Home » Warar
Xukuumadda Farmaajo maka badbaadi doontaa shirqoolka la doonayo in lagu maja-xaabiyo xeerka Dhul-badeedka Soomaaliya ee soo jirey 39 sano
Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya ee la doonayo in la boobo…. “200 mayl ma aha Xuduudka Badda Soomaaliya” Dr. Cilmi Axmed Ducaale SII AKHRI…
Read More →
Muhiimada Cilmiga iyo Culimada: Sh. Maxamed Shaafici
Waxaa inoo Socda Muxaadarooyinkii aan ugu magacdaray “Diintu Waa nasteexo iyo Dhidibaynta dacwada” Sh. Maxamed Shaafici ayaa caawa aad ugu dheeraaday “Muhiimada Cilmiga iyo Culimada”. Fadliga cilmigu leeyahay inuu yahay Sharaf xataa qofka aan cilmiga lahayn jecelyahay inuu sheegto. Sidoo kale Sh. Maxamed Shaafici ayaa aad ugu dheeraaday fadiilada iyo wanaaga ahlul cilmigu...
Muqdisho: Wasiirro Dalka ku soo laabtay (cod, sawirro iyo qoraal )
Wasiirada xukuumada cusub qaar ka mid ah ayaa Sabtidii muqdisho soo gaarey xilli xarunta madaxtooyadana ay ka socotay dhaarinta golaha xukuumada uu soo dhisay raiisal wasaraha DFKMG Farmajo ,waxaana imaatinkooda ku soo aadey xilli xildhibaanada golaha barlamankuna ay ku heshiiyeen meelmarinta ansixinta golaha wasiirada..
Dhegeyso wasiir ka mid wasiirada soo laabtay
Wasiiradii Sabtidii...
Xukuumadii Raiisul Wasaare Farmaajo oo Codka Kalsoonida ka heshey Golaha Baarlamaanka
Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Golahiisa Wasirada oo maalmahan Wadnaha Farta ku hayey ayaa maanta (Sabti Nov 27, 2010) waxay Codka kalsoonida ka heshey Golaha Baarlamanka kadib markii Cod Gacan taag ah ay ku heleen Codka Kalsoonida 251 cod ayaa ogolaatey Xikuumada Farmaajo Waxaa diidey 92 Xildhibaan mana jiraan cid ka aamustey.
Intii aan la guda gelin Codsiinta xukuumadda Farmaajo...
Hay’adda SOMWA oo Ururada Bulshada iyo Saxaafadda u qabatay Siminaar ku saabsan qaabka loogu ololeyn karo dhibaato jirta
Waxaa Hotelka Bakiin 4 ee Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyey siminaar ku saabsanaa Advocacy and Lobby waxaana siminaarkaan soo qabanqaabiyey Haya’adda Somali Media Women Associated oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano SOMWA Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed,waxaana ka qaybgalay siminaarkaasi ilaa iyo 30 xubnood oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Suxufiyiin .
Halkan...
Raiisul Wasaare Farmaajo oo looga digey in uu dib u soo nooleeyo Heshiiskii Badda ee Fashilmey
Midowga Yurub oo Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ku Cadaadinayo in la Ansaxiyo Dawladda Farmaajo – Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya — —
SII AKHRI…
Read More →
Faahfaahin dheeraar ah: Nin reer Minneapolis ah oo lagu diley Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Dil loo geystey Nin Raiisul Wasaare Farmaajo uga yeerey Minneapolis oo lagu diley Muqdisho
Waxaa Arabacadii Magaalada Muqdisho lagu Diley nin Ganacsato ah oo gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ugu Yimid in gacan siiyo Raiil Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Waxaana Ganacsadahaas lagu magacaabaa Bashir Axmed Cabdi oo da’diisu ahay 51 Sanno wuxuuna...
Midowga Yurub oo Hanjabaad kulul u diray Baarlamaanka DFKMG
War-saxaafadeed ka soo baxay ergada Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay kulankii baarlamaanka ee fashilmay November 22, kaas oo lagu ansixin lahaa xukuumadda uu soo magacaabay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka kumeel gaarka ah, Maxamed C/laahi farmaajo.
Warsaxafadeedku waxa uu si kulul u cambaareeyey kulankii baarlamaanka ee fashilmay iyo “hab-dhaqankii...
Boqolkiiba 80% Dadka lagu dilay Muqdisho oo lagu eedeeyey AMISOM iyo DFKMG
4,260 qof ayaa lagu diley Muqdisho, waxaana la dhaawacay 12,567 qof, intii u dhaxaysan 2009-2010 –
Warbixin ay qortay jariidadda WashingtonPost oo soo xiganeysey tirakoobkii ay soo bandhigtay hay’adda Lifeline Africa oo sheegtay in dadka shacabka ay Muqdisho lagu diley labadii sano ee ugu dambaysey ay kor u dhaafeen 4,200 qof, isla markaasna ay Muqdisho ka halis badan tahay Afghanistan...
Warbixin iyo Baaq ku socda Soomaalida oo Idil: Bannaanbax Nabadeed oo lagu difaacayo Badda Soomaaliya
Waxaan Soomaalida oo idil ka codsanayaa ( Dowladda, Mucaaradka, Shicibka iyo Dowlad Goboleedyada) in aay sameeyaan hal maalin BANAANBAX NABAD AH oo ula geedadeedu tahay in aan ka badbaadno qorshaha gurracan oo cusub oo lagu boobayo badda Soomaaliya. SII AKHRI….
Read More →
Yuusuf Indha-Cadde oo daboolka ka qaaday inuu gebi ahaanba kala baxay ciidamadiisii Dowladda FKMG
Indhacadde oo sheegay in uu ka baxay DFKMG….
Yuusuf Max’ed Siyaad (Indho-Cadde) oo dhawaan sheegay in uu yahay Guddoomiyaha Ururka Xisbu Islaam (garabkii hore heshiiska ula galay DFKMG) ayaa maanta (Nov 24, 2010) shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, waxa uuna daboolka ka qaaday in uu gebi ahaanba uu ciidamadiisii kala baxay Dowladda Federaalka KMG isla markaana aagagii ay ciidamadiisii...
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Marxuum Maxamuud Faarax Cumar Indhabur oo Geeriyoodey
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee DFKMG,Marxuum Maxamuud Faarax Cumar Indhabur, ayaa xalay (Nov 24, 2010) u geeriyoodey magaalada Muqdisho. Waxaana marxuumka lagu aasay magaalada Muqdisho. Geerida marxuumka waxaa qoraal tacsi ah ka soo saaray madaxweynaha DFKMG, qoraalka oo u qornaa sidan:
………..
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay maalmo baroor-diiq qaran
Inaa Lillaahi wa inaa...
Ciidamada AMISOM oo warsaxaafadeed ka soo saaray dad shacab ah oo ay ku laayeen Muqdisho
Ciidamada AMISOM ayaa warsaxafaadeed ka soo saaray dad shacab ah oo ciidamadaasi ay ku dileen Muqdisho, waxaana warsaxafadeedka AMISOM u qornaa sidan:
War saxafadeed November 23 2010
Arrin aad u foolxun oo wax laga xumaado ah ayaa maanta oo Talaado ah ka dhacay Magalada Muqdisho oo ay ku dinteen laba qof oo rayid ah.
Baaritaan ayaa socda balse waraarka nasoo gaaray ayaa tilmaamaya in kolonyo gaadiid...
Nin Soomaali ah oo lagu diley xaafada Eastleigh
Talaada: 23 November, 2010. Star FM. Nairobi, Kenya….
Ninkan Soomaaliga ah ayaa waxaa diley tuugo, iyagoo toorey kala dhacey dhuunto, dhiig bax badan kadib halkii ayuu ku naf waayey.
Dadweynihii ka ag dhawaa halka uu falka ka dhacey ayaa aad ugga naxey, wuxuuna wakhtiga ku beegnaa xili hore oo aroortii ah, kaasoo dadka intiisa badan ay jiifeen.
Ninkan markii la dilayey waxa uu u socdey garoonka...
Kullaankii Baarlamaanka ee Codka Kalsoonida lagu siin lahaa Golaha Wasiirada Cusub oo ku dhamaaday Feer iyo Haraanti
Kulankii Baarlamaanka oo Buuq ku dhamaaday, xukuumaddii Farmaajo oo aan la ansixin ….
Kulankii baarlamaanka DFKMG ayaa Maanta (Isniin Nov 22, 2010) lagu kala dareeray kaddib markii buuq xoog leh ka dhacay, arrintaas oo kadambaysay kaddib markii ra’iisul wasaaraha DFKMG Maxamed C/laahi Farmaajo uu baarlamaanka horkeenay golahiisa cusub ee wasiirada si ay u ansixiyaan, taas oo buuq ka dhashay...
Wasiir-xigeenkii labaad ee Golaha Wasiiradii uu Magacaabey Raiisul Wasaaraha DFKMG oo is ka Casiley Xilkii
“Waxaa laga baxay heshiiskii Jabuuti iyo kii Mpaagathi, sidaas daraadeed waan is casilay….” Faysal Cumar Guuleed —
Markii uu Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu balaariyey Golahiisa Wasirada isla markaana u ku kordhiyey 9 Sagaal Wasiiru Dowlo iyo 18 Wasiir ku xigeen ayaa waxaa isa soo taraya Mucaaradada looga soo horjeeda Dhismaha Dowladda Cusub.
Waxaa Axad...
Shirkadda Diyaaradaha Himilo Airlines oo Dib u Habeyn Heer Sare ah lagu Sameeyey
Shirkadda Diyaaradaha Himillo AirLines oo aad uga barteen in ay Xamuul idiinkaga soo qaado dalka Imaaraadka Carabta Isla markaana Muqdisho ka qaado Xamuul (Cargo) ayaa waxaa Shir Jaraaid Xafiiskiisa ku qabtey Wakiilka Shirkadda Himilo Airlines ee Magaalada Muqdisho Daahir Xaashi Warsame wuxuuna ku faahfaahiyey in dib u Habeyn lagu sameeyey Shirkadaas wuxuuna sheegey in Howlihii dhinaca...
Warbixin: Dhismaha masjidka Tawfiiq ee Oslo Norway
Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu.
Allah s.w. ayaa mahad dhammaanteed iskaleh.
Walaalayaal waxaa dhawaan si rasmi ah u bilaabmay taariikhdu markay aheyd 18.10.2010. Masjidka Tawfiiq Islamic Center Oslo Norway Wuxuuna ku dhamaanayaa Muddo Sannad ah oo ku aaddan 30.09.2011.Wuxuuna ka kooban tahay;
Basement (underground) iyo shan dabaq oo sare oo isugu jira ;
Fasalo.
Qaacooyinka salaadda...
Suldaan Ciise Xasan Cumar oo xalay fiidkii lagu dilay Boosaaso
Allah h au naxariistee waxaa magaalada Boosaaso xalay (Nov 20, 2010) magaalada boosaaso lagu diley Suldaan Ciise Xasan Cumar.
Tacsi: – Geeri Naxdin iyo Argagax Leh
Dhammaan Beelweynta Cali Saleebaan ee ku nool magaalada Leicester ee dalkan Ingiriiska waxa ay si wadjir ah u canbaareynayaan falka dilka ah ee loogula kacay Suldaan Ciise Xasan Cumar oo caawa fiidkii lagu dilay magaalada Boosaaso.
Allaha...
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo sheegay in Boqolka Maalmood ee ugu horeeya ay Xooga saari Doonaan Ammaan
Bishii Oktoobar ayaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Waxaa uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ka dib markii uu iscasiley Raiisul Wasaarhii Hore ee DFKMG Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxayna Iscasilaadiisa ku timid ka gadaal markii ay iska horyimaadeen Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh. Farmaajo ayaa maanta...
Madaxweynaha maamulka Somaliland oo la kulmay Zenawi
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Itoobiya ayaa November 18, 2010 waxa uu magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo halkaas oo ku tegey booqasho saddex maalmood ah, kaddibna uu uga sii gudbey dalka Ingriiska. SII AKHRI
Read More →
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya SII AKHRI
Read More →
Taariikh nololeedkii Suldaan Xaaji Cali BAALE iyo Tacsidiisii
Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale ilaahay ha u naxariistee,waxa uu ku geeriyooday Gobolka Wardheer ee Soomaali Gelbeed,waxa uuna ahaa Suldaanka guud ee Beesha reer Biciidyahan, waxa uuna jeclaa in laga shaqeeyo nabada iyo horomarka bulshada Soomaaliyeed meel kasta ay joogto, wuxuu ku dhashay baadiyaha tuulada Dagaari ee Gobolka Mudug koonfurta magaalada Gaalkacyo 1925 markay taariikhdu aheyd.
Ilaahay...
Xisbiga Hantiwadaaga islaamka ku dhisan oo soo saaray Baaq ku wajahan Puntland
KU: Dhamaan shacabka soomaliyeed kooxihiisa kala duwan meel ay jooganba.
KU: Dowladda faderaalka ee Soomaliya
KU: Dowladda maamul-goboleedka Puntland
OG: Golaha dhexe ee xisbiga hantiwagaada islaamka ku dhisan.
Xisbiga Hantiwadaaga islaamka ku dhisan wuxuu si aad ah u inkirayaa isagoo cambaaraynaya go’aamadda dowlad-goboleedka Puntland ee ku aadan qaabkii uu Ra’iisal Wasaare Maxamed C/llaahi...
Mid ka mid Golaha Wasiiradii uu Magacaabey Raiisul Wasaaraha DFKMG oo is ka Casiley Xilkii
Markii uu Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu balaariyey Golahiisa Wasirada isla markaana u ku kordhiyey 9 (Sagaal) Wasiiru Dowlo iyo 18 Wasiir ku xigeen ayaa waxaa maanta (Jimce Nov 19) shir Jaraaid qabtey Mid ka mid ah Wasiir ku xigeenadii uu magacabey Raisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo wuxuuna daboolka ka qaadey in uu iska casiley Xilkii Wasiir ku xigeen ee Wasaarada...




