Home » Archive Qoraaga

Dagaal ka dhacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Oct 6, 2014
Wararka aynu ka heleyno degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay salaaddii subax kaddib uu halkaa weerar ka dhacay. Weerarkanayaa la sheegaya in ay soo qaadeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Shabaab kuwaasoo bar tilmaameedsanayay Fariisimada Ciidamada Dawladda iyo kuwa Amisom ay ku leeyihiin Magaalada dibadeeda. Dadka degaankaoo xili sii horeeyay Saxaafadda la hadlay ayaa... 

DIGNIIN CAAFIMAAD : AF CASEEYUHU SUN AYUU KUYAHAY BISHIMAHAAGA

Oct 6, 2014
Qaar kamid ah waxyaabaha la isku qurxiyo ee agteenna laga jecelyahay waxay wataan maadooyin kiimiko ah oo waliba dhib gaysanaysa .. Waxaa kamid ah haddaba waxyaabahan la isku qurxiyo af caseeyaha ama guduudsiga bishimaha, hadba qofku siduu uyaqaaNNo .. sidaa awgeed waxaan isku dayaynnaa bal inaan wax kaaga caddayno maadooyinkan si aad aqoon ugu yeelato waxa aad jidhkaaga dhigayso eed kusamaynayso.. WAXYAABAHA... 

Qabyaalad Federaaleedka Soomaaliya .

Oct 6, 2014
‘Hadafbaa dhismaha baarlamaan lagu hubeeyaaye, Hadbana shacabku caynkuu yahaa, lagu hogaanshaaye” Abdullahi S.Timacadde. Sida ay taariikhda nabaraysa soomaaliya ama ummada soomaaliyeed waxay soo martay marxalooyinka kaladuwan oo midkastaba huwantahay nidaamkeed gaar ah. sida Xeer Dhaqameedka, midkii Guumaysiga, Dimquraadiyada (Democracy), shuuciyada (Socialism), iyo Federaalka (Federalism). Hase... 

Abaaraha ka jira Ogaadeenya oo galaaftay dad & duunyaba.

Oct 5, 2014
Wararka aan ka helayno Ogaadeenya ayaa sheegaya in ay jiraan kulayl aad u badan oo ka jira guud ahaan Gobalada Ogaadeenya kaas oo sameeyn weyn ku yeeshay dad & duunyaba. Dad aad u badan ayaa usoo bara kacay Magaalooyinka waa weyn ee Ogaadeenya kuwaas soo cararay oonka & gaajada ay saamaysay Abaartu ayaga oo la sheegayo in ay duunyo badan u dhinteen abaarta oo ugu daran meelaha ka fog ceelasha... 

Danjire Maxamed Cusmaan Cumar oo London ku geeriyoodey

Oct 5, 2014
TACSI MARXUUM DANJIRE MOHAMED OSMAN OMAR Mogadishu, October 05, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh , Wasiiru dowlaha H.E. Buri’ Mohamed Hamza, Wasiir kuxigeen-ka H.E. Mahad Mohamed Salad,Kusimaha Xoghayaha joogtada Yusuf Ali Mohamed, agaasimayaasha guud,agaasimayaasha Waaxyaha,Safiirada,Qunsulada guud iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda... 

Golaha Immaamyada iyo Wasaaaradda Amniga oo Hambalyada u diraya Ummada Soomaaliyeed

Oct 4, 2014
Golaha Immaamyada Waqooyiga Ameerika iyo Wasaaaradda Amniga oo Hambalyada Ciidul Adxa  u diraya Ummada Soomaaliyeed بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على المبعوث رحمة للعالمين نبينا محمد وعلى آله وصحبه والتابعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين  Dhamaan... 
Halkudheg:

BAAQA 1aad: Soo-rogaal-celinta Soomaliyeed | Dr. Cumar Cusmaan Raabe

Oct 3, 2014
XULASHADA JIMCADA: Qoraalkan waa dardaaran uu ka tegey Dr. Cumar Cusmaan Raabeh Allah ha u naxariistee, waxana SomaliTalk hore u daabacday May 7, 2011. Waa kan qoraalkii… Soomaaliyey!… I.         Haddii Qaranka Soomaliyeed la waayo Qayb haraysaa ma jirto wixii “shanta Soomaliyeed” la oran jiray”. Haddi qaranka Soomaliyeed la waayo qolla haraysa ma jirto. Haddii Qaranka Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Khilaafka Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha oo soo shaac baxay

Oct 2, 2014
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhawaan Qirey in uu jiro Khilaaf Dhinaca aragtida oo u dhaxeeyo isaga iyo Raisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed. Sidoo kale Raiisul Wasaaraha ayaa isagana Dhinaciisa qirey in uu jiro Khilaaf Dhinaca Fikirka ama kala duwanaanshaha aragtida , waxayna labadoodu sheegeen in kala duwanaanshahaasi uusan Caqabad ku noqon... 
Halkudheg:

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan Dhalinyarada oo Booqday Soomaaliya

Oct 1, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumada Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi ayaa booqasho laba maalmood ah ku bixiyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu madaxda Soomaaliya ugala xaajoodo kaalinta dhalinyarada Soomalaiyeed ee hindisayaasha dhismaha nabadda iyo... 

Madaxweyne Xasan Shiikh oo 15-ka Oktoobar Tagaya Baariis ka dib markii uu Casumaad ka heley Shirkadda TOTAL

Sep 30, 2014
Qamar Haashim “Dacwada Badda ee ay Dowlada Gudbisey waa Dacwad lagu Maaweelinayo Dowladda iyo Bulshada Soomaaliyeed” Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh uu 15-ka Oktoobar ee soo socota uu gaaro Dalka Faransiis ka dib markii uu Casuumaad ka heley Shirkadda TOTAL sida ay noo sheegtey Qamar ShariifHaashim oo inta badan la socota Siyaasada Soomaaliya iyo mida Dibada Qamar... 

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Is-afgaradkii Badda ee Kenya ku tilmaamay Khalad Qaanuuni ah, Balse aan ka hadlin khaladaad la mid ah ee ku jira Dacwadda ay DFS u gudbisey QM..

Sep 29, 2014
“Annagu waxay ahayd dhinacayaga in aan qorno dhulkaas anagaa iska leh mana loo aqoonsan karo Disputed area (dhul lagu muransan yahay)” Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo ay waraysi la yeelatay idaacadda Codka Maraykanka, ayaa mar wax laga weydiiyey khaladaadka ku jirey is-afgaradkii MoU ee dhexmaray Kenya iyo Soomaaliya waxa uu sheegay in ay khalad ahayd in Soomaaliya... 

BADBAADADA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED HALOO HURO 6 saacadood oo…

Sep 29, 2014
DIFAACA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED Waxaannu la wada soconnaa in Maxkamadda Caalamigu aay mar dhow bilaabidoonto GO-AAN KA GAARISTA dhulbadeedka Soomaaliyeed oo aay Kenya rabtay muddadaan oo dhan in aay boobto. Waa ayaan darro in annagoo wada arkeyna KHIYAANADA, XADGUDUBKA, iyo BOOBKA muddada dheer soo socday (2009) in aan ka aamusno oo aan dhagta u taagno Maxkamadda Aduunka (ICJ) ayaa go-aan ka gaareysa.... 

Ra’isulwasaaraha Oo Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Uga Jawaabay Su’aallo La Xiriira Dekedda Muqdisho

Sep 29, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka ayaa u qornaa sidan: Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su’aallo la xiriira wareejinta shirka Al-Beyraat ee dalka Turkiga lagu wareejiyey dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo ka... 

Hay’adda HARO oo Biyo Dhaamin ka Bilaawdey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo Xilli ay Abaaro ka jiraan.

Sep 29, 2014
Iyadoo Deegaano ka tirsan Dalka ay ka jiraan Abaaro Saameeyey dadka iyo Duunyada ayaa Hay’ada Huminetrian African Relief Organization (HARO) iyadoo taas ka duuleyso ayaa waxay Biyo Dhaamin ka Bilowdey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo laga soo sheegey Biyo laan aad u daran iyo Abaaro . Hayada HARO ayaa Deegaanada kala ah Daballo , Naaxiyo, Haarta Cad, Cabdi Ducaale, labi Dhukaan, Tuulo Ceel... 

Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya Waxaa Lagu Yahay Duullaan – Waraysi

Sep 28, 2014
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare) oo Waraysi si qoto dheer uga hadlay Badda Soomaaliya waxa uu siiyey Telefihanka Somali Channel. Admiral Faarax Qare oo ka hadlayey waraaqo ka dhan ahaa badda Soomaaliya ee lagu qaybiyey shirkii saraakiisha ciidamada dalalka Geeska Afrika ee bartamihii September 2011 lagu qabtay magaalada Victoria ee dalka Seychelles iyo... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo kulan la qaatay maamulka Dekadda iyo Xoogsatada

Sep 28, 2014
Muqdisho, 27, September, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada ayaa maanta kormeer saacado qaatay ku tegay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, taas oo baryihii u danbeeyay ay ka jireen cabashooyin ay muujinayeen xoogsatada ka shaqaysa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo kormeeray dhammaan qeybaha ay ka koobantahay... 

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlay arrinta Badda ee Soomaaliya iyo xad-gudubka Kenya

Sep 26, 2014
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay arrimaha badda Soomaaliya iyo Kenya xad gudubkeeda, waxana uu shacbka Soomaaliyeed ka codsaday in difaaca badda laga taageero dawladda. Waxa kale oo uu ka hadlay is-afgaradkii MoU, isagoo sheegay in khalaad ay ku jireen MoU oo ay aqoondarro iyo waayo-aragnimo la’ aani ay keentay, taas oo Kenya ka faa’iidaysatey. (Waxaa xusid... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Sep 24, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya: Muqdisho, 24, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii uu safar shaqo ku tegay waddamada Britain iyo Norway. Xubno ka tirsan golayaasha dawladda, saraakiil dawladeed, ururada bulshada... 

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafddi uu Hoggaaminayo oo u dhoofay Dalka Mareykanka

Sep 23, 2014
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafddi uu hor kacayo oo ka duulay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Xasan Shiikh iyo wefdigan uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda Magaalada New York ee dalka Maraykanka halkaasoo uu kaga qayb galayo Shirka Caalamiga ee halkaa ka furmaya dhawaan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sida la filayo wuxuu shirweynaha Caalamiga... 

Uurdoox: Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya- Qaybta 11-aad

Sep 22, 2014
Uurdoox: Mashruuca Islaamka ee soomaaliya- Qaybta 11-aad Akhristayaasha waa u cudurdaaranaa kala go’ii ku yimid maqaaladan oo aan mar hore billaabay oo aan jeclahay in aan sii wado ilaa aan ku keeno maanta. Isbadal xoogleh ayaa socdo,wax bandanna waa soo caddaanayaan, bilowgii qoraaladan waxaa ku jiray erayadaydii “ Wixii gaalo u shaqeeyo waa soo bixi doonaan” Kaddib markii Al-shabaab ku eedeeyeen... 
Halkudheg:

Eng. Rashiid Qaasim oo ka hadlay Dacwadda Badda ee Soomaaliya gudbisey

Sep 21, 2014
Eng. Rashiid Qaasim oo ku takhasusay arrimaha shidaalka/Batroolka oo waraysi siiyey Telefishanka Somali Channel ayaa ka hadlay taariikhda bartoolka Soomaaliya iyo arrimo badan oo la xiriira. Waxa kale oo uu ka hadlay badda muranka la geliyey cidda masuulka ka ah iyo ugu dambayn cawaaqibka ka iman kara dacwadda badda ee ay Soomaaliya u gudbisey Hague. Halkan ka daawo:  Read More →

Norway iyo Kenya oo Gelaya Heshiis ku saabsan Maaraynta Khayraadka Batroolka

Sep 21, 2014
“Kenya iyo Norway waxay gelayaan heshiis ku saabsan maaraynta Khayraadka Batroolka,” waxaa sidaas shaaca ka qaaday warsaxaafadeed September 9, 2014 ay faafiyey websiteka madaxtooyada Kenya. Arrintaas waxaa shaaca laga qaaday xilli aqalka madaxtooyada Nairobi uu booqday Safiirka Cusub ee Norway u fadhiyi doona Kenya, Victor Conrad Ronneberg, si uu waraaqahiisa aqoonsiga u gudoonsiiyo madaxweynaha... 
Halkudheg:

Oslo: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaarahii hore ee Norway

Sep 20, 2014
Warsaxaafadeed ka soooo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in “Cabdiweli Sheekh Axmed uu la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway Mudane Kjell Magne Bondavic,” ayagoo sida warsaxaafadeedku sheegay “ka wada hadlay xoojinta taageerada loo fidiyo hay’adaha kala duwan ee dawladda Soomaaliya.” Warsaxaafadeedkii oo dhan hoos ka akhri War-saxaafadeed:... 

Maxkamadda Sare ee Caddaaladda Caalamka oo dhawaan bilaabi doonta Dhagaysiga Dacwadda u Dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya ee Dhinaca Xuduud Badeedka

Sep 20, 2014
Wararka ka imaanaya Xarunta Maxkamadda Caalamiga ee The Huege ayaa sheegaya in ay socdaan hawlo ay Maxkamaddaas isugu diyaarinayso dhagaysiga Dacwadda u dhaxeeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya ee dhinaca Xuduudda labada Dal ah Soomaaliya ayaa Bishii aynu soo dhaafnay waxa ay Ashtako arrintaa ku saabsan u gudbisey Maxkamaddaas iyadoona weydiisatay in Maxkamadda adduunku ay soo faragaliso Muranka u dhaxeeya... 

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Kenya o sheegey in ay Diyaarsadeen Qareeno iska Difaaca Dacwda Biyaha Badda ee Dowlada Soomaaliya Gudbisey.

Sep 20, 2014
Tan iyo markii Dawladda Soomaaliya Dacwadda u gudbisey Maxkamadda Sare ee Caalamiga weydiisatayna in la soo faragaliyo Muranka Dhinaca Badda ah ee kala dhaxeeya Xukuumadda Kenya, waxaa soconayay dadaalo dhinacyo badan oo ay samayneysey Xukuumadda Nairobi Biyaha Sharciga ah ee Soomaaliya Xeer Ilaaliyaha guud ee Dalkaas ayaa shaaca ka qaaday in ay Diyaarsadeen Qareeno fara badan oo Kenyan iyo Ajaaniib... 
Halkudheg: