Home » Archive Maalinta December 29th, 2014

Summadaha Siyaasiga – WQ. Xiddig

Dec 29, 2014
Qore: Abdirahman Maxammed (Xiddig) Xiddig@gmail.com “Maasha’allah, masaajidkan oo kale masaajid la mid ah weligey ma arkin. Waa in aan hadda ka dib ka mid noqdaa dadka ku xiran ee ku tukada masaajidka”, ayuu ku yiri gacan-yarihiisii Colaad oo garab socdey. Magaciisa waxaa la yiraahda Burhaan. Waa markii ugu horeysey oo uu soo galo masjidka. Dadka ku tukanayey masjidka badidooda wey garanayeen... 

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Isbitaalka Ciidamadda Xoogga.

Dec 29, 2014
Muqdisho, – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana kormeerka ku weheliyey Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kuxigeenadiisa iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga S/G Daahir Aaden Cilmi, waxana uu ugu horreyn booqday... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...