Home » Maqaallo
Waa su,aale Wasiir beeshiina ah iyo wadanka keebaa wayn?
(wax iswaydiini ma xumee wax is waydaariskaa daran)
Waxaan maanta qalinka u qaatay inaan faalo yar oo kooban ka idhaahdo wacyiga umada soomaaliyeed iyo waqtiga lagu jiro. Sida aan markhaatiga ka wada nahay waxaa la soo maray marxalado mid waliba lahayd taariikhdeeda , mugdi fara badan iyo meertooyin adag.
Qof kasta oo soomaliya oo mudakar ah ama qaangaar waxaa uu ogyahay wadcanka...
Macnaha dib-u-heshisiin | C/wahab Baajeey
Waxaa maqaalkan fasiraad looga bixin doonaa macnaha erayga dib-u-heshisiin iyo qaabka dib-u-heshisiin looga fulin karo dalka Soomaaliya.
Inta aanan u guda galin xaaladda Soomaaliya, aan marka hore meel dhigno macnaha erayga iyo goorta ay munaasab ama lagama maarmaan tahay dib-u-heshisiin.
Macnaha
Waxaa hubaal ah in is af-garawaa uu imaan karo, mar hadii ay kulmaan aadane, xaywaan ama kooxo. Is af-garwaa...
Fashilka ganacsiyada yar-yare e soomaalida ( qeybta 2 aad )
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Qormadaan oo aan u kala qeybiyay labo qeybood ayaan qeybtaan labaad kaga sii hadli doona waxyaabaha sababa fashilka ku yimaado ganacsiyada yar – yare e soomalida , iyo talooyin .
11- Hadafka oo aan cadeyn : Inta aan la bilaabin wax ganacsi ah ama urur oo aan dadka la isku keenin waa in...
Qoraal ka soo baxay Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya oo ku wajahan Farmaajo
“Maxamed (Farmaajo) uma qalmo In uu Soomaaliya Raisul Wasaare u noqdo” … …
REF: SSIC/129/2010 DATE: 24/10/2010
War Saxaafadeed
Ujeeddo: Dhaleeceyn
Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka, Culumaaudiinka iyo Waxgaradka Koonfurta Soomaaliya waxay si weyn ugu doodeen ka dib markii ay arkeen buugii uu qoray Maxamed Cabdulaahi...
MURUGO ( Gabay) | Waxa tiriyay : Aadan Maxamed Cabdi
naaleeye2008@hotmail.com
Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah,
Walaalayaal, salaan ka dib, Waxaynu wada ognahay dhibaatada muddada dheer haysata dadka soomaaliyeed iyo dagaalada aan dhamaadka lahayn. Maalin walba waxaynu TV-yada ka daawannaa dhaawaca iyo dhimashada aan la koobi karin oo qofkasta oo damiir leh ama islaamnimo ku jirto uu ka danqanayo.
Gabaygan danqashada ah oo aan u bixiyay Murugo waxaan...
Farmaajo: Qoraal uu Taariikh nololeedkiisa kaga waramo
Magacayga waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdulaahi Maxamed faramaajo. Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho, sanadku markuu ahaa 1962. Waxaan dugsi dhexe uga baxay Foorta-Sheekh ama 1da Luuliyo. Dugsigayga dhexe waxaa ku dhameeyestay iskoolkii loo yaqaanay Maxamuud Xarbi, Kan sarena Waxaan uga baxay Farsamada Gacanta ee Lafoole.
Waxaan shaqa ka bilaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dabaayaqadii sanadkii...
Qorshaha Horumarineed ee Puntland, 10 sano ee soo socota.
Hey’ada Somaliyeed Ee Darasaadka Arimaha Bulshada (HSDAB)
Horudhac
Ilaa iyo intii dowladdii dhexe ee somaliya ay burburtay , wuxuu dalka somaliya galay Marxalado xun oo ayka mid tahay dowladlaáan fowdo iyo jahwareer. Sidoo kale waxaa babarbar socday burburkaas dowlad gobaleedyo dalka kadhismay kadbib burburkii dowladii dhexe ee Somalida. Dowlad goballeedyadaan oo ay kamid yahiin Puntland...
Faalo: Fashilka ganacsiyada yar-yar ee soomaalida ? (1)
Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Faaladaan ayaan rajeynayaa in aan kaga hadlo fashilka ku yimaado ganacsiyada yar yare ee soomaaliyeed waxyaabaha sababa , iyo sida ay ganacsatadu ugu gudbi karto aniga oo faaladeyda ku jeex jeexi doona sida ay yihiin iyo kuwa keena fashilkaa iyo bur-burkaa .
Ganacsiga ayaa ah mid...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? . Q.7aad | Al-Hasani
Noolasha Doha iyo in caruurta lagaysankaro(A)
Assalaamu Alaykum. Aad ayaan ugu mahad celinya intiinii ila soo xariirtey ee iga codsaday inaan warbixin ugu soo diyaariyo noolasha Doha . Dabcan, waa dadka Europe iyo meelahaas jira ee raadinaya meeshii ay ula cararilahaayeen caruurta!
Sida caadada ah waxaan xasuusinayaa walaalaha kucusub maqaaladan taxanaha ah inay dib u eegaan qoraaladii hore si ay sheekadu...
Afeef Kuuma Laabno Ee U Fiirso Magacaabista Wasiirka Kowaad. Fariin ku socoto Madaxweyne Shariif Shikh Axmed
Arrintu waa dhanaantahay ,muqdisho dabka ay saaratahay kulayl uma dhino , kar-karkaas waxaa u dheer dhagar qabe, mid dhiiga ummaddeena ka taajira, mid warka iyo dad isku dirkooda ka taajira iyo mid xoola ceebeedka tuuksika lagu soo helay derbiyadeeda u taagan.
Madaxweyne Shariif Shikh Axmed, sharafki aad ku heshay Xabashi bixideeda shidda badan ayaa laga helay . horaba dhib, rafaad iyo dhiig daahira...
Dunida Caalamka iyo Dandarrada haysata Dadka Soomaaliyeed | Daadurey
Soomaaliya ayaa waxay soo martay marxalado kala duwan oo siyaasadeed, dhaqaalo, iyo bulsho oo dhammaantood raad adag ku reebay xasilooni darrada ka jirta dalka iyadoo laga tibaax qaadanayo sooyaallada taariikheed ee ma guuraanka ah taasi oo salka ku haysay bilowgii dagaalladii sokeeye , oo gobolada dalka Soomaaliya qaar ay noqdeen “guriyihii gaajada iyo geerida “oo kumaan kun oo rayd...
KU CIBRO QAADO CAYNABA!!{Mohamed Nuur Mooge(Somali6)
Haddi aan wax yar ka idhaahdo Arimaha ka Dhacay magaalada CAYNABA maalmihii la soo dhaafay. Ee ku saabsan labada Dumara ee la kala yidhaahdo Asiya Jamac Ali iyo Xiis Mohamed Diiriye Ee laga Afduubay Maxkamada ku dhex taala Magaalada CAYNABA ee Gobalka seeraar.
Arintaasi waxay na xasuusinaysaa Khader Qodax Digaale oo la yidhi wuxuu dilay Fanaankii Ahmed Gaceyte Inta maxkamad Magaalada hargeisa la soo...
Hooyo !!! ifka Hibo Ku Nooloow Aakhiro Halkii Roon !!!! | Saahid
Horudhac :
Cinwaanka Maqaalkayga waxaan ka soo Shaxaaday Heestii Hooyo ee Abwaanka weyn ee Mohamed Warsame Hadraawi ee uu ku luqeeyo Boqorka Codka Mohamed Saleemaan.
Waxay Qoraayaashu Dhahaan ( laa mushaaxaata fil Cinwaan) !!!
Haddii aan xoogaa ka soo Qaato Abwaanku wuxuu ka yiri Sifaha Hooyada :
Hooyooy La,aantaa Higgaad lama Barteenoo.
Hooyooy La,aantaa Hadal lama kareenoo.
Ruuxaadan Habinoo kolba...
Shariif Wax Ma ka Bedelayaa Shaxdii Hore Mise Wuxuu Noo Shidaya Ruwaayada Qaybteeda Labaad
Waxaa uu qoraalkaygani daba socdaa qoraal aan todobaadkii hore qoray oo ku soo baxay shabakadaha af soomaaliga lagu qoro oo ka hadlay ismaandhaafka iyo khilaafka madaxda soomaalida , iyo axsaabteeda oo mar walba laba u qaybsama .iyo in umada soomaaliyeed oo dhami daawadayaal yihiin kuwo maamulaana ay yihiin madadaaliyayaan iyo metelaan
Meel uun ka wada yimid ,
Waxaa furan su,aal waxaa soomaalidii...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? – Q.6aad | Al-Hasani
Waji kale oo ay Qatar leedahay!
Assalamu Alaykum akhayaarta shabakadan kuxiran. Aad iyo aad ayaan marka hore idinku mahad celinaya intiinii maqaaladii hore akhrisatay ee ila soo xariirtey oo waliba talooyinka fiican iyo dhiirigalinta ii soo direy!
Waxan wali bartamaha ugu jirnaa sidii aan usoo bandhigi lahayn fursadaha kajira Qatar iyo sida ugu wanaagsan ee shacabkeena ugu faa’idaysanlahaa...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar – Q.5aad | Al-Hasani
Assalaamu Calaykum akhristayaasha sharafta leh. Wallaahi, magarankaro ma Ciida Bisha Barakaysan ayaan idinka tahniyadeeya ama waxaan idinka tacsiyadeeya gumaadka xamar!
Dhowr jeer ayaan ku mahiyey inaan iska joojiyo maqaaladan oo ay kuhaboontahay in waxkale qora hadana waxan isku qanciyey ‘Timirtii horaba dab loo waa’!
Calaakulin, waxaan horey idinku balanqaaday inaan idin soo gudbin...
Heesaha xaga dambe laga saarayo muuqaalada cabsida badan ma casri iyo horumar baa mise waa ayaan daro iyo khalad????
Baryahan dambe waxa Idaacadaha la iska arko (Television) ee ku hadla Afka Soomaaliga iyo goobaha kale ee lagu kaydiyo sugaanta Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan lagu arkayay kuna soo kordhay suugaan ama heeso muuqaal ah kuwaaasoo dhinaca dambe ama background looga dhigayo muuqaalo argagax iyo murugo xambaarsan , sida dad soomaaliyeed oo gaajo u le,anaya macluusha ka muuqatana ay gaarsiisay in inta...
Khilaafka Shariif iyo Sharma,arke Ma sharciyaa Ma Dan Shacabaa mise waa Sheekadii hore?
Waxaan igu kelifay inaan maanta arimaha siyaasada oo aan ka gaabsaday mudo xuskooda inaan bal qalinka ku falanqeeyo ummadii dhamayd ee soomaalida ahayd oo noqotay daawadayaasha aflaanta lagu jilo madaxtooyada iyo hoteelada magaalada muqdisho Somalia , Nayroobi Kenya, Adisaba itoobiya iyo Jabuuti.
Waxaynu ka wada dheregsanahay waxaa la yidhaahdo filin inuu yahay sheeko aan dhicin dhicina doonin...
RATIGii JAABIR IYO IPODKII SHIBLE ???(2) !!!!
Horudhac :
Waxaan Qeybtii hore ku soo qaadanay sida Axaadiista loo aruurin jiray oo ay Saxaabaddii iyo taabiciyiintii iyo kuwii kale ee Ahlu Xadiiska ahaa ay Safro dhaadheer iyo Khataro u jibaaxi jireen in ay soo xasiliyaan hal Xadiis kaligiis, sida ay ku Qaatatay Saxaabigii weynaa ee Jaabir ibnu C/llaahi in uu Rati u gatay si uu ugu Safro Shaam oo uu hal Xadiis uga soo wariyo C/llaahi ibnu Unayso...
Yeey dani ugu jirtaa illaalinta nabadgelyadda iyo ammaanka Puntland | Jooje
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta qaaliga ah ee islaamka (ACWW).
Kadib burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya ee sanadii 1991dii waxaa dhammaan dhulka Soomaaliyeed saameeyay dagaaladii sokeeye kuwaaso ay Soomaali ku weysay hanti iyo noolba...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q28aad.
Suurada 106aad Qureysh:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Qureysh oo ah Magaca Qabiilka uu ka Dhashay Nabiga Suuban (Scw) Qabiilkaas oo ahaa Qabiilka ugu Caansanaa Jaziirada Carabta.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 4 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada At-Tiin ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Qureysh:
Suuradan waxey si gaar...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 27aad.
Suurada 100 aad Al-Caadiyaat:
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Casri kadin, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Caadiyaat:
Suurada waxey si Guud u tilmaantaa Arimaha soo socda:
Jihaadka in looga Baahan yahay Qalab iyo Hub in loo diyaarsado inta aan la Galin, Farduhuna waxey ka Mid yihiin Dagaalada...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka Q: 26aad.
Suurada 93aad Ad-Duxaa:
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fajri ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Ad-Duxaa:
Suuradan waxeu Guud ahaan ka Hadashaa Nabi Muxamad (Scw) Nicmooyinka la siiyay Aduunka iyo Aakhirabadaba, si uu Allaah ugu Shukriyo Nicmooyinkaas, waxaana Nicmooyinkaan Nabiga loo...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 25aad.
Suurada 86aad Adh-dhaariq:
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 17 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Balad, Muxafkana waxey kaga Beegan tahay Biloowga Qeybata |Labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq:
Suuradan waxey ka Hadashaa Amuuraha Caqiidada Quseeya, gaar ahaan waxey Xujooyin Cad cad ka Tilmaantaa Awooda uu Allaah (Cw) uu u leeyahay Soo Bixinta Maalinta Qiyaamaha,...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Qeybta 24-aad
Suurada 80aad Cabasa:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Cabasa, oo ah Kalimada Suurada ku Bilaabato,
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 42 Aayadood, waxa ayna Soo Dagatay Suurada An-Najmi ka dib, Musxafkana waxey kag Beegan tahay Biloowga Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Cabasa:
Suuradan waxa ay Dul haan ka Hadashaa, Caqiidada Islaamka iyo Risaalada, aydoo sidoo kalana wax ka tilmaanta,...




