Home » Archive Maalinta December 31st, 2014

60 Soomaali ah ayaa Lagu Diley Koonfur Afrika 2014 – magacyadooda halkan ka akhri…

Dec 31, 2014
K/Afrika : Imisaa la diley ? Tirada Soomaalida la dilay Iyo Dukaamaha La Boobay 2014‏, Akhriso Magacyada …. Tirada Soomaalida ee sanadka 2014 lagu diley dalka Koonfur Afrika yaa gaaraya heerkii ugu hooseyay marka loo eego tirakoobyo lagu kalsoonyahay oo la sameeyay sanadahii tagay, dhanka kale, dhaca iyo boobka ayaa heerkoodu aad u sareeyay, iyada oo ay dhaceen gabood falo kale oo aad u fara... 

R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Dec 31, 2014
Muqdisho, 31, Dec, 2014…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada ku soo noq noqday qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostaga degmada Xarar-dheere, kuwaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay dagaalladaas kuwo nasiib darro ah oo xiligan ay dadka Soomaaliyeed... 

“Waa in Safaaradda Itoobiya laga raro Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya, si looga hortago Khilaafka madaxda…”

Dec 31, 2014
Sidaas waxaa yiri Xog-ogaal, oo intaas raaciyey waa in Domain-ka .So xaruntiisa laga soo raro Japan… Cumar Cabdirshiid waa ra’iisul wasaarahii saddexaad ee ay yeelato Dawladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan, taas oo labadii ra’iisul wasaare ee ka horeeyey ay xil ka qaadistooda u sabab ahaayeen khilaaf. Sidoo kale, markii uu iska casilayay xukuumadii hore DFKMG ee Sh.... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...