Home » Archive Maalinta December 12th, 2014

Dhalashadii la eeday ee calmaaniyada

Dec 12, 2014
Aragtida lagu magacaabo (Theocracy) oo ah in nidaamka dawladeed ilaahnimo sheegto, ama ku andacoodo inuu ilaahay toos ula xidhiidho, waxay ahayd aragti kahana qaaday wadamada reer galbeedka, wakhtigii kiniisaduhu talada maroorsadeen. Kaniisaduhu intaa kumay ekaan ee waxay isku darsadeen faragalin ay kusameeyeen diintii ay haysteen oo waxna ay ku dareen waxna ka dareen, isla markaana waxay gaashaanka... 
Halkudheg:

Qalin Baa Ku daba yaal Dabar Jaraha Umadow!!! (maqaal)

Dec 12, 2014
Muxuu Qalinku Sheekiyo Hadba Qodob la yaabliyo Mahadhooyin Qorayaa Hordhac. Dhalinyaradu waa Aas aaska Umad waliba, Dabar Jaraha Umadana waxaan ula jeedaa Tahriibiyaha Dhalinyarada Somaliyed ee Firxadka ka ah Dhulkooda hooyo ee Hodanka ah asee dhibaatadu dilootay. Haa waa dhab Ma ahan oo kaliya dhibaatada Bulshada heysataahi Tahriibka ee waxaa Jira Dhibaatooyin kale oo wajiyo kala duwan leh, hase ahaatee... 

Maxaa faa’iido ah oo ku jirta joogista ay dalka joogaan ciidamada Itoobiya iyo Kenya ?

Dec 12, 2014
Waxaa waayadan aad u kordhayo walaaca ay dad Soomaalidu ah ka qabaan cawaaqibka ka dhalan kara weerarada ay Al-Shabaab la beegsaneyso Kenyaanka aan Muslimka ahayn gaar ahaan dadka rayidka ha. Soomaalida ku nool dalka Kenya, ayaa ka walwalsan amnigooda,Iyagoo ka baqanayo in si gaar ah loo beegsado, Iyadoo loogu aargudayo dadka ay leyneyso Xarakada Al-sabab. Walaacan ayaa si isku mid ah uga imaanayo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...