Home » Archive Maalinta December 2nd, 2014

Usbuucii Sheekh Axmed C/samad iyo Galdogob

Dec 2, 2014
Sheekh Axmed C/samad oo ka mid ah culumada soomaaliyeed ayaa maalmahaan nashaad dacwo kawaday magaalada Galdogob, nashaadaadkaas oo ay diyaarisay Mu’assasada Alminhaaj ee Galdogob ayaa ku bilowday kulan uu shiikhu la qaatay guud ahaan goloyaasha dacwada ee degmada , kulankaas waxaa uu isugu jiray xogwaraysi, qiimayn iyo talo wadaag waxaana Go’aan lagu gaaray in la garab istaago shaqooyinka dacwo... 

Somaaliya ma aha Jarmal!

Dec 2, 2014
  Qoraa Soomaaliyeed oo dhaliilsanaa siyaasadihii ee mid kamida xukuumadihii rayidka ahaa ee dalka ka jiray 1960-1969 ayaa qoray maqaal duur-xul ahaa, nuxurka maqaalkuna waxa uu ahaa sidan “ Wasiir kamida xukuumadda ayaa booqasho ku tagay dalka Jarmalka (Galbeed) kadibna waxa aad u soo jiitay bilicda dalka iyo dhismayaashiisa casriga ah, isaga oo maanka ku hayay sida dalkiisu ugu baahan yahay... 

Dawladnimo, Danguud, iyo Dayaca Soomaaliyeed.

Dec 2, 2014
Dawladnimadu waa teedka iyo darbiga ugu muhiimsan ee umadduhu ku naaloodaan. Umadaha qadarinta iyo tixgalinta kuleh nolosha, waxay kutiirsan yihiin nidaam  dawladdeed oo u taagan aaya kalintooda. Dhamaan xadaaradaha lajanto ee dunida ka hanaqaaday waxa hormood ka ahaa dawlad han iyo higsi leh. hadaba muslimiintu waxay si wadar ah u dugsanjireen mudo dheer xukunkii khilafada Islaamiga ahayd (Islamic... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...