Home » Archive Maalinta December 23rd, 2014

Beesha Jareer Weyne oo Dalbatey laga Tixgaliyo Awood qaybsiga Xukuumadda uu soo Dhisi doono Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Dec 23, 2014
Kulan ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay loogana hadlayay guud ahaan siyaasadda Soomaaliya iyo Arrimaha Beesha Jareer weyne ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay.kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Guurtida Beelaha Jareer weyne ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada ku abtirsata Beesha Jareer weyne. kulanka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiye ku xigeeka 2aad... 

Maadaama ay marxalad cusub galayaan wadahadalada u dhaxeeya DFS iyo Maamulka Somaliland hadaba maxay la tagaysaa Dowladd kulamada soo socda ?

Dec 23, 2014
Waxaa marxalad cusub galayo wadahadaladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, ka dib markii ay Magaalada Djabuuti isku arkeeen Waftiyo ka kala socday Labada dhinac,Kuwaas oo ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo. Wadahadalo dheer ka dib, waxa ay labada dhinac isku raaceen qodobo lix ah oo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...