Home » Archive Maalinta November 1st, 2013

Dr Cismaan Aadan Cadde oo loo Doortey Gudoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Nov 1, 2013
Hotelka Ramada ee Magaalada Muqdisho maanta oo ay Taariikhdu tahay 1-da November 2013 lagu qabtey Shirweynihii Shanaad ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed , waxaana ka qayb galey Madax ka tirsan Dowladda Federaalka , Ururrada Bulshada Maamulka Gobolka banaadir , Dhaqaatiir iyo marti Sharaf ,waxaana ugu Horeyntii Guddigii Hore ee Ururka Dhaqaatirta Soomaaliyeed ay wareejiyeen Xilalkoodi si loo Doorto... 

Madaxweynaha J.F.S Mudane Xasan Sheekh ayaa soo gabagabeeyey booqasho labo maalin ah ee uu ku joogay Kismaayo

Nov 1, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gabagabeeyey booqasho labo maalin ah ee uu ku joogay magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose. Madaxweynaha oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Kismaayo ayaa kulamo la qaatay maamulka KMG ee Jubba,Odayaasha Dhaqanka, Ganacsatada, Ururadda Bulshadda, Dhalinyaradda iyo dhammaan bulshadda... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...