Home » Archive Maalinta November 30th, 2013

Dawladda Federaalka Soomaaliaya waxay ka tacsiyaynaysaa khasaarihii dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex

Nov 30, 2013
iyo Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha- Guud ee Qarammadda Middobay oo ugu baaqay dadka ku nool Gobolka Sool in ay Nabadda ilaaliyaan. Warsaxaafadeed DFS: Muqdishu, November 30, 2013 ……… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay... 

Dhakafaar | Qore: Xiddig

Nov 30, 2013
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) Xiddig@gmail.com “Yaa qeexi kara ereygan macnihiisa,” ayuu macalinkii afka Soomaaliga dhigayey ku yiri ardaydii inta sabuuradda “dhakafaar” ku qorey. Waxa uuna sii raacshey, “waxaan rabaa maanta qof walba maskaxdiisa inta uu ka shaqaysiiyo in uu tusaalayaal toolmoon oo ku aadan ereygan uu keeno, qof walbana waxaan weydiinayaa waxa ku kelifey... 

Taliska Ciidamada Amisom ee ku sugan Baydhabo oo la Wareegay Ammaanka Xarun Maamul Goboleed loogu Sameynayo Lix Gobol

Nov 30, 2013
Iyadoo Xarunta ADCda Magaalada Baydhabo ay ka socdaan abaabulka Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Koofureed ee Soomaaliya ayaa waxaa arrintaa ka warbixiyay Malaaq Shiino oo ka mid ah Odoyaasha Beelaha Digil iyo Mirifle oo haatan ku hawlan abaabulka Shirkaas. Malaaqa oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in iminka Gabogabo ay marayso Hawlihii u diyaargarowga Shirweynaha dhawaan la filayo inuu halkaa... 

Qoondo gaar ah oo loo sameeyey Hay’adda Xadeynta Badda Soomaaliya iyo Hayado kale

Nov 30, 2013
Shirkii Golaha Wasiirada oo Ansaxiyey Miisaaniyadda 2014 Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Miisaaniyadda sanada 2014, Gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Bangiga Dhexe, iyo arrimaha Amniga. Ugu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...