Home » Archive Bisha February, 2012
Guddoomiyaha Baarlamaanka Madoobe Nuunow oo Go’aan Adag ka soo saaray Shirka London iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo Qaadacay Shirkaas
Nidaamka Xukuumadeed ee hadda ka jira Soomaaliya waxaa si ula kac aha waxaa ugu xad gudbay Guddoomiyahii xilka laga qaaday iyo Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG), UNPOS: sidaas waxaa qoray Guddoomiyaha Baarlamaanka Madoobe Nuunow Maxamed Sii Akhri
Read More →
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo maanta booqday dhaawacyada Qaraxii Baar Fatxi
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa saaka booqday dhaawacyada ku jira Isbitaal Madiino kuwaasoo ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay labo cisho ka hor Baar Fatxi.
Wasiirada ku wehliyay Ra’iisul Wasaaraha booqashadiisa ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Caafimaadka Dr. C/casiis Sheekh Yuusuf, Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdulqaadir...
VIDEO: UK’s Somalia conference: Somalia diaspora discuss issues with UK Minister for Africa and Africa Director
Somalia diaspora discuss issues that concern them, with Henry Bellingham MP, Minister for Africa, and Tim Hitchens, Africa Director, Foreign and Commonwealth Office, in preparation for the UK’s Somalia conference.
Recorded live steam at Chatham House on 8 February 2012
Halkan ka daawo
Read More →
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XX-aad
Weerarkii uu Jarmalku ku qabsaday Poland wuxuu ku magacaabay Ololihii Sebtember (September Campaign). Waxaa ka qeyb-qaatay ciidan tiradiisu dhan yahay 1,500,000 oo ay weheliyaan 2,750 oo taangi iyo 2,315 oo dayuuradood. Markii uu weerarkaas bilowdey, qiyaastii laba toddobaad kadib (17/ 9- 1939-kii), waxaa dhanka bari ka soo weeraray dalka Poland ciidankii casaa (The Red Army) ee Midowga Soofyeeti,...
Far iyo Suul State
Wax walba waxay ku wanaagsan yihiin in ay ahaadaan ama u wada shaqeeyaan si midnimo guud, taa haddii la waayana waxaa imaanaya tafaraaruq, baaba’ iyo is eedeyn, dhibaatadaasi midnimo la’aanta keentay waxay noqneysaa mid aan waligeed joogsan, Allah ayaa horey noogu sheegay qur’aankiisa “Xarigayga qabsada idinkoo Wadajira, Tafaaraaruqana iska ilaaliya”, taasi dadka Soomaaliyeed...
Kenya iyo Itoobiya oo Dowladda Ingiriiska ka codsaday in ay Gacan ku yeeshaan Shirka la filayo in uu ka Dhaco London
Iyadoo maalmo kooban ay ka harsan tahay qabashada shirka Magaalada London ayaa haddana dowldaha Kenya iyo Itoobiya waxay qoraalo u direen Dowladda Ingiriiska oo ay ku sheegeen in ay doonayaan in ay qayb libaax ku yeesheen shirkaasi lagu wado in uu ka dhaco Magaalada London maddaama ay yihiin labo dowladood oo deris la ah Soomaaliya.
Waxaa la filayaa in Magaalada London ay dhawaan gaaraan mas’uuliyiin...
Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada DFKMG.
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho, iyo barnaamijka ka Guurista Guryaha Dowladda.
Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegey Talyaaniga, Kenya...
Ururka Midowga Yurub oo ku Hanjabay in ay Joojinayaan Dhaqaalaha ay siiyaan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya
Ergeyga Midowga Yusub oo dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa ka war bixiyay Xaaladda Soomaaliya uu ku soo arkay mudadii uu booqanayay magaalada Muqdisho iyo kulamadii uu la yeeshey Madaxda Sare ee Dowladda .
Alexander Randos oo ah Ergayga Midowga yurub ee Geeska Afrika oo la hadlayay wakaaladaha wararka ee Caalamka xilli uu ku sugnaa Magaalada Nayroobi ayaa sheegey in Somaaliya dhinaca...
Hayadaha HARO iyo WAMY oo Weli wada Gargaarkii ay Gaarsiinayeen Dadka Barakacayaasha ah
Iyadoo weli ay ka sii socdaan Muqdisho iyo qaar ka mid Gobolada Soomaaliya Gargaarka la gaarsiinayo Dadka Barakacayaasha ah ayaa Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) iyo Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa gargaar noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo kun nool Degmada Xamar Jajbab kuna jira Laba Kaam
Laba Xero Barkacayaal ay ku jiraan oo lagu...
Xukuumadda DFKMG oo cambaareysay weerar qarax ahaa oo ka dhacay Muqdisho
Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay
weerar uu qof naftii-hallige ah uu u adeegsaday gaari yar oo ay ka
buuxeen waxyaabaha qarxa. Weerarkaas waxaa ku geeriyooday 13 qof oo
rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen 11 kale oo joogay goobo ganacsi oo
ku yaalla degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.
Dadka ay wax gaareen waxay u badnaayeen shacab isugu jira
tima-jarayaal, taksilayaal, adeegayaal maqaayadda...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha Arrimaha Dibedda iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
Ra’iisul...
Kulan Dhexmarey Odoyaasha Magaaladda Beledweyne iyo Ciidamada Itoobiya oo Fashil ku dhamaadey ka dib..
Iyadoo weli Magaaladda Beled weyne ee Gobolka Hiraan ay Ciidamadda Itoobiya Ku hayaan Bandow aan hore loogu arag Magaaladaas ayaa haddana wararka ka imaanaya Magaaladaas waxay sheegayaan in Ciidamadda Itoobiya ay Shuruud ku xireen ka qaadista Bandowga Magaaladaas waxaana hadalkaan ka saoo yeerey Ciidamadda Itoobiya uu shaaca ka qaadey Sarkaal la Hadley Warbaahinta Magaaladda Beled weyne ka dib markii...
Jerry Rowling oo Dhexdhexadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee khilaafka u Dhaxeeyo
Jerry Rowling ayaa dhexdhexaadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka oo muddooyinkaa uu u dhaxeeyey muran muddo soo jiitamayey kaasoo ka dhashey markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay xilkii ka qaadeen Shariif Xasan Shiikh Aadan oo isna ku tilmaamey mid Sharcidaro ah oo Xadgudubna ku ah heshiiskii Kambala
Jerry Rowling oo ah ergeyga gaarka ah ee Midowga afrika una dhashey Wadanka...
Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad
Qormadii hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta.
Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah;
Caalim...
Shacabka deggan Beledweyne oo dalbaday in Ciidamada Itoobiya laga saaro magaalada
Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Beled Weyne oo Dawladda KMG ka Codsaday in Ciidamada Itoobiyaanka laga Saaro Magaalada.
Waxaa Muddo Bil ah ah laga joogaa Xilligii Ciidamada itoobiyaanku ay soo galeen gudaha Magaalada beled weeyne ee Goblka Hiiraan ayaa waxa isa soo taraya Cabshada ka soo yeereysa Dadka ku dhaqan magaalada Beled Weeyne. Cabdullaahi Cilmi oo ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Beled...
Warsaxaafadeed R.W. DFKMG oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku tegay dalalka Italy, Kenya iyo Djibouti
Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka Talyaaniga 29kii Janaayo ilaa iyo 1dii Febraayo ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Mario Monti.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo la soo qaatay Wasiirada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Gaashandhiga iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa kala hadlay...
Shirkii ICG oo lagu soo gabogabeeyey Djibouti
Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii wadi lahaa howlgaladda looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab, Waxaa kaloo laga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa nolol gaar ahaan degmooyinka iyo gobollada laga xorreeyo Al-Shabaab, waxaa kaloo si gaar ah looga hadlay Shirka London...
Baarlamanka Somaaliya oo loogu Hanjabey in Cunaqabatayn la Saari doono Haddii Khilaafaadkiisa Xalin Waayo
Waxaa Dalka Jabuuti weli ka socda Shirkii ICG oo ah Wadamada Daneeya Arrinta Soomaaliya ayaa arrimihii laga hadlay waxaa ka mid ahaa Road Map-ka. Shirkan oo ay ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda ku meel Gaarka Soomaaliya, Guddoomiyaha Barlamanka ee xilka laga qaaday, Madaxweynaha Gal Mudug iyo Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa halkaa khudbad ka jeediyay Ra’iisul wasaaraha dawladda Federaalka...
Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya!
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo
Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, ma aha wax lagu farxo wadan 20-sano iyo ka badan burbur iyo dagaalo ka dhex aloosnaayeen, magacyo kala duwanba haloo yeelee, guntooduna wada aheyd dano shisheeye oo dad maqaarka sare Soomaali ka ahi u fulinayeen, in hadana dagaal Shidaal...
Toogo iyo tab-kac – Maqaal Caydaruus C. Keenadiid
Astaynta Puntland ma ahayn ban-ka-ood, caadifad iyo laab-la-kac ku timid, balse waxay ahayd baahi, qaddiyad, rabitaan iyo masiir ay bulshadu toogeysatey.
Inkastoo ay 13 sano jirsatey bilana uba dheer yihiin, haddana tabargal waa noqon weydey, inay hanaqaaddana lagala caalwaa.
Dhammaan, iyadoo aanba la kala soocin maamuladii daadihinta Puntland lagu aaminey waa ku fashilmeen inay tubtii dimoqraaddiyadda,...
Webiga Dhexmara Magaaladda Beled weyne oo Marti u noqdey Meydadka dadkii ku Noolaa Magaaladaas
Iyadoo dhawaan Magaaladda Beledweyne ay soo galeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u badan nkuwaas oo la sheegey in ay Gacan siinayeen Ciidamo ka tirsan Dooxada Shabeele ka dib markii ay halkaa ka saareen Ciidamaddii Xarakadda Alshabaab ayaa wararka ka imaanaya Mgaaladaas waxay sheegayaan in Magaaladda Dadkii degenaa ay soo wajahdey Cabsi iyo argagax tii ugu weyneyd ka dib markii maalin weliba magaaladaas...
Shacabka Muqdisho oo Aragtiyo kala Duwan ka bixiyey Shirka London kuna Tilmaamey Madaxii oo Majo loo Rogey
Waxaa la filayaa in 23-ka bishan Febraayo 2012 Magaalada London ee dalka Ingiriiska uu ka furmo shir la sheegay in loo qabanayo bulshada Soomaaliyeed, waxaana shirkaasi ka qaybgalaya dadkii saxiixay heshiisyadii Muqdisho iyo Garoowe ee kala ah Dowladda Federaalka oo ay kala matalayeen Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo C/wali Cali Gaas, sidoo kale waxaa ka qaybgalaya Maamulada Puntland,...
Sidee Computerka Looga Xanibi karaa Websiteyada Aflaanta Anshaxa Xun
“Carruurtaada ka difaac website-yada Anshaxa Xun”..
Internetka waxaa ka buuxa macluumaad wax tar leh. Waxaa taas garab socda in ay ka buuxaan waxyaabo aad halis u ah iyo kuwo anshax ahaan khatar ah oo aan u wanaagsanayn koritaanka caqliga ama maskaxeedka carruurta iyo amaankooda naf ahaaneedba. Sii Akhri
Read More →
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga DFKMG Soomaaliya Oo Wareysi Dheer Oo Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya Siiyey SomaliTalk
Cabdullaahi Goodax Barre “Cidna Nooma Fikiri-doonto, Annaguna Taas Ayaa Mowqifkeena Ah…”
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga DFKMG Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo booqasho ku jooga caasimadda dalka Jabuuti, islamarkaana Somalitalk wareysi dhinacyo kala duwan la yeelatey ayaa waxaa uu ka Hadley shir lagu qabanayo 05/02/2012 caasimadda dalka jabuuti, maamul u sameynta magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo soo gaaray Djibouti
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Sabtigii 4ta February soo gaaray Djibouti si uu uga qeybgalo shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG).
Halkan kadaawo masawiro dheeri ah
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lgu wadaa inuu shir-guddoomin doono shirka IC, khudbadna ka jeedin doono furitaanka shirka oo socon doona labo maalmood 5ta iyo 6da February. Sidoo kale waxaa lagu...




