiyo hubeysan   ayaa waxay weerar ku qaadeen guri uu Koonfurta Gaalkacyo ka degan yahay Cabdi Cali Xirsi (Cabdi shukri) oo ka mid ahaa xubnihii sameeyay isbahaysigii la dagaallanka argagixisada kaasi oo ay jabiyeen xoogagii Maxaakiimta Islaamiga Sanadii 2006. Maleeshiyada  weerarka geysatay ayaa waxa ay israsaaseeyeen ilaalo uu lahaa Cabdi Shukri waxaana markii dambe u suurta gashay ilaalada... 

Qarammada Midoobay oo Markale la weydiistey in Soomaaliya loo diro 20,000 oo ciidan ah

Jul 5, 2010
Shirkii ururka la baxay IGAD ee lagu qabtay magaalada Addis Ababa ayaa waxaa (July 5, 2010) laga soo saaray war-murtiyeed lagu xusay go’aamadii shirkaasi ka soo baxay, ayada oo IGAD ay golaha Ammaanka ee qarammada midoobay ka dalbanayaan in dalka Soomaaliya loo diro ciidamo tiradoodu tahay 20,000 oo askari. Qodobkaas waxaa ku xusan in shirku “go’aansaday in lala shaqeeyo dhammaan... 
Halkudheg:

Hay’adda ACLU oo Gudbisey dacwad ku saabsan sidii Sh. Maxamed Kaariye looga saari lahaa Liiska Dadka aan Diyaaradaha ku safri Karin…

Jul 5, 2010
Hay’adda ACLU waxay u dacwoonaysaa 10 qof oo haysta Dhalashada Maraykanka oo laga xanibay Safarada diyaaradaha…. June 30, 2010 ayaa Hay’ada ACLU waxay xaraysay dacwad ka dhana qaar ka mida Hay’adaha Dowlada Maraykanka, sida FBI iyo Xarunta baarintaanka Argagixisada. Hay’ada iyadoo u doodaysa 10 qof oo kamid ah dadka laga xanibay inay diyaarad ku safraan ayey dacwadii ugu horaysay... 

Kudbadii C/qaadir Cabdi Xaashi ka jeediyey Minneapolis

Jul 5, 2010
Khubbaddii Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee D.G.Puntland, prof. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi uu ka jiidey Minneapolis ka daawo hoose. HALKAN KA DAAWO https://somalitalk.com/2010/jul/05jul02.html  Read More →
Halkudheg:

Warbaxin ku soo baxda, saddex biloodlaha hey’adda hubinta Cuntada iyo Nafaqada FSNAU-Digniinteeda Hore ee Xilliga Guga 2010

Jul 5, 2010
Hay’adda FSNAU waxay hadda sii daysay Warbixin kooban oo Afar meella ah ee Sugnaanta Dhuuniga iyo Nafaqada: Hor dhicii  Xilliga Gu’ga 2010. Warbixintan kooban waxay iftiiminaysaa, xog waran qaybaha kala ah Cimilada, Colaadda Sokeeye, Beeraha, Xoolaha, Suuqyada iyo Nafaqada, iyo waliba isku dhafka falanqaynta sugnaanta dhuuniga ee reer magaalka iyo reer miyiga ee muddadii u dhaxaysay bishii 4aad... 
Halkudheg: ,

26 qof oo ku dhintay Dagaalka Muqdisho iyo dhaawac 70 qof iyo Sheikh Shariif oo u dhoofay Ethiopia..

Jul 4, 2010
Dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ayaa geystey khasaare ba’an, ayadoo shacabka ay khasaaro ka soo gaareen madaafiic iyo rasaas xooggan oo la isu adeegsadey. (VIDEO DAAWO). Madaxweynaha DFKMG ayaa maanta (Axad 4 July 2010) waxa uu u dhoofay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, ayadoo la sheegay in uu halkaas kaga qayb gelayo shir ay leeyihiin IGAD. Waxaana shalay Ethiopia aadey wasiirka... 
Halkudheg:

Gudiga Dastuurka oo Warbixin Ka Hadleysa Daraafka Koowaad ee Qabyo Qoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya Ku Soo Bandhigey Xaflad lagu Xusayo Maalinta 1-da Luuliyo oo Lagu Qabtey Jabuuti

Jul 4, 2010
Munaasabad lagu xusayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo, islamarkaana lagu soo gebagebeynayo qaybyo qoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti iyo Gudiga Madax-bannaan Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka oo ay maalgelisey Hay’adda UNDP, islamarkaana ay ka soo qayb galeen Wasiirka Arrimaah Diinta iyo Aw-qaafta dalka Jabuuti, xubno ka socdey... 

DFKMG: ku dhawaaqid gole wasiiro gaaraya 39

Jul 3, 2010
Sheekh Adan Madoobe iyo Dalxa oo lagu daray Golaha Wasiirada Cusub iyo Yuusuf Dheeg oo markii la magacaabay durbadiiba u duulay Addis Ababa ka hor inta aan baarlamaanka DFKMG ansixin…. Liiska Golaha wasiirada oo ah 39 wasiir ayaa looga dhawaaqay Gudaha madaxtooyada villa Soomaliya…. Isku shaandheyn uu sameeyey Ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirshiid Cali Sharma’arke ka dib ayuu... 
Halkudheg: ,