Home » Archive Maalinta November 24th, 2013

War saxaafadeed: Golaha Wasiirada ayaa maanta dood adag ka yeeshay miisaaniyada sanda 2014

Nov 24, 2013
Muqdisho,24, Nov.2013…Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada shabellooyinka iyo Hiiraan, Miisaaniyada sanadka 2014. Waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Ugu horayntii Ra’iisul Wasaaraha... 

Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo Magaalada Nairobi ka bilaabey Ururinta gargaar la gaarsiinayo Dadka ku waxyeeloobey Dufaanta iyo Fatahaada Webiga

Nov 24, 2013
iyo Jaaliyadda Birmingham oo gargaar u fidisay dhibbanayaashii daadakii Puntland. iyo Jaaliyada sweden oo deeq lacageed oo dhan 25.000$ gaarsiisay gudiga gurmadka deegaamaday roobabka iyo dabaylaha iswatay ay waxyeeleeyeen Iyadoo dhawaan Gobolo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ka dhaceen Duufaano, Daadad iyo Colaado sababay Bara Kac Cusub ayaa waxaa arrintaa isu taagay sidii ay Gurmad uga gaysan lahaayeen... 

Siyaasadda Xukuumaddu: Socon Weynaye aan Orodno?

Nov 24, 2013
Dabacan Socon weeynaye ma Orodnaa Su’aashaas cid kasta ee mufakir ah ama Dareen garashaba leh wey dareemi kartaa in Ruux Socodkiiba gabay sida uu Orod u Hollin karo ama isugu dayi karo inuu Ordo. Socon Weynaye aan Orodno marka aan hoos ugu daadago waxaa arrintaa iminka ka dhigan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xiligan isku hawleysa is bedelo Siyaasadeed ee la sameeyo. Xukuumadda Federaalka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...