Home » Archive Qoraaga
Labadii Urur ee Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Midoobey.
Taariikhdu markey ahayd 18/09/2014ka ayaa waxaa Hal urur ku Midoobay labadii Urur ee kala ahaa Ururkii Midowga Indhoolayaasha Soomaaliyeed iyo Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed kuwaas oo wada qaatay magaca SOMALI ASSOCIATION BLIND (SAB) Midnimadaan ayaa waxay timid da daal dheeri ah oo ay sameyeen Xubnaha labadaas Urur.
Xubnahaan ayaa gartay in aysan midnimo la,aanteed wax qaban Karin ugu horeyn...
Xarunta Macluumaadka ee Ka Hortagga Burcad-Badeedda Soomaaliya oo Qabatey Kulan Dood Furan
WAR SAXAAFADEED
“DHALLINYARADA OO HADASHAY”
Xarunta Macluumaadka ee Ka hortagga Burcad-Badeedda Soomaaliya waxay ayadoo kaashanaysa Ururka Dhallinyarada Qaranka Soomaaliya soo agaasintay dood furan oo loo qabtay Dhallinyarada, taasoo lagu qaadaa dhigayay saamaynta iyo waxyeellada falalka Burcad-Badeenimadu ay ku yeesheen Bulshada Soomaaliyeed.
Kulnakaan Dooda ah ayaa waxaa uu dhacay Sep 17-2014...
Xulashada Jimcaha ee SomaliTalk: Qiimaha Qaranimo – C/risaaq Xaaji Xuseen
Qabyaalada Iyo Qurunkeeda –
Videow-ga aan maanta ku soo qaadanayno barnaamijka XULASHADA JIMCAHA waa khudbad aad u qiimo badan oo uu ka tagay Alle ha u naxarasiitee C/Risaaq X. Xuuseen.
Qaybaha kale ee Xulashada Jimcaha ka akhri: https://somalitalk.com/tag/xulashada/
Read More →
Kenya picks foreign lawyers in Somalia oil border dispute
Note: TVC Kenya published this news:
TVC NEWS, KENYA – Kenya’s Attorney-General Githu Muigai has assembled a team of international maritime lawyers to defend Kenya in a long-running border dispute with Somalia as Kenya prepares for a meeting with the UN’s top court next week.
Somalia on August 28 asked the International Court of Justice in The Hague to determine the maritime boundary...
Prof Cabdi Samatar oo qeexay Ujeedka Kenya ka leedahay Biyaha Badda Soomaaliya.
Prof Cabdi iimaaciil Samatar oo si weyn uga hadla arrimaha Soomaaliya ayaa ka warbixiyay ujeedooyinka fog ee Xukuumadda Kenya ay leedahay Muranka ay ka furtay Biyaha Sharciga ah ee Soomaaliya. Prof.ka ayaa sheegay in Keenya oo muddo dheer ku hamiyaysey sidii ay ula wareegi lahayd Biyaha Soomaaliya ayaa sheegay in hadda uun Indhaha ay ku kala furtay Dacwaddii Soomaaliya u gudbisey Maxkamadda Sare...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmigham
Warsxaafadeed ….17,09,2014 … Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Mudanayaal ka tirsan Soomaaliya Soomaaliya Baarlamaan ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad balaaran oo ka dhacday magaaladda Birimingham ee dalka Britain oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku soo dhoweynayeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa oo London u yimid ka qayb-galka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in uusan jirin Khilaaf kala Dhaxeeya Madaxweynaha
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo Magaalada Brigimham ee Dalka Ingiriiska kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida ayaa kulankaas ka sheegay in sanadkan 2014ka inta uusan dhamaan Shabaab guud ahaan Dalka laga saari doono meelaha ay kaga sugan yihiin.
Ra’iisulwasaaraha oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa halkaa ka jeediyay ayaa sheegey in ay bilowdeen hawlgaladii ugu horeeyay...
WARBIXIN: Waayeel Iyo Wadani Waajib Gudanaayo La Waayey
Salaan kadib Waxan rabaa in aan ka hadlo ama ka sheekeeyo safarkeeygii Somalia Iyo waxyaabahii aan la soo kulmay Iyo sida aan u arko marxaladaha ka jiro dalkii Hooyo.
1- Amaanka
Waxan ku bilaabayaa marka hore amaanka maadaamo uu amaanka yahay furaha nolosha (no peace no life).
Amaanka guud ee dalka maahin mid degan oo la saadalin Karo, waa sida dabeesha oo kale marba dhinac ka imaaneeyso, inkastoo...
Suldaan Deeqow: Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo, si markaas loo ilaawo NFD
Waraysi taariikhi ah:
“Sababta kale ee Kenya u gashay Jubbaland waa Khayraadka Badda (marine resources)”
“Gaarisa Waa Dhul ay Leedahay Soomaaliya”… “waxay NFD u aamustay waayo Geeska Afrika ayaa burbursan, arrinta NFD waa masalo taagan.”
Read More →
Sweden: Guushii doorashada iyo mahadcelin
Asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu!
Waxaa dhowaan la soo afjaray doorashadii guud ee dalka Sweden. Doorashada ayaa waxaa ku tartamaayey xisbiyo badan. Waxaan ka mid ahaa musharaxiinta xisbiga shaqaalaha ( socialdemokraterna) ee u tartamaayey ka mid noqoshada xildhibaanada baarlmaanka qaranka iyo kan degmada aan ku noolahay ee Eskilstuna. Haddaba olole aad u adag iyo howl badan...
Madaxweynha Soomaaliya oo Xariga ka jarey Shirkii Dib u Heshiisiinta ee Jubooyinka oo ka furmey Kismaayo
Iyo Ra’iisul wasaaraha DFS oo gaaray magaalada London –
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose waxay sheegayaan in Madaxweynaha Dowladda Federaalka uu maanta halkaas uu gaarey waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madax ka tirsan Maamulka Jubba oo uu Horkacayey Madaxweynaha Maamulka Jubbada Axmed Madoobe.
Ka dib Madaxweynaha waxaa gaarey halkii lagu qabanayey Shirweynaha...
Tacsi: Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud.
Jaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eeku timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagey marxuumka iyo dhamaan umada soomaliyeed.
Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana qabriga Fududeeyo...
Dowladda Kenya oo sheegtey in Laba Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya ay New-York kana wada hadli doonaan Muranka Badda
Amina Maxamed Jibriil oo ah Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya ayaa u sheegtay Wargeyska Sunday Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya in kulan deg deg ah oo ku saabsan muranka ay Dowladu Kenya Sheegtey in uu ka jiro Xuduud-Biyoodka ee Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya waxaana uu Kulankaas Dhex mari doonaa Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxa ay tilmaantay...
Baydhabo: Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumadda FS
Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta si rasmi ah u furay Shirkii dib-u-heshiisinta saddexda gobol ee Koonfur Galbeed.
Baydhabo, September 14, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa ka qeyb galay furitaanka shirweynaha dib-u-heshiisiinta...
Raiisul Wasaaraha oo ka degey Magaalada Baydhabo si uu u furo Shirka Dib Heshisiinta
Wararka ka imaanaya Magaala madaxda Gobolka Bay ee baydhabo ayaa sheegaya in Maanta si rasmi ah uu halkaa uga furmi doono shir dib u heshiisiineed ah oo la filayo in ay ka soo qayb galaan mas’uuliyiin ka socota Dawladda federaalka Soomaaliya.Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaalida oo ka mid ah Mas’uuliyiinta ku sugan magaalada Baydhabo ayaa hore u iclaaniyay in halkaas uu ka furmi doono shir dib...
Dhurwaa Hilbo ku Raro !!
Laba Odey oo meel aan sida iiga dheereyn ku sheekeysanaya ayaa mid ka mid ah waxaa uu midkii kale ku yiri “ Walaal ma maqashey in DowladduTalaabo qaadey oo u istaagtey in ay Ilaaliso Badda dheer maadaama muddo dheer la iska Guranayey Khayraadka Soomaaliya siiba Kaluunka “ kii kale soo boodey oo yiri “ Wallee maanta War Wanaagsan baad sheegtey hadii ay Dowlada u Tafaxaydatey ilaalinta Badeenna...
Damiir xumadda Raga Soomaaliyeed iyo dayaca haysta Dumarkii Soomaaliyeed
Waxa Qoray
Cabdinuur Faarax Maxamud
Email-guuleed72@hotmail.com
Geeridu waa xaq waana la aqbalaa waxaase damiir xummaa inad u dulqatatid waxa yaalaha sharaftata wax u dhimaya Akhiro iyo aduuba waxaan ula jeeda Dumarkii Soomaaliyeed ee sharafta iyo cisada mudnaa dumarkii Soomaaliyeed ee muslimiinta ahaa dumarkii Soomaaliyeed ee Allaha wayn uu karaameeyey ayaa maalin kaste...
Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo oo lagu eedeynayo Tacadiyo ay halkaas ka gaystaan
Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Dalka Keny ay xad gudubyo ka gaystaan degaano hoos yimaada Degmadaas.
Guddoomiyaha Degmada Beled Xaawo Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Diyaaradaha Ciidamada Kenya ay duqeyn dhinaca Cirka ah u gaystaan Goobaha ay Dadku Biyaha ka cabbaan ama Ceelasha iyagoo mar marsiinyo ka dhiganaya...
Xukuumadda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha Rayidka ah
Muqdisho, September 13, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka. Amniga guud, iyo qodobo kale oo kamid yahay dowladda Soomaaliya oo dib-u-habayn...
Madaxweynaha DFS: Kenya inta wax iska Xar Xariiqatey ayey u Gudbisey Qaramada Midaabey si ay hesho Qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.
Xasan Shiikh Maxamuud oo Shaaca ka qaaday inuu yahay Musharax u taagan Doorashada Sannadka 2016ka
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo Habeenkii xalay Su’aalo toos ah ay weeydiinayeen Dadweynaha isagoo ku sugan Xarunta Villa Soomaaliya ayaa ka jawaabay su’aalihii ay dadku soo weeydiiyeen.
Xasan Shiikh ayaa ka hadlay Barnaamijka Kufsiga oo beryihii dambe hadal hayntiisu...
Cali Ameeriko “Waan Cafiyey ninkii Diley Gabadheyda Muddo laga joogo 22 Sanno “
“Aniga oo Joga Baar Liido ayaa waxa isoo agfariistey Nin markaasuu I yiri ma kula hadli kaaraa markaas aan ku iri haa waa ila hadli kartaa, markasuu I yiri Aabbe waan maqaley in uu Dhintey marka walaal aniga waxaan ka mid ahaa Koox Maleeshiyo ah oo soo weerartey Gurigiina, waxaana Weearakaas ku Geeeriyootey Gabar aad dhashey marka waxaan maanta kaa doonayaa in aad I Cafiso” sidaa Waxaa yiri Cali...
Xildhibaan Shiiraar oo Beeniyey in Xarigiisa uu ka Dambeeyey Faarax Cabduqaadir.
C/raxmaan Ibraahim Cali (Shiiraar) oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u beeniyay war lagu daabacay Shabakad ka mid ah kuwa Soomaalida, taasoo lagu sheegay in xarigga xildhibaanka uu ka dambeeyay Wasiirka Cadaalada iyo arrimaha Dastsuurka xukuumadda Soomaaliya.
Xildhibaanka oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in warkaas uu yahay mid aysan waxba ka jirin...
Madaxweyne Xasan oo Maanta Laba Sanno u Buuxsantey.
Munaasibad lagu Maamuusayo Sanad Guurada labaad ee ka soo wareegatay markii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu qabtay xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa la filayaa in goor dhow lagu qabto Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu halkaa Khudbad ballaaran ka jeediyo taas oo uu uga hadlayo wax qabadkii Xukuumaddiisa mudadii labada sano ahayd ee ay dalka ka talinaysey....
Ciidamada Amisom oo lagu Eedeeyey in ay Kufsadeen Haween gargaar u doontey
Hayadda Xaquuqda Aadanaha Human Rights Watch ayaa Warbixin soo saartey ku sheegtey in Ciidamada AMISOM eek u sugan Dalka Soomaaliya ay geystey Xadgudubyo ka dhan ah Xaquuqda Aadanaha ka dib markii ay Kufsadeen Haween Soomaaliyeed oo gargaar iyo Daawo u doontey, Hayada waxay sheegety in Ciidamada Uganda iyo Burndi ay ahaayeen kuwa lagu eedeeyey Falalkaas Kufsiga.
Halkan ka akhri warbixinta human rights...
Gen. Gaafow oo Beeniyey in Dowlada Talyaaniga diidey Baasaboorka Soomaaliga
Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Gen. Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa beeniyey in Dowladda Talyaaniga ay diidey isticmaalka Baasaboorka Soomaaliga marka ay timaado Dal ku galka Wadankooda waxaa uu intaa sii raacicyey “ Xooga awaxaa jirey Isfamwaa dhinaca isbedelka Baasaboorka waayo waxay ahayd in Wasaarada Arrimaha Dibada ee Soomaaliya ay ugu gudbiso...




