Home » Archive Qoraaga

Siciid Atom oo ka tirsanaa Saraakiisha Alshabaab ayaa isu soo dhiibay Dawladda Federaalka Soomaaliya

Jun 7, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS: Wasiirka Warfaafinta: “Waxaan soo dhoweyneynaa Sheekh Maxamed Saciid Attam oo diiday ka mid noqoshada Al-Shabaab, tanoo dhiiri gelin u noqoneysa kuwa la jooga Al-Shabaab inay tusaale ka dhigtaan oo midnimada iyo nabadda dalka ka qeybqaataan.” Mogadishu, 07 June 2014: Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Ra’iisul... 

Kulan Dhex maray Gudoomiyaha Baarlamaanka Minnesota iyo Seddax Xubnood Oo Ka Socdey Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya‏.

Jun 5, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka Hon. Paul Thissen iyo Seddax xubnood oo ka socdey Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshey xarunta golaha baarlamaanka State-ka Minnesota June 3, 2014. Kulankan oo ahaa mid aad u muhiim ah, isla markaana uu soo qaban qaabiyey Madaxa soomaali American community Maxamed Axmed Cali (Maxamed Kaaley) ayaa ku bilowdey is-barasho... 

Shirkii Mu’tamarka Galbeedka Canada oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Edmonton,ee Gobolka Alberta ayaa la soo gaba gabeeyay,

Jun 5, 2014
kulankan oo ahaa mid sanadle ah ayaa sanadkan ka weynaa kuwii ka horeeyay, waxaana ka soo qaybgalay Culimo Soomaaliyeed oo waawayn oo ka kala yimid Dalalka USA iyo UK . Waxaa sidoo kale kulanka kasoo qayb galay Culimo reer Canada ah oo isugu jira Soomaali iyo Culimo kale intaba. Cinwaankan Shirka oo ahaa (Xageen u Soconaa Haddaan nahay Qurbajoogta Soomaaliyeed) ayay culimadu waxay dadka aad ugu baraarujiyeen... 

Golaha Wasiirada oo soo dhoweeyey xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Maraykanka

Jun 5, 2014
Muqdisho, June 05, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo. Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey qorshaha ay dowladda Maraykanku safiir ugu soo magcaabayso Soomaaliya, tallaabadaasi oo kor u qaadaysa xiriirka diblamaasiyadeed ee ka... 

RW. Cabdiwali oo maanta ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhexmaray Xukuumadda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan

Jun 4, 2014
Muqdisho, 04, June, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar Ja-Jab, waxaana kulanka kasoo qeyb galay , xubno kamid ah golaha Wasiirrada, Maamulka gobolka Banaadir, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo 125... 

Wasiirka Warfaafinta oo Marti-geliyey xafladda Sanadguurada 1aad ee UNSOM

Jun 4, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya xafiiskeeda warfaafinta kuna saabsan sannadguurada UNSOM ayaa u qornaa sidan: Mogadishu, 03 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulowayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta ku martigeliyey xafladdasanadguurada 1aad ee UNSOM, una mahadceliyey Mr. Nicholas Kay, ErgeygaGaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Somalia oo si hagar-la’aan... 

MAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?

Jun 3, 2014
  GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqrisyoow mudadii burburka ee 23-sano iyo dheeraadka aheyd dalkeena hooyo wuxuu noqdey “Qubrustii Jawaasiista!”. Wadamada dariska gaar ahaan Ethiopia waxeey sirdoonkeeda heerarka kala duwan ka dhexsameeysatey Soomaalida, iyadoo kuweedana dalkeeda ka keeneeysey... 

Shirkii London ee looga hadli lahaa Batroolka Soomaaliya oo ka baaqday dhanka dawladda Soomaaliya

Jun 3, 2014
Waraysi uu bixiyey wasiirka macdanta iyo batroolka u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in uu baaqday shirkii horraanta bishan June 2014 lagu qaban lahaa London, shirkaas oo ka baaqday dhanka dawladda federaalka soomaaliya. Dhegeyso waraysiga  Read More →

Jabhada ONLF oo noqotay Jabhadii ugu daggaalka dheereed Geeska Afrika.

Jun 3, 2014
Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) oo halgamaysay muddo 30 sanno ah qorigana ridaysay 20 sanno oo kaamil ah ayaa noqotay jabhadii ugu halganka dheereed ee la daggaalanta gumeysiga Ethiopia. Iska hor imaadyadii lala galay dowladihii kala gadisnaa ee ka talin jiray Ethiopia ama boqortooyadii Abbysinia waxaa kamid ahaa Daggaalkii Axmed Gurey oo socday muddo 16 sanno ah (1527-1543). Daggaalkii... 

Warsaxaafaadeed: Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey horumarka Dowladda

Jun 1, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dawladda federaalka soomaaliya ayaa u qornaa sidan Mogadishu, June 1, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka dowladda ee usbuucii hore. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Weerarkii iyo Qaraxii Baarlamaanka, arrimaha beeraha, sharciga Isgaarsiinta,... 

Warsaxaafadeed ku aadan websiteyo qoraalo been abuur ah qoray

May 31, 2014
War-Saxaafadeed Mogadishu, 31 May 2014 – Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey aad uga xuntahay in shaqsiyaad ay sameystaan website-yo ay ku sheeganayaan inay yihiin kuwii Dowladda ama wasaaradaha dowaldda. Sidoo kale shaqsiyaadkan waxey caadeysteen inay sameystaan facebook ama twitter ay isaga dhigayaan inay yihiin kuwo ay dowladda ama wasaaradaha leeyihiin. Sidaas daraadeed,... 

Hoggaamiyaha Wanaagsani waa Horumarka Ummadda.

May 30, 2014
ILAAHAY Subxaanah Watacalaa  ayaa Mahad oo dhami usugnaatay, waxaana ku salliyayaa Suubanaha Muxammed  Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee. Maqaalkaygaan waxaan jeclaystay inaan intii ILAAH iga fahansiiyay karaankaygana ah  inaan wax ka iraahdo cinwaankaas kor kuxusan,waloow marka laga hadlayo hoggaaminta(Leadership) ay culumo iyo aqoonyahanno aad oogu xeel dheeri horay uga hadleen.Haddana  waxaan... 

Xildhibaan Ibraahim Suleymaan Ilko case “Somaliland iyo Somaliya marka la isku daro ayaa la yiraahdaa Jamhuuriyadda Soomaaliya”. Khudbad uu ka jeediyey Minneapolis

May 30, 2014
Qaybtii saddexaad ee kulankii ka dhacay Minneapolis oo ay khudbado ka jeediyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya. Ibraahim Suleymaan X.Nuur (Ilka Case)  oo isna inta badan ka Hadley arrimaha dastuurka ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa“annigu waxaa la igu soo riixey Dastuurka mar baan wasiir ka ahaa ilaa sided bilood ah, waqti addag bey ahayd xoogaa dhibkeygaa batey marka waa la iga... 

Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Dib-u-eegista Dastuurka

May 30, 2014
Muqdisho, May 29, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay ansixinta gudiga madaxa banaan ee dib-u- eegista Dastuurka iyo Arrimaha la xariira amniga. Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ayaa golaha usoo gudbisay xubnaha gudiga madax banaan... 

Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan “Isku Cadow Ma Nihin…, Five-ka Naguma Filna…!!”

May 29, 2014
Seddax xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana xilal wasiir, wasiir ku xigeen ka soo ahaa dowladihii KMG-adda ee dalka Soomaaliya iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (goonjeex) oo isna ku xigeen Ra’iisul wasaare, wasiir iyo xildhibaan ka soo ahaa Dowladihii KMG oo kulan ay ka soo isugu yimaadeen xubno isugu jira, aqoon yahanada Diinta iyo kuwa maadiga, siyaasiin, wax garad,... 

Dugsiga Darawalnimada ee Somali Driving and Traffic School oo Xusey Sannad Guuradii Koowaad ee Wax Qabadkooda.

May 29, 2014
Gen Cali Gaab “Bishaan waxaa Shilal ku Dhintey 7 qof Halka Bishii hore ay ku Dhinteen 47 Qof Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii Koowaad ee ka soo Wareegtey Dugsiga Darawalnimada iyo Sharuucda Wadooyinka ee Soomaaliya ( Somali Driving and Traffic School ) Waxaana ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaal, Xildhibaano, Saraakiisha Ciidanka... 

Kulan lagu Dardar Gelinayo Dadaalka Beesha Caalamka ugu Jirto Dagaalka Burcadeeda Soomaaliya oo ka Dhacay New-York.

May 28, 2014
Kooxda Xiriirka ee la Dagaalanka Kooxaha Burcad Baddeeda Soomaalida Meelaha ka Baxan Xeebaha Soomaaliya ayaa Fadhigoodii 16-aad ku yeesheen Magaaladda New-York ee Xarunta Qaramada Midoobey 14-kii Bishii May , waxaana Kulankaaas Shir Gudoominayey Ururka Midowga Afrika Kooxda u Midoowdey la dagaalanka Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa Kulankooda waxay Diirada ku saareen in Muhiim tahay in Talaabooyin... 

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (NSS 1976 – 1991)

May 28, 2014
Aroortii hore ee waa barigii 17 Juulaay 1985 tii ayaa diyaarad kuwa qumaatiga u haada ah la iiga soo qaaday Tikriit oo Baqdaad u jirta 140 Kiilo Mitir , anigoo dusha ka dheehanaya Beero iyo dhul doog ah , malahayga ahaa dalag ay beerteen beeralayda Ciraaq , waxaan safarkaas oo wax badan ka yaraa kii aan markii hore ku tagay Tikriit ku nimid gagida diyaaradaha ee Al Muthana oo ay layaayeen Ciidanka... 
Halkudheg:

JAADKU WAA JILAAFO QARAN IYO JEENANIN CADOW JAAR AH

May 27, 2014
W/Q. Bashiir Mohamed Saadaal   Musiibooyinka aan laga soo waaqsan ee la Degay dadka soomaaliyeed waxaa ugu weyn qaadka ,isagoo burburiyay aa aasyada ugu muhiimsan ee bulshada ka dibna u talaabay musiibo qaran oo wada gaartay dalka oo dhan,iyadoo ay uga baxdo bulshada soomaaliyeed Lacagta ugu badan ee banaanka ka aada gaar ahaan Kenya oo aan jaar nahay,balse nagu ah cadow aan anagu cayilinay, iyadoo... 

Codsi iyo talooyin ku socda qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Soomaalida

May 27, 2014
Waxaan marka hore salaan iyo amaanba u dirayaa qeybaha kala duwan ee Warbaahin Soomaalida sida Tv-yada,Idaacadaha iyo Website-yada, oo runti aan dhihi karno waa horumarka ugu weyn ee ay Soomaalidu ku talaabsatay Labaatankii Sano ee la soo dhaafay, Iyadoo la og yahay daruufaha ay ku nooshahay Soomaalida. Inkasta oo ay horumar weyn ku talaabsatay guud ahaan Warbaahinta Soomaalida siduu Caalamkaba qiray... 

C/KARIIN GUULEED GALBAYE FADLAN BASHIIR GOOBE IYO C/XAKIIN SAACID HALA INAWADA DHAAFIYO!

May 27, 2014
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi,maalintii shalay ee Sabtida aheyd taariikhduna ku beegneyd (24/05/2014) abaarihii 11:20AM ama barqanimo ayaa waxaa weerar lagu qaadey Xarunta Golaha Shacabka oo eey ku nafwaayeen tiro aan yareyn oo ka tirsanaa Ciidanka Qaranka kuwaasoo difaacayey nafta Xildhibaannada... 

Eng Yarow Shariif Aadan oo u soo jeediyey Dowladda Federaalka in ay wax ka qabto Duqeymaha Ciidamada Kenya ka wadaan Degmada Jilib.

May 27, 2014
Iyadoo Maalmahaan Diyaarado laga leeyahay Wadanka Kenya ay Duqemo ku hayaan Magaalada Jilib iyo Deegaano ka tirsan Degmadaas oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa Arrintaan si aad uga Hadley Gudoomiyaha Hogaanka reer Goleedka ee Jubbooyinka Eng Yarow Shariif Aadan , waxaana uu sheegey in Dhowrkii Maalmmood ay Duqntaasi Socotey ay Dhibaato ka soo gaartey dad Beeraleey oo ku Dhan Degmada... 

Wasiirkii Amniga Qaranka ee Xukuumada Soomaaliya oo iscasilay

May 25, 2014
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo aqabalay Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka — Wasiirkii Wasaarada Amniga Qaranka ee Xukuumada Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xalay oo Axad soo gelaysey (May 24, 2014) si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirka amniga. C/kariin waxa uu arrintaas ku dhawaaqay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho. Iscasilaadda... 

RW Cabdiwali: ‘Ciidamada amnigu waxay ka hortageen weerar khasaaro badan geysan lahaa”

May 24, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, 24, may, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Taliyaasha Ciidamadda, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ayaa galabta booqday Xarunta golaha Shacabka oo lagu soo bandhigayay 7dii dhagarqabe ee maanta weeraray xarunta golaha...