Home » Announcements

Festifaalka Soomaalida London | Goorma: November 13

Nov 1, 2009
Festifaalka Soomaalida London Warbaahin Saxaafadeed – London Goorma: November 13, 2009 Guddiga Qabanqaabada Festifaalka London ee Soomaalida wuxuu soo tebinayaa in dhacdada lagu shaacinayo barnaamijkaasi ay noqon doonto maalinta Jimcaha 13 Noofambar 2009, saacaddu 5ta ilaa 10ka fiidnimo, Goobta: Hampstead Town Hall Centre, 213 Haverstock Hill, London NW3 40P. Dad tiradoodu kor u dhaafayso 250... 
Halkudheg:

kabtan Shaash: hambalyo tartanka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore iyo wasaarada Isboortiga iyo dhalinyarada

Oct 26, 2009
kabtan Shaash: hambalyo baanu leenahay tartanka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore iyo wasaarada Isboortiga iyo dhalinyarada London 27/10/2009. Kabtankii xulka Qaranka dalka Soomaaliya mudane Ibraahim Mohamed Ali oo ku magac dheer ‘’ Kabtan Shaash islamarkaana ka mid ahaa ciyaaryahanadii dalka Soomaaliya magaca weyn ku lahaa kubadda cagta kana tirsanaa kooxda Horseed laguna tilmaami karo daafacyadii... 

KHATARTA DABKA | Cabduqaadir

Oct 26, 2009
KHATARTA DABKA  Dabku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha asaasiga ah ee nolosha aadanahu ku tiirsan tahay oo aan sina looga maarmi Karin miyi iyo magaalaba, wuxuuna soo jiray oo lagu intifaaci jirey ilaa abuuritaankii aadanaha, waana lagu intifaaci doonaa inta aadanuhu dunidaan korkeeda ku nool-yahay. Dabku wuxuu soo maray heerar kala duwan oo waagii hore waxaa laga dhalin jiray Geedaha, Dhagxaanta iwm.,... 

Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday

Oct 1, 2009
Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday Masjidka Iyo xarunta abu-bakr Islamic center ee Magaalada Seattle Gobalka Washington oo maalmahan ay ka socatay Munaasabad lagu furiyay oo ay kasooqayb galeen culumada somaliyed iyo kuwan aan somalida ahayn ee caanka ka ah waqooyoga America iyo dadweyne aad fara badan.   Munaasabadan oo socatay mudo afar maalmood ah bilaabatayna 24ka bishi... 
Halkudheg:

Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee….

Sep 29, 2009
Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee…. Puntland State University in Garoowe First Annual Fund Raising in Minnesota GOORMA/WHEN iyo Xaggee/WHERE… EEG FLIER-ka (pdf)  Read More →

Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka

Sep 28, 2009
Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka ku Guulaystay ee Sanaag iyo Mudug. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shirkada isgaadhsiinta Taleefoonada ee Telecom Puntand oo Dardar wayahanba ka wadey Degaanada PL ayaa waxaa ay qabatay Tartan aqooneed ay bishii Ramadaan ugu talagashay Gobolada somaliya kaasi oo uu ku... 

Fursad shaqo oo ka bannaan Jaamacadda Nugaal

Sep 15, 2009
Nugaal University Fursad shaqo Jaamacadda Nugaal oo ku taal magaalada Laascaanood waxay u baahan tahay macallimiin jaamacadeed oo kala ah: kulliyadda maamulka iyo maaraynta (Business adminstaration) 1macallin. Kulliyadda cilmiga kumbuyuutarka (Computer science) 1macallin luqadda ingiriiska (English) 1 macallin. Codsaduhu waa in uu: Haysto ugu yaraan bachelor ay weheliso khibrad macallinimo oo saddex... 
Halkudheg:

Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo

Sep 14, 2009
Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo Sakeriye Cali Cumar waa 10 jir ka soo jeeda Qoys Sabool ah wux ku dhaawacmey Dagaalada magaalada Muqdisho Hooyadii waxay ku dhimatey Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho waxaa dhaawaciisa la dhigey Sakeriye Mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho hase yeeshee markii uu muddo ku jirey ayaa la soo saarey isagoo aan weli Boqgsan... 

GUMAADKA NAAFADA – Madaafiic ku dhacay Cisbitaal Naafada ee Martini Muqdisho

Sep 12, 2009
GUMAADKA NAAFADA Jimco 11 septermber 2009 galabnimadii shalay abaarahii maqribka ayaa waxaa si lama filaan ah ugu soo dhaceen isbitaalka duqowe ee Martini halkaas oo hooy u aheed dad naafo 100 qofod ku dhow iyo qooysaskooda. Madaafiicdan oo ku soo adey xili dadaka naafada kunool xeradaas ay isu diyaarineeyeen ineey afuraan ayaa waxaa halaas ka dhacay xasuuq foooxun oo ka dhan xaquuqda adamaha iyo... 
Halkudheg:

Dhibaato naxdin leh oo haysta wiil Soomaaliyeed oo badbaado u baahan

Aug 26, 2009
Buuhoodle (Radiolaascaanood)—-Jaamac waa 23 jir ka soo jeeda qoys raacato ah oo degga baadiyaha u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laascaanood Jaamac waxaa Bakteria kaga beerantay lugta midigta taas oo ku fidaysay jidhkiisa mudo hada gaadha shan sano. Sawiro dheeraad ah halkan ka daawo (Digniin: dumarka uurka leh iyo dadka aan xamili karin sawirada naxdinta leh fadlan ha furin) Jaamac waxa uu kasoo... 
Halkudheg:

100 jir labada Gacmood ka jaban oo in la kaalmeeyo u baahan.

Aug 24, 2009
Aabe Soomaaliyeed da’diisuna tahay 100 jir islamarkaana labada gacmood ka jaban ayaa ka codsanaya Dhamaan Walaalaha Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaalida ah ee Alle wax siiyay kuna sugan gudaha iyo dibada inay u miciinaan, noloshiisa oo dhibaato ay soo foodsaartayna wax kala qabtaan. Qaar ka tirsan Saxafiyiinta ayaa Maanta ku booqday Odeygaasi dhibaateysan gurigiisa oo ku yaal halka lagu... 
Halkudheg:

Wargalin:Dhamaan Maraakista iyo Masaajida Majliska ee USA

Aug 20, 2009
XAFIISKA GUDOONKA SARE EE GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA: (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL SOMALI IMAMS) WARGALIN:-DHAMAAN MARAAKISTA IYO MASAAJIDA MAJLISKA. DHAMAAN JAALIYADA MUSLIMIINTA EE KU DHAQAN WAQOOYIGA MARAYKANKA…   Dhamaan jaaliyada muslimiinta ah,gaar ahaan soomaalida, wuxuu ugu hanbalyaynayaa golaha isutaga masaajida iyo maraakista waqoyiga maraykanka,soo... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Raisul Wasaaraha

Aug 19, 2009
Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Ra’isul Wasaaraha Malaysia Kuala Lumpur: Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Malaysia Dr. Maxamed Cabaas ayaa maalintii Jimcaha ahayd ee taariikhdu ahayd 7th August 2009 caasimada dalkaasi kula kulmay Ra’isul Wasaaraha dalka Malaysia Datuk Seri Mohd Najib Tun Razak. Kulankan ayaa dhacay ka dib markii Ra’isul wasaarahu ka qeyb galay xaflad... 

Shir: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm

Aug 19, 2009
Shir weyn: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm/sweden Waxa la ogaysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda Sweden iyo agagaarkeeda in la qaban doono shir weyne ku saabsan : ” Qoyskii ay musiibada gubashada ahi ku habsatay” Shirkaa waxa uu ku saabsanaan doonaa: Mahadnaq loo jeediyo dadka Soomaaliyeed ee sida hagar la´aanta iyo midnimada ah ugu gurmaday qoyskaas... 

Ogaysiis:Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service

Aug 18, 2009
Urur weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxay si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in kulan balaaran oo loogu talagalay Xog wareysiga wasiirka demoqaraatiga, arimaha federaalka iyo maamul wanaaga ee Puntland Mudane Dr Abdi Hassan Jimaale Isagoo diyaar u ah in uu xog buuxda ka bixiyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalada Puntland... 
Halkudheg: , ,

Hambalyo Meher Bile iyo Ladan

Aug 15, 2009
DHAMAAN QARAABADA, EHELKA IYO ASXAABTA MAGACYADOODA KU XUSAN YIHIIN HOOS OO KALA JOOGA YURUB, ASIA, AFRICA IYO DUNIDA DACALADEEDA. WAXA EY HALKAA HAMBALYO MEHER WACAN U MARINAYAAN LAMANAHA AAN KALA MAARMIN, AAN KALA DHANTAALMIN EE ISKU AH FAR IYO FARAANTIGEEDA WAA BILE KHALIIF CIBAAR IYO LADAN AHMED QEYRE OO MEHERKOODA KA DHACAY MAGALADDA QAHIRA EE DALKA MASAR MARKA EY TAARIIKHU AHEED 15-08-2009. REER... 
Halkudheg: ,

Ramadaan: Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha W.Maraykanka

Aug 15, 2009
XAFIISKA GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL OF SOMALI IMAMS) OGAYSIIS KU SOCDO DHAMAAN JAALIYADAHA MUSLIMIINTA AH EE KU NOOL W/MARAYKANKA. GAAR AHAAN JAALIYADA SOOMAALIYEED. Dhamaan umada muslimiinta ah ee ku nool waqooyiga maraykanka, Gaar ahaan jaaliyada soomaaliyeed,wuxuu idinku wargalinayaa majliska isutaga iimaamada iyo masaajida inay nagu... 

Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200

Aug 13, 2009
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009 WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA: 1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi 2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k 3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K 4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K 5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland 6:... 
Halkudheg: ,

Masjidu Rowda Ramadaan Soo dhowow|Minneapolis

Aug 13, 2009
Masjiddu Rawdah ayaa wuxuu Bisha Ramadaan ee barakaysan oo foodna nagu soo haysa wuxuu ku soo dhaweynayaa asbuucaan Duruus iyo Muxaadaraad Calumada halkaas ka hadlaysa ayaa waxay iskugu jiraan Culumo dalka dibadiisa ka timid iyo kuwa ku sugan America Sh C/qani Bashir wuxuu ka yimid Dalka kenya wuxuu Jamcaha la hadli doonaa Dhalinta Qaan gaartay ama Xiliga Waajibaadka ay gudan lahaayeen gaartay wuxuuna... 
Halkudheg: , ,

Annual fund raising conference for Gurre Community

Aug 12, 2009
Annual fund raising conference for Gurre Community in North America. Where: Powderhorn Park 3400 15th Ave South Minneapolis, MN 55407 When: August 15th,2009 Time: 12:00 noon to 9:00 PM Mission: “Our mission is to build schools and water wells in rural area” Helping people: Survive and Thrive Pastoralist girls at Gurra Dhamole. Your browser may not support display of this image. This conference... 
Halkudheg: ,

The Free Bashir Makhtal Coalition

Aug 11, 2009
Canadian Somali congress & The Free Bashir Makhtal Coalition Would like to invite you to join Ottawa Canadian Somalis in a peaceful demonstration to demand that the Canadian Government bring Bashir Makhtal back to Canada & show our support for the Makhtal Family. When: Monday August 17, 2009 1:00 PM to 3:00 PM Where: Starting at 151 Slater Street and proceeding to the Prime Minister’s... 

Minneapolis Somali Book Fair

Aug 8, 2009
Book Fair Announcement The Somali Culture, Language & Literary Study Circle & Scansom Publishers Presents: Minneapolis Somali Book Fair    Click here  Read More →

Jadwalka cayaaraha Somali Week London 2009

Aug 1, 2009
London: Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu qabanayaa koob loogu magacdarey Somali Week 2009.. Koobkaas waxaa ka qayb qaadan doono kooxo ka dhisan dalka Ingiriiska iyo dalalka Sweden, Holand , Canada, isla markaana waxa iyana ka soo qayb gali doono ciyaartooydii hore kubada cagta dalka Soomaaliya, kuwaasoo ka kale iman doono dalal kale duwan. Tartankaan ayaa lagu qaban doono garoon... 
Halkudheg:

Minnesota – Cusboonaysiin Sharciga TPS

Jul 31, 2009
OGEYSIIS SOOMAALIDA MINNESOTA Wasaaradda Amniga Gudaha, qeybteeda socdaalka ayaa waxay soo saartay bishii July 27, 2009 xeer lagu cusbeyneysiinayo sharciga ku meel gaarka ee TPS loo yaqaan. Sharcigaa oo xaq u leh ilaa 300 oo soomaali ah ayaa waxaa la siiyey muddo 60 maalmood gudohood inay ku cusbeysiiyaan sharcigooda iyo kaarka ruqsada shaqada. Sharci ahaa kaarka shaqada wey sii isticmaali karaan...