Home » Archive Maalinta November 21st, 2013

Madaxweyne Xasan “Soomaaliya wey saxiixi doontaa Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta”

Nov 21, 2013
Soomaaliya iyo Maraykanka oo aan weli dhaqan gelin Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta – Waxay ahayd 20-kii November 1989 markii ay Qaramada Midoobay laga bilaabay dhaqan gelinta iyo saxiixa Heshiiska loo yaqaan “Convention on the Rights of the Child” ee xuquuqda carruurta. Ilaa hadda dalalkii xilligaas jirey waxaan heshiiskaas ka dhaqan gelin waa Soomaaliya iyo Maraykanka. Sannadkii... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Khudbaddiisa Shir Madaxeedka Afrika iyo Carabta Uga Hadlay Baahida Dadka Soomaaliyeed ee Ay Duufaantu Saameysay

Nov 21, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga qeybgalayaan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Khudbaddiisa ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uga hadlay saameynta ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollo ka tirsan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...