Home » Warar

Dowladda New Zealand oo haweeney Soomaali ah xukun 9-sano oo xarig ah ku riday

Aug 26, 2010
Caasha Cali Cabdille oo ah haweeney soomaali ah ayay Maxkamad ku taal dalka New Zealand ku xukuntay Sagaal sano oo xarig ah kadib markii ay isku dayday in ay afduubto diyaarad laga leeyahay dalka New Zealand sida ay maxkamada u sheegtay ujeedkeedu ahaa in ay ka badxo dalka (New Zealand) oo ay aado dalka Australia Diyaaradda ay isku dayday in ay Afduubto Caasha Cali oo 36-jir ah ayaa isa kala goosheesay... 
Halkudheg:

Hadal loo wada dhanyahay laguna cambaayeynayo weerarka Al-Shabab ay ku Qaadday dadka reer Muqdisho

Aug 26, 2010
Norway Maraykanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaiya Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD Jaamacadda Carabta Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya Nayroobi, 26 Agooto 2010 – Norway, Maraykanka, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Jaamacadda Carabta iyo Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya... 

Warbixin ku saabsan Miisaaniyad Sanaddeedka Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.

Aug 26, 2010
Muqdisho, (TFG): Warbixin sanadeed xagga maaliyadda xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya tii ugu horeysay aadna looga shaqeeyay ayaa ka soo baxday xafiiska Lataliyaha dib u dhiska dhaqaalaha ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha mudane C/risaaq X. Cabdi (Fartaag), taasoo wada tashi lagala sameeyay Machadka Siyaasada Bulshada iyo Dhaqaalaha ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano “Horn Economic... 

Safiirkii Soomaaliya u ufadhiyey Zambia oo Geeriyoodey

Aug 26, 2010
Omar Mohammad Umar oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Zambia ayaa Axadii waxaa meydkiisa laga helay guriga uu deganaa , gaar ahaan waxaa meydkiisa laga helay xamaamka, sidaas waxaa qortay jariidadda Postzambia cadadkeedii Khamiista August 26, 2010. Jariidaddu waxay sheegtay in marxuumka geeridiisa uu xaqiijiyey Graphael Musamba oo ah madaxa boliska Zambia oo waraysi bixiyey Arbacadii (Aug... 
Halkudheg:

Masjidka Risaalah Islington London oo la furey

Aug 26, 2010
Masaajidka Risaalah oo noqdey Masjidkii 6,aad ey  Soomaalidu ku yeelato London ayaa  laga hirgashey magaalada London, Masjidkan oo ahaa mid ey Soomaalidu ka-wada qeyb-qaadatey sidii ey  u ay gacanta ugu dhigi lahaayeen ayaa waxaa farxad ah in si-toos ah loo furey jimce ah 10kii bisha soon, waafaqsan 20/8/2010, Jimcadii u horreyseyna lagu tukadey taasoo boqolaal Muslimiin ah oo Soomaali iyo Qeyrkoodba... 
Halkudheg:

Sh. Maxamed Umal iyo Culimo kale oo Bayaan ka soo saaray Heshiiskii Jabhadda UWSLF iyo Xukuumadda Itoobiya

Aug 25, 2010
Shan culimo ah ayaa soo saaray bayaan ay ku cadaynayaan mowqifkooda ku aadan heshiiskii ay jabhadda UWSLF la gashay xukuumadda Itoobiya bishii July 2010. Bayaanka waxa uu u qoraa sidan: Bayaanka oo ku qoran PDF halkan ka eeg Bayaan ku aadan heshiiska Jabhadda UWSLF iyo Ethiopia Qodobada qoraalka: 1. Maxaa nagu bixiyay maqaalkan? 2. Hordhac lagama maarmaan ah 3. Maxaan ka qabnaa heshiiska? 4. Maxaan... 
Halkudheg:

Baarlamaanka DFKMG oo Shaaca ka qaaday Magaacyada Xildhibaanadii lagu diley Qaraxii Hotel Muna

Aug 24, 2010
Warsaxafaadeed ka soo baxay baarlamaanka DFKMG ayaa shaaca ka qaaday magacyada afar xildhibaan oo ku geeriyoodey qaraxii lala beegsaday Hotel Muna ee magaalada Muqdisho, iyo shan xildhibaan oo dhaawac ah. Warsaxaafadeedku waxa uu u qornaa sidan: Jamhuuriyadda Soomaaliya Xukuumadda Federaaliga KMG Wasaaradda Warfaafinta Ref: WW/XW/Warsaxaafadeed/15 Date: 25 August 2010 Warsaxaafadeed Baarlamanka Soomaaliya... 
Halkudheg: ,

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed

Aug 23, 2010
Waxaa 19-ka bisha sebtember 2010, guud ahaan wadanka Iswiidhan ka dhici doona doorashadii qaranka.Doorashadaas waxaa la qabtaa afartii sanoba mar. Wadanka Iswiidhan waxaa taladiisa inta badan qaban jirey xisbiga shaqaalaha ( Social demokraterna). Balse afartii sano ee ugu dameeyey waxaa talada dalka hayey afar xisbi oo ah xisbiyada garabka midig. Xisbiyadaas talada dalka haya ayaa si wadajir ah... 
Halkudheg:

Way ka soo Raysay xaaladda bani’adaminimo liidata ee Soomaaliya, inkastoo laba malyan Soomaali ahi wali u baahan yihiin kaalmo.

Aug 23, 2010
WAR SAXAAFADEED 23kii bisha 8aad, Nayrobi , tirada dadka Soomaalida ah ee u baahan gargaarka bani’aadaminimo ayaa lagu qiyaasay 2 malyan qof, oo 25 boqolkiiba hoos ugu soo dhacday lixdii bilood ee u dambeeyay, taas oo ka dhigtay xaalad ka soo rayn ah mid ka mid ah xaaladaha bani’aadaminimo ugu xun dunida; taas oo laga soo xigtay daraasad UN oo la daabacay manta. Laakiin warbixintu ay soo saarta... 
Halkudheg:

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo ku dhawaaqay ciribtirka

Aug 23, 2010
ee kuwa soo duulay ( nihaayatu Muctadiin ) iyo dagaalkii oo deegaano badan oo Muqdisho ka mid ah uga bilowday isla markiiba . Hadalkii Afhayeenka Alshabaab DHEGEYSO “Isniintiia oo ah 12 ka bisha ramadaan ee sanadka hijriyada 1431 xarakatu shabaab Mujaahidiin waxay u iclaaminaysaa dhamaan dadka Muslimiinta ah ee nool wilaayaadka islaamiga ah iyo dhamaan cidamada Mujaahidiinta ah noocyadooda kala duwan... 
Halkudheg:

Markab u ranaa Ganacsato Soomaaliyeed oo ku degey meel u dhow Xeebaha dalka Yamen

Aug 23, 2010
iyo Dadkii ugu Tirada badnaa ee Soomaaliyeed oo laga soo Talxiley Dalka Sacuudiga….. Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalkeeda ka soo masaafurisey ku dhawad 400 oo qofood kuwaas laga so dejiyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxayna dadkaa u badnaayeeen Dhalinyaro la sheegey inay ka shaqeysanayeen Dalka sucuudiga waxaana dadkaan ka muuqataey Daruuf aad u daran qaarkood waxaa la... 

Ahlu-Sunna oo Dumarka ku amray Xijaabka iyo Alshabaab oo Masoomayaal karbaashay

Aug 22, 2010
Ahlu-Sunnah oo Gobolada Dhexe ka mamnuucay Daawashada Aflaamta, dumarkana ku amray in ay xijaabka xirtaan iyo Alshabaab oo Bay iyo Bakool ku karbaashay Masoomayaal… Galgaduud: Maamulka culimada Ahlu Sunnah Waljamaaca ee Gobolka Galgaduud ayaa haweenka ku amray in ay xirtaan Xijaabka, isla markaasna waxa ay mamnuuceen daawashada aflaamta. Sidaas waxaa xaqiijiyey Sheikh Cabdiwali Xaaji Diiriye... 

Boosaaso: Nin Dhallinyaro ah oo Saakay lagu diley Suuqa Sarrifka Lacagta…

Aug 22, 2010
Waxaa saakay (Axad August 22, 2010) magaalada Boosaaso lagu diley nin dhallin yaro ah, dilkaas toogasha ah oo ka dhacay Suuqa Sarrifka Lacagta ee magaalada dekedda ah ee Boosaaso. Ilaa hadda (markii warkan la qorayey) ma jirin cid loo qabtay dilkaas. Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa in dhawaanahan si weyn uga cabanayey dilalka ku soo batay magaalada iyo ayada oo aan inta badan la soo qaban... 
Halkudheg:

Xafladii Caleema Saarka Hiiraan State

Aug 21, 2010
NAIROBI: Waxaa Xaflad aad iyo aad ah loo soo agaasimey eey ka dhacdey Hotelka Caalimiga ah ee Inter-Continental Hotel. Xafladaan oo aheyd caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub ee loo doortey Hiiraan State of Somalia. Halkan ka daawo sawirada Xafladaan oo aheyd Xafladii si weeyn looga soo shaqeeyey taasoo eey kasoo qeeyb galeen Dadweyne kor u dhaafey 500 Xubnood, Qurba Joog Reer... 

Wariye CabdiRaxman Sahal oo ka soo saaray Bayaan eedaymo ooga yimid Sh. Maxamed Cabdi Umal

Aug 20, 2010
Sheekh Maxamed Cabi Umal, ayaa bayaan  ku qoran  afka soomaaliga soo saaray T: 19-8.2010  kaas  oo lagu baahiyay Internetka. Halkan ka akhri. Bayaan kaas wuxuu si qayaxan u weeraray Wariye: Cabdiraxman Sahal  oo ah  wariyaha  wibesaydka: Aljazeera.net, Kenya. Laakiin  maxay tahay xaqiqada dhabta ah ee jirta? Anigoo ah wariye Cabdiraxman Sahal waxaan ka qaaday waraysi kooban Sheekh maxamed... 
Halkudheg:

Xarakada Mujahidiinta Alshabaab oo meel fagaaro ah ku gubtay raashin ay laheyd WFP oo dhacay

Aug 20, 2010
Sheekh Cali Maxamed Xuseen “qaraar waxaa lagu gaarey in WFP dalka laga mamnuuco oo aanay ka shaqeyn karin waxna ka qabankarin waxna aysan ka qeybin karin” “Shacabka somaliyeed hadii ay ganacsato yihiin ,haday qandarasle yaal ahaayeen ,waxaa loo sheegay in aan lala tacaamulin ,in aan waxba lagu darsanin ,in WFP la go.doomiyo,ayaa umadda Somaliyeed loo sheegay.” Halkan ka dhegeyso Raashinkaan... 

AMISOM oo Dalbatay 40,000 Askari

Aug 19, 2010
AMISOM waxay u baahan tahay 40,000 Askari si ay hawlahooda u gutaan: Sarkaalka hoggaamiya Ciidanka AMISOM ee ku sugan Muqdisho Maj. Gen. Mugisha ayaa sheegay in AMISOM ay u baahan tahay 40,000 ciidan ah si ay u gutaan hawshooda. Sidaas waxa uu Talaadadii ka sheegay xarunta ciidamada Uganda ka deggan yihiin Muqdisho isagoo la hadlayey sarkaalka ciidamada dhulka Gen. Katumba Wamala iyo dublomaasiyiin,... 

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Saxaafadda DFKMG

Aug 19, 2010
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ku baaqay in dagaalada la joojiyo bisha Ramadaan awgeed, islamarkaana dusha ka saaray Masuuliyada dhibaatada ka dhalata dagaalada Kooxda Shabaab. Muqdisho, (TFG): Wasiirka warfaafinta xukuumada KMG ah ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in dagaalada la joojiyo, islamarkaana la xushmeeyo bisha barakaysan ee Ramadaan. Wasiirka oo u waramaayay warbaahinta dowladda ayaa nasiibdaro... 

Warqad loo tiiriyay in Sheikh Umal uu beeniyey Warkii Aljazeera oo….

Aug 19, 2010
Waxaa SomaliTalk soo gaarey nuqul qoraal la sheegay in uu ka soo baxay Sheikh Maxamed Cabdi Umal, qoraalkaas oo ay ku xusan tahay in Aljazeera ay bedeshay hadalkii Sheikha oo si khaldan u sheegtay. Qoraalkaas oo cinwaankiisuna yahay “Waxaadan Foofsannin makuu soo xarooday?” uuna ku saxiixan yahay in uu qoray Sh. Maxamed Macalin Cabdi Umal, kuna taariikhasan 19/08/2010 Nairobi Kenya, waxa... 
Halkudheg:

Ma dhabaa in Dowladda Suudaan ay dhex-dhexaadineyso Dowladda Federaalka KMG iyo Kooxaha ka soo horjeeda

Aug 19, 2010
Hadii ay Dowlada soo daabacato lacago cusub maxaa la filan karaa ?… Waxaa dhawaan dalka ku soo laabtey Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh ka dib markii Safar aan hore loo shaacin ku tagey Dalka Suudaan  wuxuuna kulan la qaatey Hogaamiyaha dalka suudaan Cumar  Xasan Al-Bashiir  waxaana la sheegay in kulankaas la iskula soo qaadey sidii Dawladda Suudaan uga qayb qaadan... 

Puntland: Jawaab Wasiirka Warfaafinta TFG iyo Mamnuucid

Aug 18, 2010
War saxaafadeed: Wasaaradda Warfaafinta Puntland – Ogoosto 18, 2010 – Dowladda Puntland waxay ku caan baxday xoriyadda saxaafada madaxa banaan waana marag ma doonto, marka loo eego dhamaan qeybaha kale ee Soomaaliya gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya oo sal dhig u ah DFKMG, halkaas oo ay caado ka noqotay tacadiga ay qeybaha ku hardamaya u geystaan Suxufiyiinta ka howl gala. Xaqa fikirka... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Suudaan u tegey Daabacaadda Lacag Cusub

Aug 17, 2010
Hadda ayaan sii geleynaa wershedda lagu samaynayo lacagta cusub: Safiirka DFKMG u fadhiya Suudaan Mahdi Abuukar Maxamuud Madaxweynaha DFKMG, Sheikh Shariif Axmed ayaa booqasho tegey magaalada Khartuum, Sudaan “booqashadaas ayaa la xiriirtaa sidii loo dhameys tiri lahaa heshiis ay Soomaaliya iyo Sudan wada galeen oo ku saabsan daabacaadda lacag cusub oo ay DFKMG ahi horey u weydiisatay dawladda... 
Halkudheg:

Sheikh Maxamed Umal oo Si kulul uga Horyimid Heshiiskii Jabhadda UWSLF iyo Itoobiya

Aug 17, 2010
Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa Jabhadda UWSLF ugu baaqay in ay deg deg uga laabtaan heshiiskii dhexmaray Jabhadda iyo Itoobiya, isagoo heshiiskaas u tilmaamay khald weyn oo ka hor imanaya Mabda’a Diinta Islaamka, oo qodobo ku jirana ay yihiin Gaalnimo Cad, waxana uu sheegay in uusan waxba ka ogeyn heshiiskaas… Waxaa sidoo kale heshiiskaas in uu khalad ahaa ka hadlay Sh. Xasaan Xuseen oo... 
Halkudheg:

Safiirka DFKMG Kenya: Gurigii Safaaradda ee la iibsadey waa la soo celinayaa, waxaase weli ku muransan Hindigii iibsadey

Aug 16, 2010
“waxaan u sheegnay in sharciga dibloosiyada ay qalad tahay in dhul uu ay leedahay safarad milkiile uu iibsan karo” — Waxa kale oo Safiirku sheegay in Kenya ay furayso “xuduudda” ay la leedahay Soomaaliya… Waraysi: Halkan ka dhegeyso ama soo rogo (mp3) Safiirka Dowlada Fadaralka KMG u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur (Cali Americo) oo qadka talephonka saxaafada... 
Halkudheg:

DFKMG oo War-Saxaafadeed ka soo saartay Weriyaha lagu xiray Puntland

Aug 16, 2010
War-saxaafadeed: Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda FKMG ah waxay ka xun tahay xarigga loo geystay agaasimihii idaacadda Horseed Media, C/fataax Jaamac Mire oo lagu xakumay 6 sano oo xarig ah iyo ganaax dhan $500. Dowladda FKMG ah waxay la wadaagtaa Maamulka Puntland khatarta kooxaha dowlad iyo nabad-diidka ah, waxayna kala shaqeyn doontaa sidii kooxaha nabad-diidka ah looga sifeyn lahaa dalka. Wasiirka... 
Halkudheg: