Home » Archive Bisha July, 2011

Ururka SOSCENSA oo Qabtay Dood ku saabsan Shirka Wadatashiga Soomaaliyeed

Jul 18, 2011
Waxaa maanta lagu qabtay hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho dood ku saabsan shirka wadatashiga Soomaaliyeed ee lagu qaban doono dalka gudihiisa, kaasoo ay qabanqaabinayso xafiiska siyaasadda Qarammada Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS). Doodda ayaa lagu soo bandhigay dhowr qodob oo ay ka mid ahaayeen: Yaa mudan in shirkaas ay qabanqaabiso? Yaa mudan inuu ka qaybgalo? Maxaase laga fili karaa inay kasoo... 

Jaamacada Muqdisho oo gudi u magcawday abaaraha

Jul 18, 2011
Jaamacadda Muqdisho oo guddi u magacowday gurmadka barakacayaasha abaaraha ee Muqdisho soo gaaray  Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta u magacowday guddi ka shaqeeya gurmadka gargaarka abaaraha, waxaana guddigaas guddoomiye u ah Dr. Maxamed Xuseen Ciise(Liibaan) oo ah diiwaan-hayaha guud ee jaamacadda Muqdisho.  Kulanka lagu magacaabay guddigan oo... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii| Casharkii IV-aad

Jul 18, 2011
Wixii ka horeeyey dagaal-waynihii I-aad ee dunida (1914-1918), Ingiriiska iyo Talyaaniga heshiis ayay ku ahaayeen qeybsiga dhulka Soomaaliyeed. Laakiin markii uu dagaalkii dhamaadey, sida aanu arki doono, waxaa is-beddeley hoggaankii siyaasadda dalka Talyaaniga. Waxaa markaas bilaabatey, guud ahaan in si xooggan uu khilaaf u soo kala dhex-galo aragtidii siyaasadeed ee labada dal. Taasi waxay dhalisey... 
Halkudheg:

Shirkadda SKA oo la wareegtey hawlihii Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Jul 18, 2011
Waxaa Magaalada Muqdishi waayadaan ku soo qulqulayey Shirkado Shisheeye oo dhamaantood  Howla ka fuliya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha  iyo xeradii xalane  waxaana inta badan Shirkadahaas lagu tilmaamaa in yihiin kuwa markii hore ku yimid arrimo ganacsi ka dibna isku badeley kuwa Maletari iyadoo taasi ay jirto ayaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa haatan la wareegey... 

Tacsi:Timiro Cukaash

Jul 17, 2011
Waxaa magaalada London saakay ku geeriyootey Allaha naxariiste  marxuumada Timiro Cukaash oo ahaa qof dumar ah oo taariikhda gobanimo doonka dalka Soomaaliya ku lahaa taariikh iyo magac weyn, islamarkaana ahaa Soomaali wadaniyad dhab ah. Ayeeyo marxuumad Timiro Cukaash waxay ku geeriootey  maanta isbitaalka kings oo ku yaal South West magaalada London.   Xusuusin :Marxuumada ayaa dadka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Cabdiweli oo qarka u saaran inuu iscasilo

Jul 16, 2011
Iyadoo Bishii hore 23 –deedii Goloha Baarlamaanka uu ansaxiyey islamarkaana Codka Kalsoonida Siiyey in  Raiisul Wasaare ka noqdo Dalka Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaana Raiisul Wasaaraha uu haystaa muddo bil  uu ku soo magacaabo Golahiisa Wasiirada oo haatan ka harsan tahay lix maalmood waxaana muuqata in waqtiga uu ka sii dhamaanayo Raiisul Wsaaraha waxaana lagu waramey in dib u dhaca ku... 
Halkudheg:

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey

Jul 16, 2011
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo madaxda Soomaaliyeed ku amaanay horumarka ay ka sameeyeen hirgelinta Heshiiskii Kampala  Read More →
Halkudheg:

Shirka yaan garoowe lagu qaban ee muqdisha halagu qabto

Jul 15, 2011
Qaramada Midoobey xafiiskeeda siyaasadda Soomaaliya ayaa waxa uu waddaa in uu hirgeliyo shir ay ugu magaca dareen- Shirka  wadatashiga Soomaaliya, hase yeeshee Qaramada Midoobey ma aysan sheegin xiliga la qabanayo shirkaasi iyo goobta lagu qabanayo, balse warar ayaa waxay sheegayaan in Qaramada Midoobey ay qorsheyneyso in shirkaasi lagu qabto Magaalada Garoowe oo caasimad u ah maamulka la magacbaxay... 

ILEYN DUUL WADA SABOOLAAN AHEYN!!!!!

Jul 15, 2011
Haddii aad u fahmto inaan magaca qormadan ula jeedo in Somaaliyi aad idilkeed sabool tahay, may’e, waxa la yiri; halka laga hodmaa waa qalbiga, ee maaha waxa aad heysato oo xoolo ah. (It is the heart that makes a man rich. He is rich according to what he is, not according to what he has. Henry Ward Beecher). Mar haddaad la mid noqoto ka aan heysan wax uu bixiyo, waxad tahay sabool, astaahila in la... 
Halkudheg:

Faraqa u dhexeeya masaafadda Sawaariikhda China iyo Maraykanka

Jul 15, 2011
Quwaddii Hore ee Russia Xilliyaddii lagu gudo jiray dagaalkii qaboobaa dalka Russia waxa uu ahaa quwadda adduunka,gaar ahaan wakhtigii hogaankii labadii madaxweyne ee  Russia .Madaxweyne Chrooestsjov iyo Madaxweyne Berzijnev waxaana uu ahaa dalka kaliya ee dhinaca ciidamadda kula tartami jiray  Maraykanka , hadaba  wakhtiyadan dambe quwaddii hore ee adduunka ee Russia aad ayaa looga hormaray, hadana... 

Xisaab Loo Furay Kaalmada Barakacayaasha Abaaraha Soomaaliya

Jul 14, 2011
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee Dowladda FKMG ah ayaa Xisaab (Account) u furtay dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay barakiciyeen si loogu shubo dhqaalaha ay dadka iyo dowladdu ugu talo gashay in lagu caawiyo. Xisaabtan oo lacagta ku soo dhacda sida ay tahay loo gaarsiin doono dadka mutaystay ayaa Accont-kaas oo laga furay Bangiga Dhexe iyo Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil waxaa maamulaya guddiga... 
Halkudheg:

Shirka latashiga soomaaliyeed oo laga yaabo in Garoowe marti geliso

Jul 14, 2011
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Pundland Cabdiraxmaan Faroole ayaa hore u sheegey in Maamulka Pundland uu diyaar u yahay in qabto ama marti geliyo Shirka la tashiga Soomaaliya oo hore loogu heshiiyey qabashjdiisa Shirkii ka dhacay dalka kenya  ka dib markii halkaa isugu tageen Masuuliyiin ka socotey Dowlada Federaalka iyo qaar ka mid ah ,Maamulada ka jira Soomaaliya hadaba maxaa ka jira in Magaalalda... 

Wefdiga diyaarinta shirka wadatashiga Soomaalida oo maanta kulan la qaatay madaxda ugu sareysa dowladda

Jul 14, 2011
Wefdi ballaaran oo uu  hogaaminayo Christian Manhal oo ah kuxigeenka ergayga gaarka ah ee Q/midoobay u qaabilsan xafiiska siyaasada Soomaaliya SRSG ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dowladda sida Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha. Wefdigan ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa wakiilo ka socday maamulada Puntland iyo Galmudug... 
Halkudheg:

Ururka SWACRO oo Deeq Lacageed oo ay soo Wakiilatey Jaaliyadda ku sugan Minneapolis Gaarsiisey Dadka ka soo Cararey Abaarta

Jul 13, 2011
 Iyadoo dad fara badan ay ka soo cararayaan  Abaar ka dilaacdey qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya kuwaas oo u qaxay Qaar ka mid ah Wadamada Deriska la ah Soomaaliya sida Kenya iyo Itoobiya oo maalinkii ay gaarayaan ilaa  Kun iyo laba Boqol oo qoys iyo weliba Magaalada Muqdisho oo maalinkii ay soo galayaan Kun iyo Shan Boqol oo qoys  ayaa markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho waxaa dadkaas ay... 
Halkudheg:

Suldaanka Guud ee Beelaha Tuni oo Baaq ku Saabsan Abaaraha u direy Hayadaha Samafalka iyo Qurba Joogta Soomaaliyeed ,Dowladda Federaalka iyo Xarakadda Alshabaab

Jul 13, 2011
guud ee Beelaha Tuni Sulddaan Faqi Sayid Faqi ayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta ha joogaane u diraya baaq qayllo dhaan ah oo ku saabsan in loo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee la ildaran abaaraha iyo colaadaha,Asagoo sheegey in la joogo xilli qof kasta oo Soomaali ah dibad iyo gudahaba ah  wixii uu heli karo ula gurmado walaalahooda la dhibaateysan abaaraha colaadaha ka taagan Soomaaliya.Sulddaanka... 

Dhaqaatiir​ta Da’da yar oo gurmad caafimaad u fidiyey barakacaya​sha Dagan Degmada Hodan

Jul 13, 2011
Kadib Mariki in kabadan kumaan qof oo Barakacayaal ah oo ka yimid Gobalada Dalka Somaliya qeybihiisa kala duwan kuwaasoo maalin walbo soo gaaraayo Muqdishu, ayaaa ururka dhaqaatiirta da’da yar usbuucyadii ugu dambeyey ku mashquul sanayeen gurmadyo caafimaad ay u sameenayeen dadka barakacayaasha ah ee soo gaaraayo magaalada Muqdisho. Gurmadkii ugu dambeeyey ee caafimaad waxay manta u sameyeen Barkacayaasha... 

Wufuud Caalami oo maanta soo gaaray Muqdisho kulamona la qaatay madaxda ugu sareysa ee Dowladda.

Jul 13, 2011
Wufuud Caalami ah oo heerkoodu sareeyo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo kulamo kala duwan la qaateen mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda sida Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha iyagoo sameeyey balan qaadyo dhanka gargaarka Bani’aadaminimada ah iyo siyaasada. Wefdigii ugu horeeyey ayaa yimid barqonimadii maanta waxayna ka socdeen Xafiiska siyaasada Soomaaliya... 
Halkudheg:

OGEYSIIS:walaalayaal interview-gan wuxuu ku saabsan yahay Mutamarka kadhici doona Wadanka UK

Jul 12, 2011
Walaal waxaan halkan kuugu soo lifaaqay leaflet ku saabsan mu’tamar iyo kulan aad u ballaaran oo ay soo qabanqaabisay dalladda masaajidda iyo maraakizta Somaaliyeed ee UK.Mu’tamarku wuxuu si talantaalli ah uga dhacayaa London, Birmingham iyo Bristall, wuxuuna ku aaddanyahay maalmaha; 22, 23, 24 iyo 25 July. Leafletka ayay ku caddahay maalin walba iyo meesha.   Waxaan ku cazumnay oo mu’tamarka... 

Ururka INISKOY oo Siminaar u qabtey Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Muqdisho.

Jul 12, 2011
Ururka  Nabadda iyo Dimoqaraadiyada ee (Iniskoy Peace and Democracy Organization ) ayaa simnaar socdey Muddo sedex Malmood ku qabatey Hoyga Nabadda ee Magaalada Muqdisho waxaana loo qabtey Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Muqdisho  (Women Streets Vendors)  oo tiradooda gaarsey Lixdan Xubnood waxaana looga hadlayey  Sidii wax loogu qaban lahaa Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Dhexdooda. Siminaarkaan... 

Cali Daahir Muudey “75 sano baan Jiraa intaas oo Abaar baa isoo Marey Weligeey Muqdisho ma Imaan !!

Jul 12, 2011
  Xarakada Al-Shabaab oo Deegaanka Lambar 50 ka furtey Xero kana qaybisey Raashin Isla markaana Dadka Abaarta u dhistey Teedhooyin Waxaa Magaaloyinka waaweyn ee Soomaaliya iyo Xuduudaha Itoobiya iyo Kenya ku qulqulaya dad ka soo barakacay Abaaro baaxad weyn oo ka dilaacay qaar ka mid ah  Gobalada Soomaaliya kadib markii xiliyadii Roobka ee sanooyinkii la soo dhaafay ay meesha ka baxeen, waxayna dadkaasi... 

Bayaan ay beesha Cali Saleebaan Kasoo saareen Gobolka bari gaar ahaan Degmada Carmo.

Jul 12, 2011
Shir ay isugu yimaadeen degmada Carmo Tariikhdu markay ahayd 7/8/2011 Isimada, Nabadoonada, Ganacsatada, Aqoonyahannada, Culimaa’diinka  iyo bulsha weynta Beehala Cali salebaan. Shirkaas oo lagaga wada hadlayey Nabadda iyo Horumarka Puntland, wada hadal dheer iyo falanqayn ka dib waxay beeluhu go’aansadeen Arrimaha soo socda:-   in ay beeluhu ka shaqeeyan Nabadda iyo horumarka in ... 

Warbixin ku saabsan kulamada wefdigii Talyaaniga ee maanta Muqdisho yimid iyo goobihii ay kormeerka ku tageen.

Jul 12, 2011
Wefdi sare oo ka socday dowladda Talyaaniga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay kulamo la qaateen madaxda ugu sareysa Dowladda waxayna sidoo kale kormeer ku tageen Xaruntii Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku taala KM5 Degmada Hodon.Wefdigan oo uu hor kacayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaaniga Mudane Alfredo Mantica ayaa waxaa kaloo xubno ka ahaa Safiirka Dowladda... 
Halkudheg:

Xaflad lagu soo Dhaweynayo isla Markaana lagu Taageerayey Maamul Goboleed Ceel Buur State

Jul 11, 2011
Waxaa maalmahaan Dalka Gudhiisa iyo Dibadiisa ka socdey dhismaha Maamul Goboleedyo Kuwaasoo Madaxweynayaashooda iyagoo Maqan  la sameynayo iyadoo taasi jirto ayaa Hotelka Amabasadoor ee Magaalada Muqdisho ka dhacay  Xafalad si heer sare ah loo soo Agaasimey waxaayna Xafladaas ahayd mid lagu soo dhaweynayo ama lagu taageerayo Maamul Goboleedka Ceel Buur State , waxaana  ka qayb galey Odoyaasha... 

Koonfurta Suudaan oo Maanta qaatey Xorriyadii noqotey Wadanka 54 aad ee Qaaradda Afrika

Jul 9, 2011
Koofurta Suudaan oo Muddo dagaalo kula jirtey Dowladda Suudaan waxaana la og yahay in Dagaaladaas ku hoobteen dad fara badan oo labada dhinac ah waxayna Dagaaladaas Socdeen muddo Sannooyin ah  hase yeeshee Sannadkii 2005 ayaa magaalada Nafasha ee Dalka Kenya waxaa lagu saxiixey  Heshiis ka kooban Dhowr qodob waxaa ugu muhiimsanaa in Afti la weydiiyo Dadweynaha oo ah in ay ka sii mid ahaanayaan... 

Ururka u dooda Xaquuqda Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYAO) oo Muqdisho ku qabtay siminaar ku saabsan nabadda.

Jul 9, 2011
Ururka u dooda xaquuqda dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYAO (Somali Youth Advocacy Organization) oo waqtiyada dambe waday siminaaro u dhallinyarada ku wacyigelinayo sidii ay uga shaqeyn lahaayeen nabadda iyo dib u heshiisiinta ayaa siminaar ka mdi ah simnaaradaa waxaa lagu qabtay Hotelka Ambasador ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalay dhallinyaro gaareysa 100 oo isugu jiray Gabadho iyo Wiilal. Furitaankii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...