Home » Archive Maalinta December 28th, 2014

Magaallada Muqdisho Magaallo Fiicnaan jirtay Balse Xumaatay ???!!!!

Dec 28, 2014
Horudhac : Magaallada Muqdisho oo ah Magaalladaan ku soo Koray , waxay aheyd Magaallo aad iyo aad Nabad u ah mudanna in lagu tilmaamo Magaallo Fiican ( بَلْدَةٌ طَيِّبَةٌ ) ,se waxay is Badashay Jan,1991 Markii uu Ka Baxay Madaxweyne Mohamed Siyaad Barre oo haatan loo xiisay se waagaas la wada Nacay. Magaallada Muqdisho oo Quruxdeeda aan haatan ka hor ku tilmaamay Sidatan... 

Sweden: Weerarkii lagu qaaday masjidkii soomaalida ee magaalada Eskilstuna

Dec 28, 2014
Hordhac: Magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden oo aan sidaas uga fogeyn caasimada dalka ee Stockholm, ayaa waxaa ku nool dad soomaali ah oo gaaraaya ilaa laba kun oo qof.Soomaalida ayaa ku kala nool xaafado kala duwan balse waxaa ay u badan yihiin xaafadaha ku yaal dhinaca galbeed ee magaalada.Soomaalida ayaa magaaladaan aad u soo degtey shantii sano ee ugu dameysey. Waxaa jira soomaali badan oo shaqaysa,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...