Home » Archive Maalinta July 7th, 2011

Warbixin: Munaasabadda Xurmaynta Qalinka iyo Qoraalka oo lagu qabtay Jabuuti

Jul 7, 2011
Wasiirka Dhaqanka, Warfaafinta iyo Is-gaarsiinta Dowladda Jabuuti Md. Cabdi Xuseen Axmed “Fursadan Waxay Ina Siineysaa, Maanta In La Xoojiyo Qalinka, Qoraalka iyo Dhaqanka…” Munaasabadd Loogu Magacdarey Xuska Maalinta Saalax Xaashi Carab iyo Xurmeynta Hal-abuurka Qalinka (Warbixin) Munaasabad loogu magacdarey Xuska Maalinta Saalax Xaashi Carab iyo Xurmeynta Hal-abuurka Qalinka oo ay ka sooqayb-galeen... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaaraha DFKMG: “Gudoomiyaha baarlamaanka xaq uma leha in uu soo gudbiyo liiska magacyo aan u dhalan beeshiisa

Jul 7, 2011
Wararka aan ka heleyno Xarunta looga arrimyo Dowladdda Federaalka KMG ee Villa Soomaaliya waxay sheegeyaan in Khamiista la damacsanaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Xukuumada Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) balse dib loo dhigey ka dib markii uu bilowdey Jahawareer iyo Isqabqabsi keeney Cidda ka mid noqoneysa Golaha Wasiirada ee la filayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Raiisul Wasaaraha... 
Halkudheg:

“Farmaajo ma Tanaasuley Mise Tunkaa La Qabtey?” Xildhibaan Cismaan Maxamed Cabdi

Jul 7, 2011
Siyaasada Soomaliya maalinba meel ayey joogtey 20kii sano ugu dambeysey qof walbana meel ayuu Tareenka siyaasada ka soo fuulaayey Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo fuuley xili ay xaalada xasaasi tahay dadkuna ay daalan yihiin xukuumad walba oo la dhisana iyadoon wax is badal ah keenin ayey ka dhamaan jirtey ama laga kaxeyn jirey waxaadna moodaa mudane Farmaajo inuusan sooyaalka taariikhda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...