Home » Archive Maalinta December 27th, 2014
Jaamacadda PLASMA
Xaflad  si heer sare ah loo soo agaasimey ku saabsaneyd ardey ka qalin jabisey Jaamacadda PLASMA ayaa  lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda ee Magaalada Muqdisho, waxaa ka qeyb galay Madaxda  Wasaaradaha Isboortiga iyoTacliinta sare, Maamulka  Degmada Hodan, Hayâadaha Caalamiga, Ganacsato, Waalidiin, Maamulka, Macalimiinta iyo ardeyda Jaamacadda PLASMA,   Waxgarad iyo xubno  ka...