Home » Archive Maalinta July 4th, 2011
Mutamarkii Minneapolis: warbixin
Mutamarkii 11aad ee Minneapolis oo si habsami ah u soo gabagaboobey
Mutamarka Minneapolis oo soconayey saddex Maalmood (1-3 July) ayaa soo gabagaboobay…
Waxaa habeenimadii Axadda si wanaagsan ku soo gabagaboobey mutamarkii Minneapolis.. Hoos ka akhri warbixintii mutamarka
Waxaa Jimcadii July 1, 2011 magaalada Minneapolis ka bilowday Mutamarkii 11-aad oo ay si wadajir u soo qaban qaabiyeen ...
Waxqabadkii lix bilood ee Dugsiga Waxbarashada Caruurta Indhaha la’ iyo kuwa Indhaha iyo Dhegaha wada la’ ee Al-Basiir
Baaq loo jeediyey Hayadaha Samafalka iyo dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa.
Markii ay dhaceen dagaaladii Soomaaliya ayaa waxaa dagaaladaas sababeen dhibaatooyin dhinacyo badan leh hadaba dadka soomaaliyeed ee Indhoolayaasha ayaa dhibaatadii ugu xumeyd ay ku dhacdey iyadoo taasi ay jirto ayaa ururo badan oo Indhoolayaal ah sameysmeen kuwaas oo daryeel badan u fidiyey dadka...
Ogeysiis:waxaa bilaabmaya Mutamarkii dhalinyarada ee wadanka holland
Asc wr wb akhunaa waaxan aka codsaneynaa in webak no geliso sheikh.Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub. Waxaa la ogeysiin in uu bilowan doono mutamarkii dalxiisaha ee dhalanyarada  mutamarkan waxaa soo Qaban Qaabiyay Jaaliyada soomaaliyeed (masjid Qubaa ) ee Dalka Holland
Mutamarkan waa kii dalxiisaha ee dhalanyarada wuxuuna...