Home » Faallo
Khayraadka Dabiiciga ah ee Soomaaliya | Abdullahi Spanish
Hordhac
Khayraadka dabiiciga ah (Natural Resources), waxay u taaganyihiin hantida dhabta ah ee ilaahay wadan kasta ama ummad kasta ku manaystay noloshooda iyo horumarkooduna si toos ah ugu xidhanyahay. Marka asalka loo eego khayraadka dabiiciga ahi waxay u kala baxaan laba qaybood. Qaybta hore waxa la isugu geeyaa khayraadka asalkooda ka soo jeedo wax nool, xayawaan iyo dhir. Qaybta labaadna...
iibinta Astaanta .SO. ee Qaranka Somaliyeed
1960 Markii u xornimadiisa ka helay waddamada Ingriiska iyo Talyaaniga oo gumeysan jiray Somaliya, waxaa helnay aqoonsi buuxda oo adduunyada noo aqoonsatay in Somaliya aay tahay waddan xor ah. Iyadoo la tixraacayo xornimadaas ayaa Somaliya waxay yeelay labo (2) shey oo lagu aqoonsado oo kala ah
1. Calanka buluugga ah oo xidigta cad aay dhaxda kaga taal (taasoo astaan u noqoto dhinaca aragga).
2....
Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran
Magaceygu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waxaanan ahay diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN…
Warbixinta Bashiir Sh. Maxamed AKHRI HALKAN….
Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri Halkan….
Read More →
Weli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu!!
Maanta (21 May 2010) waxaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga shir saddex maalmood soconaya oo looga hadlayo arrimo muhiim ah oo khuseeya Soomaalida. Shirka waxaa garwadeen ka ah Ururka Qaramada Midoobay, mana aha midkii ugu horreeyay ee noociisa oo kale ah. Waxaa horay shirar la sheegay in looga hadlayo arrimaha cakiran ee Soomaaliya lagu qabtay magaalooyinka New York (USA), Oslo (Norway),...
NGOyada Nairobi iyo Addis Ababa oo u ooyaya halyeygoodii aqalaka Senateka Russ Feingold
Hay’adahan degan Nairobi iyo Addis Ababa waxay waayeen saaxiib qaali ah oo u joogay aqalka senate-ka ka dib markii laga badiyey Senator Russ Feinfold oo laga soo dooran jirey gobolka Wisconsin. Ruug caddaaga siyaasadeed waxaa uu ahaa senator mudo 18 sano ah, waxaana uu ahaa senator liberal ah oo caan ah. Sababta NGOs ka qaylasiisay ayaa waxay tahay ayagoo ka cabsi qaba saaxiibkii la isku halayn...
ABSHIR BACAADE, ADOON IIMAANKIISA KA RUNSHEEGAY OO KUDAYASHO MUDAN!!! … QORMO XUSUUS QOR AH.
Qalinka Abukar Albadri.
Email: abukar.albadri@gmail.com
Bismilaahi Raxmaani Raxiim
”Innaa Lilaahi, wa innaa ileyhi raajicuun”
Stockholm – ugu horreyn waxaan kugu dhiiri gelinayaa inaad qoraalka wada aqriso si aad u aragto qofka ilaah kheyr la doonay sida uu ku sifoobo.
Marka xigta qoraalkan waxaan soo ururinaayey muddo 20 casho ah oo aan isku hawlay, ka bogo waa lacag la’aane, ha iska baqiilin...
Caafimaadka: Shiishad- oo la mida 100 sigaar ah qof cabay maalin walba
Waxa baryahan dambe dhalinyaro badani ay caado ka dhigatay in ay cabaan Shiishada. Tan oo aad ugu sii fidaysa dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay hada joogaan. Cabitaanka Shiishada ayaa waxa ay dhowr sano ka hor noqotay mid aad looga cabo wadanka England. Taas oo hada u eeg in ay ku fiday meelo badan oo soomaalidu qurbaha ka joogto.
Waxa la isla dhexmaraa warbixin qalada ah oo ah in Shiishadu...
Maxaa Sabab u ah Khilaafka Madaxda Soomaalida ?
Markii ay meesha ka baxday Dowladdii Malatariga ahayd ee Max’ed Siyaad Barre waxaa la soo maray khilaafyo fara badan oo sababay khasaarooyin isugu jira naf iyo maalba leh.
Waxaa is qoomay markiiba Gen. Max’ed Faarax Caydiid iyo Cali Mahdi Maxamed, haddii uu dulqaad jiri lahaa xiligaa ama tanaasul isla markaana Cali Mahdi loo deyn lahaa labadii sano ee loo doortay madaxtinimada dalka sidan arrintu...
Hasha maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa (Jawaabtii waraysigii Prof. Samatar) | Dr. Abdullahi Spanish
Waxa maalmahan aad ugu soo batay shebekadaha soomaalida, warar la xidhiidha raiisul wasaaraha cusub ee uu magacaabay madaxweynaha DKMS. Wararkaasi waxay u badan yihiin kuwo aan taageero ahayn e mucaarad ah. Markii aan indha indheeyey, wararka mucaaraadka ku ah iyo meelaha ay ka soo jeedeen, waxa ii muuuqatay ujeedada ka dambaysa war kasta. Laakiin waxan meelna u saari waayey waraysi uu bixiyey Prof....
Cabdi Samataroow ceel bay kaaga dhacday: Soomaali waxa daawo u noqon kara ‘is jacayl’
“Nimaan waxa jooga garani, waxa soo socda ma garto,” maahmaah Soomaaliyeed.
Afeef: Marna shaki ma gelinayo Soomaalinnimada macallin Cabdi Samatar, laakiin waan ku dhaliilayaa weerarka qaawan ee uu ku qaaday raysalwasaare Farmaajo.
Qoraal ku soo baxay bogga Somalitalk.com ayaa macallin Cabdi Ismaaciil Samatar ugu gefey raysalwasaaraha dhowaan la magcaabay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
Shiikh AL-Callaamah Abu Xasan AL- Nadawi (2) !!!!
Horudhac :
Culumadu waxay ka Dhaheen !!!(1)
Shiikh Yusuf AL- Qardhaawi oo ah Caalim weyn oo Masaari ah kuna nool Qadar ayaa kitaab ka qoray uu u bixiyey ( Shiikh Abu Xasan AL-Nadawi Sidaan ku Aqaanay )??
Wuxuu yiri Shiikh Qardhaawi , Wuxuu ahaa Shiikh AL-Callaamah AL-Nadawi mid ah :
Rabaani,Islaami, Quraani, Muxamadi.
Waa maxay Rabaani :
Culumada Salafku waxay ku sharxaan Caalimka Rabaaniga ah...
Burcad badeednimada oo ka gudubtay koox una dalacday Shirkado Ganacsi
Burburkii ku yimid Dowladdii dhexe ee Soomaaliya kadib waxaa soo if baxay waxyaabo badan oo ku cusub dadka Soomaaliyeed oo aysan caado iyo dhaqan toona u laheyn, xiligaan hadda la joogo waxaa si weyn looga xusi karaa xaajooyinka ugub ee Soomaaliya midda dhanka Burcad badeednimada ah, sida ay ku bilaabatay in badda laga qawleyso haddii la yiraahdo ha laga hadlo waxay u baahan tahay qoraal dheer oo...
Barakac aad u dheer: 1980-2010 | Amiin Yuusuf
Qoraalka oo Sawirro wata halkan ka daalaco (pdf)
Maalin dhaweyd aniga oo ka soo qaxaya agagaarka Black Sea ayaa hoos waxaan ka iri “ilaa iyo intee ayaan qaxaan ku jireynaa”, balse waxaan niyadda ku dejiyey in rajada Alle aan laga quusan insha allah mar ay ahaatana laga bixi doono xaaladan murugsan, waxaana bilaabay in Reerkii iyo Alaabti halkaas ka soo rarto oo aan raadiyo meel ka xasiloon meeshaan...
Barnaamij Caafimaad oo ku saabsan Halista Sigaarka
DR.KHALID SULEIMAN KALIB.
GUDOOMIYAHA DHAKHAATIIRTA
PAKISTAN/ISLAMABAD.
khaaliduu@hotmail.com
Qoraalka oo Sawirro wata ka daalaco: Qaab Magazine ah ama Qaab PDF ah
sigaarku halkay ka timid asal ahaan?
Sigaarku ma ahayn wax caalamku yaqiinay wixi ka horreeyay heliddii qaaradda Ameerika, dabadeedna gumaystayaashii reer yurub ee qaaraddaas qabsaday ayaa usoo qaaday yurub, halkaasna kaga sii faaftay dunida...
Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 5aad)
“Nin Aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban. Aakhino nin aadoow maxaa lagu ogeysiiyey”
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabad galyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaaha yeelo.
Qormadan tixanaha ah qeybteedan 5-aad waxaan uga hadleeynaa Jaamacad ka eryida ardeyda , tahriibinta, Dhacdadii ugu dambeysey ee Doontii tahriibka, xabsigii iyo qisooyinkii lagala kulmey....
Waxaan u hibeeyay Qormadan Dr. Maxamed Aadan Sheekh (Mas’uul dalkiisa nooleyn jiray kamana noolaan jirin)
Waxaa magaalada Torino ee dalka Italy ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Maxamed Aadan Sheekh oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladdii Kacaanka, waxaana halkan ku soo koobeynaa Taariikhdii Marxuumka, anigoo ugu mahad celinayo soo aruurinta Taariikhdan Aabahey Muxiyaddiin Cali oo ay soo wada shaqeeyeen Marxuumka iyo Wargeyska Xiddigta Panorama oo saaxiib uu la ahaa Dr. Maxamed Aadan Sheekh.
Soomaalidii...
Joornalka Al-Ahram ee Masar oo Dhaleeceeyey Puntland Soomaaliya, si wayna ugu gafay shacabka Puntland
Sida uu qoray joornaalka Al Ahram ee ku hadla afka Dowlada Masar qoraladii maalmihii Isniintii, Arbacadii iyo Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd (27, 29, 30/09/2010), wuxuu shaaciyey in dawlada Puntland ay xiriir la leedahay burcad badeeda Somaliya ka jirta.
Qoraagan oo lagu magacaabo Ayman al Siisi ayaa maqaalkiisa taxanaha ah u soo bandhigaya si ka fog asluubta iyo anshaxa saxaafada isla markaasna...
Qarankii Soomaaliyeed wuxuu ka nasan waayey qabyaalad, qabqable, qori iyo qaad
Qore: Muna Abshir Abdi
Isniin, 4 October 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allah (SWT), nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabigeenii suubanaa (CSW). Marka xigta dhamaan akhritayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow waxaan idin ku salamayaa Salaanta Islamka Asalaama Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.
Inta anaan qoraalkaan u guda galin waxaan u mahadcelinayaa dhammaan akhristayaashii...
Bangiyada Islaamka – Buug Cusub
Hordhac
“Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axmed
Meesha, 40 sano ka hor, bangiyada Islaamku ahaayeen riyo, sida Prof. Khurshid cabbiray, bangiyada Islaamku maanta waxay ka mid yihiin nidaamyada maaliyadeed ee ugu koboca fiican, ugu faa’iidada badan, looguna hadal-hayn iyo kalsooni badan yahay nidaamyada...
Taageerada Mareykanka Waa Afka Baarkii | Amiin Yuusuf
Waagii uu jiray dagaalkii qaboobaa ee u dhexeeyay xulafadii ay kala hogaaminayeen Midowgii Soofiyeeti iyo Mareykanka ayaa waxa ay labadaasi isbahaysi dadaal dheer u galeen in ay soo jiitaan dowladaha kale si ay taageere ugu helaan mawqifkooda siyaasadeed, waxaana ka dhexeeyay tartan aad u weyn oo xitaa lagu bixin jiray Malaayiin Doolar, waxaana ka faa’iideystay wadamo fara badan oo ay ku jirtay Soomaaliya.
Xiligii...
War Hilbaha Culimada waa Sune iska Ilaaliya | Q.3aad | Faaruuq
Hada ka hor baa la ii sheegay in uu nin yiri waa wareey !! war balaayaa dhacday !! markaasaa la yiri war xageen u cararnaa haddee ?? markaasuu nin kale yiri war masaajidda aan u cararno markaasuu ninkii yiri war balaayadaba masaajidkeey ka soo yeeertay oo ay ka timid !!
Waa laga yaabaa in ay sheekadan tahay sheeko rasmi ah sidoo kale way dhici kartaa in ay tahay qiso aan jirin oo la alifay si kastooy...
Dhulkii Safaaradda Soomaalida ee Dalka Kenya halkuu ku danbeeyay? Yaase iibsaday?! Q.2aad
15 million Kenya SHILLINGS ayaa lagu iibsadey Dhismihii Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, balse lacagta Dhismaha Safaradda Soomaalida uu marayo waxaa lagu qiyaasay 130,000,000 Kenya Shilling…
F.G Intii la socotay qormadan waxaan qormadii hore ku soo sheegnay Sandkii 1969-kii in ay dowladda Soomaaliya iibsatay dhulka safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya balse sanadkii 1973 ayay dowladda Soomaaliya...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (11)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (10)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (9)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...




