Home » Maqaallo

Gooni isu-taagga tuulooyinka iyo jifooyinka [1] | Sh. Axmed C/samad

Apr 28, 2010
 Sheikh Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Jifo walba waxay laamiga ka dhisatay tuulo u gaara; si ay ugu noqoto xarun iyaga loo yaqaan. Tuulooyinkaas la weegaaray maaha deegaan samaysi iyo magaalo dhisasho midna ee waa ficil lagu muujinayo jiritaanka gaar ahaaneed ee jifadaas. Si kale haddii loo dhoho waa ku dhawaaqid dawlad gaara iyo gooni isu-taag ay jifadu isaga soocayso dadka kale ee dhalashada... 
Halkudheg:

Salafiyadu ma tacasubkii mad-habiga ahaa bay soo celinayaan ?! | Shiikh Saahid

Apr 27, 2010
  ( Qisadii ka dhacday Masaajidka Ibnu Tiimiyah ee OHAAYO, USA ) Horudhac : Shiikh mohamed ibnu idris AL-shaafici wuxuu ahaa Caalimkii reer Qureeyshayd ee uu Nabigu sheegay in uu dhulka ka buuxin doono Cilmi,taasna waxay ku timid sida uu u mideeyey labaddii Dugsi ee hortiis jiray Dugsigii reer Ciraaq ee Qiyaaska ku dhisnaa ee uu hogaaminaayey Imaam Abuu Xaniifa RC iyo Dugsigii ahlu Xadiis ee Reer... 
Halkudheg:

Taariikhdiina iyo Wax tarkiina waxaa yaqaana shacabka Soomaaliyeed | Yaasiin Maxamed Xaaji

Apr 27, 2010
Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif SHeekh Axmed ma ka badbaadi doontaa dhaqanka wax dumineed ee Shariif Xasan Sheekh Aadan Wasiirka Maaliyadda ee TFGda Xilligan ?? iyo Asxaabtiisa !! Shariif Xasan waxaa markii ugu horeeysay lagu dhex arkay masraxa siyaasada qasan ee Soomaaliya geba gabadii shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee lagu qabtay dalka Kenya kadib markuu xubin ka noqday... 
Halkudheg:

DHUL DIHAN IYO DAD DALKA IYO DIBADA BAYLAH KU AH | Mohammed Jarate

Apr 24, 2010
Marka kowaad waxaa mahad oo idil ıska leh rabiga cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta badan,una doortey nabi maxamed (N.N.K) kii lagu khatımey nabiyada. Marka labaad waxaan u mahad celinayaa maamulka soomaalıtalk ıyo aqrıstayaasha soomaalıyeed ee sıda joogtada ah u soo booqda mowqacaan. Haddi aan mowduuceyga gudo galo,waxaan shakı... 
Halkudheg:

Ogeysiis Muhiim ah : Macaamiishii Shirkaddii Barakaat

Apr 23, 2010
Ogeysiis Muhiim ah        Waxaa si Xushmad leh looga Codsanaynaa Dhamaan Macaamiishii Shirkaddii Barakaat ee ay uga Xayirmeen hantida lacageed Xawaalad ama Amaano la dhigtay meel kasta oo ay aduunka ka joogaan in ay nagala soo Xiriirraan Email-kaan bbsmog2010@hotmail.com  ama Tell +25215500979 ama 652930 Mog Somalia Si loola Socodsiiyo meesha ay wax marayaan fadlan ha nagala Daahina Xiriirkiina... 
Halkudheg: ,

Ma Dalkii Soomaaliya ayaa burbursan mise dadka Soomaaliyeed………!

Apr 10, 2010
Qore: Maxamed Xaaji Xuseen Raage Nin baa waxaa la yiri dhaanshey markaas baa Haani ka biya deysey markaas ayuu mudo la xarbiyay inuu haantii si wanaagsan u afduubo oo lingaxa ku adkeeyo isagoo quus jooga welise aan ka harin howshii ayaa waxaa biya deys bilowday Haan kale markaas buu yiri ”Ma Haan Haantan arkaysaa biya celineysa”.   Dal bur buray iyo dowlad la tuuray waa la arki jirey balse... 
Halkudheg:

SAYID QUTUB ! : MA SHIIKHBAA MISE MUFAKIR ISLAAMI ?!

Mar 27, 2010
 HORUDHAC : SAYID QUTUB waa shakhsiyad aad la iskugu khilaafsan yahay se la isku raacsan yahay in uu Caan ka yahay Dunidda Islaamka iyo Adduunka oo dhanba. Waxaan ku dadaali doonaa in wada koobo arrimaha la qabo oo dhanba anigoo cadaalad falaaya isla markaasna dadka ku xadgudbayna sheegaaya kuwa xaqiisa yareystana sheegaaya, isla markaasna saari doona insh-alaah miisaan Islaami ah . Waxaana soo qaadan... 
Halkudheg:

Waaya-arag hadduu talin lahaa, yaa wax fudud mooday?

Mar 22, 2010
Inaad si fudud wasiir ama xildhibaan kaga noqotid Somali waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad tahay af-miinshaar yaqaana sida loo kiciyo beesha , sida loo qanciyo odaaysha dhaqanka dhaqan rogmay ee aan dantooda maahane aqoon danta guud , waa inaad xariif ku tahay beenta iyo khiyaanada , waa inaadan lahayn damiir wadaniyad , marka aad intaas kasoo baxdid way sahlan tahay in lagaa dhigo wasiir . Shaqada... 

SOOYAALKA WAXBARASHADA SOOMAALIYA | C/qaadir Maxamed Xasan

Mar 19, 2010
Waxbarashada Soomaaliya waxay soo martay heerar kala duwan. Waxaan qormadaan ku soo bandhigi doonnaa marxaladihii kala duwanaa ee waxabarashada dalku soo martay, iyadoo aan u kala qaadi doonno xilliyo kala duwan kuwaas oo kala ah: 1- Marxaladdii Isticmaarka ka hor. 2- Marxaladii Isticmaarka. 3- Xukuumadihii Rayidka. 4- Xukuumaddii Kacaanka. 5- Marxaladda Burburka. 1- WAXBARASHADA SOOMAALIYA ISTICMAARKA... 
Halkudheg:

Buun Buuninta Xizbiga Ahlu Sunna – Waa marin habaabin Hor leh | WQ. Warsame

Mar 19, 2010
Dhagaha Shacabka Soomaali waxaa Daaliyay in Maalin kasta la Maqashiiyo Buunbuunin Xizbi ama Urur Cusub, ayadoo loo Muujiyo in Kooxdan kaliya ay tahay tan Xal ka keeni doonta Dhibaatada Gaamurtay ee Wadanka Soomaliya!!. Waxaa waayihii lasoo Maray Daaliyay Shacabka Soomaali Ururo wata Magacyo tusinaya in ay Wadaniyiin yihiin sida :(Ssdf, Snm, Usc ,Sdm,Sbm) waxaa ka muuqda ururadaas dhamaan in magaca... 
Halkudheg:

Maxaa keenay in Adis-Abab heshiis ay ku saxiixdaan Dowladda Federaalka iyo Ahlu-Sunna Waljameeca

Mar 15, 2010
Maalmahan waxa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kulan uga socday Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Waljameeca, waxaana kullankaasi ka qaybgalay mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan labada dhinac, waxaana heshiiskaasi ka soo shaqeeyey beesha Caalamka oo iyadu dooneysa in Dowladda Federaalka ay xoog milatari ka hesho dhinaca Ahlu Sunna Aljameeca, waxa uuna heshiiskaasi soo maray marxalado kala... 
Halkudheg:

AL-Shiikh AL-Callaamah Maxamed Saalax AL-Cuthaymiin (3)

Mar 13, 2010
  ( Fatwadiisii ku saabsaneyd is qarxinta in aysan banaaneyn) Shiikhu wuxuu leeyahay Fatwo ku saabsan isqarxinta ma banaan tahay ???? oo uu jeediyey markii Falastiiniyiintu ay isqarxin jireen Sagaashameeyadii. Wuxuu Shiikhu yiri asagoo arrintaas ka hadlaaya : ( … Se waxa Dadka qaarkiis falayaan ee isqarxinta ah asagoo soo qaadanaaya aalad qaraxda kadibna uu gaalada(1) ku qarxinaayo asgoo dhexdooda... 
Halkudheg:

Sirta ku Soohan Siddeeda Maarso | Abdilqani Haji-Ali

Mar 7, 2010
Waxaan ku bilaabayaa magaca Ilaahay waxaana ammaan iyo salaam u dirayaa Nebigeena Muxamad(nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha haatee), hooyooyinkii muuminiinta, saxaabadii sharafta lahayd iyo intii ku raacday hanuunka.– waxaan qoray maqaalkan sannadkii hore 2009 waxaanay iga codsadeen walaalo fara badani inaan ugu soo celiyo sannadkan 2010. Waxaanu shaki ku jirin in wax kastoo la qabto ama la... 
Halkudheg:

Fiitamiin-D | Abdirahman Hashi

Mar 5, 2010
Fitamiinadu waxay aad muhiim ugu yihiin jidhka, waxaanay ka qeyb qaataan falgalo badan oo ka dhaca jidhka taas oo fududeysa in uu dheefshiidku si fiican u shaqeeyo.   Fitamiinada waxa loo qeybiyaa laba qeybood oo kala ah, qeyb ku milanta dufanka iyo qeyb ku milanta biyaha. Kuwa ku milma dufanka waxay kala yihiin: A, D, E iyo K, fiitamiinadani si uu jidhku u qaato waa in ay cuntada aad cunaysaa ku... 
Halkudheg:

Xalinta Khilaafka Soomaaliya: 20kii Sano ee Aynu Saarneyn Qabiilka iyo Qori Caaradiis

Mar 3, 2010
W.Q. Axmed Q. Faarax1, Hordhac Tan iyo intii ay bur burtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa kasoo wareegatay kudhawaad 20 sano, oo ay bulshada Soomaaliyeed lasoo gudboonaadeen dhibaatooyin waa weyn iyo khasaarooyin naf iyo maalba leh. Waxaadse weli dareemeysaa in xaaladda Soomaaliya ay, “tahay faanoole fari kama qodna”. Dad badan oo Soomaaliya ka qaxay iyo kuwo iskood u hayaamay intuba waxaa... 
Halkudheg:

Hambalyo Mamnuucidii iyo is Hortaagii WFP | Dr Yusuf Issa

Mar 3, 2010
Walaalaha Websideyada waxaan ka codsan inaad soo bandhigtaan fikirkaan waayo muddo ayaan sugayey cid arintan u istaagta mana ihi anigu Alshabaab balse Alle baa og sidaan ugu riyaaqay iney horistagaan WFP ,koley waa dhici kartaa Qofkii fikir gaaban ama ani iga garasho badan ( micnaha aqoon la isku haleyn karo u saaxiib ah) inuu isdheho masaakin Somali ah baa galey laga Hor istaagay ee in WFP la horistaago... 
Halkudheg:

Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii | ibrahim mohamed

Mar 1, 2010
Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga.Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay, Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka... 
Halkudheg:

Faallo ku saabsan heshiiska ASWJ iyo DFKMG

Feb 27, 2010
Dr. Maxamud M. Culusow Heshiiska ay Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) iyo Dowladda Federaalka KMG (DFKMG) ku gaareen Magaalada Addis Ababa, Ethiopia horraanta Bisha Maarso 2010 waa amar ka soo baxay Dowladda Ethiopia oo ah dal ay DFKMG iyo ASWJ ku tiirsan yihiin. Duruufta ka taagan Soomaliya ayaa dad ujeedo gaar ah leh ku qancisay in Ethiopia tahay Taliyaha Guud ee Soomaliya halka ay Ethiopia iyo... 
Halkudheg:

QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN

Feb 22, 2010
Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay Walaalaheena Soomaaliyeed ee lagu takooro heybta ay ka soo jeedaan. Waa dhacdo... 
Halkudheg:

Wadahadal iyo Colaad aan Dhamaad Laheyn…..

Feb 22, 2010
Guud ahan Marka laga hadlayo dhinaca wadahadalka iyo colaada ee dunida ,waxa  umad kasto ledahay qabab kala duwan ay ku xaliyan qilafadka ka jira markasi dhexdoda, waxane intoda badan  qababkas uu kusaleysan yahay dhaqanka iyo diinta, Inta badan sida lashego dhaqanka aya waxaa uu qeyb weyn ka qataa daminta qilafadka ka dhax aburma bulshada, dhinaca kale waxa hadane ladhihi kara umad kasta waxa ay... 
Halkudheg:

Abwaan Cabdirashiid Cumar Al-Khaalidi (ina cowsgurow). Oo soo bandhiga ”Haan Gabayeedkiisii” ugu horeysay

Feb 20, 2010
Abwaan Cabdirashiid Cumar Al khaalidi (ina cowsgurow). Waa Abwaan da’yar oo ku dhashay Magaalada Garissa Sanadku markuu ahaa 1980. Waxuuna ka mid yahay hada Hal abuurada Soomaaliyeed, Abwaanku wuxuu Gabayo ku tiriyaa Luuqadaha Igiriiska iyo Soomaaliga iyo luuqada sawaaxiliga, isagoona hada soo saaray Calajad cusub oo ka kooban Toban Gabay. Si ka gedisan abwaanadii isaga ka horeeyey iyo waliba fanaanintii... 
Halkudheg: ,

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karaan dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 2aad

Feb 17, 2010
Qaybtii 1aad Halkan ka akhri Qore: Saciid Cali Shire Qoraalkii hore, waxaan wax ka tilmaannay xilliyada dawladuhu, sida qaalibka ah, daabacaan lacag cusub. Waxaan sheegnay in saddex xilliba la daabaco lacag cusub: marka waddan ka soo kabanayo bur-bur dhaqaale, sida sicir barar; marka waddan ka guurayo nidaam una guurayo nidaam kale; iyo marka wax laga beddelayo tayada warqadda lacagtu ku daabacan tahay.... 
Halkudheg: ,

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybta 1aad

Feb 17, 2010
In kastoo hadal haynta daabacaadda lacagta cusubi la soo bilaabmatay dawladda cusub ee ku meelgaarka ah (TFG), haddana ka dhabaynta arrintaasi waxay soo if baxday dhowrkii bilood ee la soo dhaafay markii xubno ka mid ah xukuumaddu warbaahinta u xaqiijiyeen in hawshaasi meel fiican marayso. Marka laga reebo waraysiyo dhowr ah oo u badan qaylo dhaan, dhaliillo iyo difaac maahee ma jiraan daraasado cilmiyaysan... 
Halkudheg: ,

Sifooyinkee lagu xulan jiray saxafiga idaacad ka shaqeynaya?

Feb 15, 2010
“waxaan ugu jecelahay wariye hebel sababtoo ah aad buu u cod macaan yahay, Suurto galna ma ahan in aan dareenkayga meel kale u duwo ilaa uu idleeyo aqriska warbixinta” waa oraahyo aad maqli karto in badan marka laysla soo qaado idaacadaha iyo wariyayaasha ka shaqeeya. Waxaa kaloo iyana suurto gal ah in ay dhegahaagu maqlaan hebel ama heblaayo kuma haboona in ay television ka hadlaan, hebel iyo... 
Halkudheg:

Maxaa Soomali ka Quseeya Maalinta Jaceylka?!! | Asad Cali

Feb 9, 2010
Waxaa Laga Maarmaan ah in aan wax ka niraahdo wax walba oo Quseeya Nolosheena , maadaama uu Illaah naga Dhigay Dad Muslimiin ah, waxaa lagama maar ah in aa wax walba oo aan Sameyneynaa u Bandhigaa Shareecada Islaamka, si aan u kala Garano maxaa Khilaafsann, maxaase Waafaqsan Sahreecada, Maxaan Ajar ka heleyaa Maxaanse Dembi nagu ah hadii aa nahay Musliin?.   Waxaan ula jeedaa waxaa Maanta Dunida ka... 
Halkudheg: