Home » Archive Maalinta February 28th, 2012

Soomaali Nabad Xaq ma u leedahay?

Feb 28, 2012
Qandaraaska nabad u qoonso Soomaalida: Su’aashu waxeey tahey horta mujtamaca soomaaliyeed xaq ma u leeyihiin ineey nabad ku noolaadaan? QANDARAAS! QANDARAAS! QANDARAAS! Waa fursadii aad sugeeyseen ee ha moogaan! Mudanayaal, (Marwooyinka uma furna qandaraaskaan waqti xaadirkaan maadaama aysan diyaar u aheeyn ineey xasuuqaan ubadkooda, waalidkood iyo walaalahood) ha ka qadinina mashruuca laga taajiro... 

Dhinacyada Siyaasadda Soomaalida oo Aragtiyo kala duwan ka bixinaya Shirkii London islamarkaan waxaa shirkaas lagu tilmaamey Mid Dowladda Ingiriiska ku dooneyso in ay la soo baxdo Shidaalka Soomaaliya

Feb 28, 2012
Wixii ka dambeeyay maalintii la soo gabagabeeyay shirka Magaalada London waxaa soo if baxay oo cirka isku shareeray cadeymaha dhabta ah ee ka tarjumaya danaha dhabta ah ee uu ingiriisku ka leeyahay dalkeena Soomaaliya.Inkastoo qodob kasoo baxay shirka lagu cadeeyay Maxmiyadda dhaqaalaha ayaa haddana wargeysyada dalka Ingiriisku billaabeen in ay si toos ah u faah faahiyaan dowrka gumeysi ee ay dowladdoodu... 
Halkudheg: ,

Xaflad si Heer loo soo Agaasimay laguna soo Dhaweynayo Xayiraadii laga qaaday Shirkada Barakaat oo ka Dhacday Magaalada London.

Feb 28, 2012
Munaasabad si heer sare ah looga soo shaqeeyey ayna soo abaabuleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa ka dhacday Magaalada London taasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Kumeel Gaarka Soomaaliyeed iyo shacbi weyne isaga kala yimid qeybaha kala duwan ee Magaalada London. Xafladan oo iyadu qado iyo Khudbadaba isugu jirtay tasoo lagu soo dhaweynayey... 

War-Saxaafadeed Ra’iisul Wasaare Abdiweli: Xilliga Kala Guurka ah Waa Inuu Dhamaadaa 20ka August 2012

Feb 28, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku egyahay August 2012 oo aysan jiri doonin muddo kororsi danbe. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “ Shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba waxaa ka go’an in Xilliga KMG ah la soo afjaro August 2012 oo Soomaaliya ay yeelato Dowlad Rasmi ah oo u adeegeysa... 
Halkudheg:

IMAAM SHAAFICI OO AL-SHABAAB AAMUSIIYEY (3) !!!!

Feb 28, 2012
Casharkeenii hore waxaa uu noo joogay annagoo ka soo hadalnay sharaxii Aayadihii ay Al-shabaab qaarna isticmaaleyn qaarna ay kubeertada saareen. Haatanna aan u daadagno Dulucdii Mowduuceyga sideebuu Imaam Shaafici u Aamusiiyey Al-shabaab . IMAAM SHAAFICI OO AL-SHABAAB AAMUSIIYEY : Waxaan ognahay in Al-shabaab Daliilsadaan Xadiiska caanka ah ee uu Nabigu yiri NNKH : ( Anigu Nin Gaal ah ma kaalmeysanaayo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...