Home » Archive Maalinta December 17th, 2014

Cumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabay Ra’iisul Wasaare

Dec 17, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay villa soomaaliya ayaa shaaca ka daaqay Madaxweyne Xasan Shiikh oo magacaabay Ra’iisul Wasaare. Muqdisho-17 December 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xassan Shiikh Maxamud waxa uu maanta u magacaabay Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya. “Waxaan aad ugu faraxsanahay maanta in... 

SHIRWEYNE LAGU QABTAY MUQDISHO OO LAGU DAAHFUREY DHISMAHA JIDKA ISKU XIRA MUQDISHO IYO HOBYO.

Dec 17, 2014
Shirweyne ay ka soo qey galeen in ka badan 200 ruux oo isugu jira, Siyaasiyiinta, Dhaqanka, Culimada, Dhalinayarada iyo Haweenka beesha Muddulood ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho,Shirkaas oo ay qabanqaabiyeen siyaasiyiinta beeshaasi ayna gogoshiisa dhigeen hogaamiyeyaasha dhaqanka ayaa looga dhawaaqay mashruuc muddo dheer soo socday oo lagu dhisayo wadada xeebta ee isku xirta Muqdisho iyo Hobyo,... 

WAA NOOCEE RA’IISAL WASAARAHA AY DOONAYAAN MADAXWEYNE XASAN IYO KOOXDIISA?!!

Dec 17, 2014
Tan iyo markii uu Baarlamaanka kalsoonida kala noqday xukuumadda Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed, waxaa xarunta madaxtooyada Villa Somalia ka socda dhaqdhaqaaqyo iyo shirar gaar gaar ah oo dhex maraya Madaxweyne Xasan Sheekh, siyaasiyiin, hoggaamiyeyaal siyaasadeed, Xildhibaano iyo khubaro ku xeel dheer arrimaha siyaasadda Soomaaliya. Inkasta oo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxdiisa Damul-Jadiid... 

Federaalkee bay ka tirsan yihiin Maamul Goboleedyada Soomaaliya ma midka Itoobiya mise kan Soomaaliya ?

Dec 17, 2014
Ka dib dhicintaankii Dowladda Dhexe,Waxaa dalka ka dhacay isbadal saameeyey guud ahaan Mujtamica Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka daneeya siyaasadda. Isbadalkan ka dhashay burburka dowladnimo, ayaa soo saaray siyaasiyiin aan noocadoo kale wali soo marin dadka Soomaalida ah inta la xasuusto, tusaale ahaan waxa dhashay siyaasiyiin aan waxba ka xishooneynin,waxba xeerineynin, islamarkaana ku tumanayo wax... 

Dhalinta Soomaaliyeedeey Qabyaaladi Qiil ma leh”

Dec 17, 2014
Waxaa maalmahaan goobaha ama baraha bulshadu ku kulanto sida facebook-ga aan ku arkayaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo isku jirta hablo iyo wiilal oo ku hadaaqaya ama ku hadlaya ficilo qabiil wax looga sheegayo ama qabiil ku faanaya dhalinta Soomaliyeed miyeysan ogayn halka ay dunidda ka joogaan miyeysan ogayn qabiil iyo qabyaalad inuu Qaxootinimo ka dhigay miyeysan ogayn... 

Sirta iyo Siyaasada ka Dambeysa Musuq Maasuqa lagu Eedeeyay Wasaarado badan oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

Dec 17, 2014
Sida cid kasta u muuqata, Soomaaliya waxaa hareeyay Musuqmaasuq kaas oo sababay in hadafka ah horumar uu gaaro dalku uu gaabis galo, waxaana warbixin ay soo saartay hey’ada u xilsaaran dabagalka musuqa ay sheegtay in sida waayihii danbe caadada aheyd Soomaaliya ay gashay kaalinta koowaad ee wax isdaba marinta dalalka caalamka oo dhan, waxaana iyada oo taasi ay jirtay 5-tii December markii shaqada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...