Home » Archive Maalinta July 23rd, 2011

Quudi Hal Qof oo Baahan……………

Jul 23, 2011
Waxaan badankeen aragnay ama aan akhrinay dhibaatada abaaraha ee ku habsatey dalkeenii soomaaliya. Waxaa dhacday abaar iyo cunto la`aan aan taariikhda horay loogu arag. Taasi waxaa ay keentay in boqolaal muwaadiniin  soomaali ahi ay baaba àan una dhintaan silic, gaajo iyo darxubo. Maydadkii caruurta, hooyooyinka iyo duqeyda soomaaliyeed ayaa jidadka daadsan.Xitaa waxaa tabar loo waayey in la duugo.... 
Halkudheg:

Baarlamaanka soomaaliya oo ansixiyey xukuumadii Dr C/weli Maxamed Cali Gaas.

Jul 23, 2011
kulan ayaa maanta waxaa isugu yimaadeen xubnaha Golaha Baarlamanka Soomaaliya islamarkaana uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sh. Aaden ayaa waxaa cod Aqlabiyad leh lagu ansixiyay Xukuumadda uu soo dhisay R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas. Kulanka ayaa waxaa soo xaadirtay 420 Xildhibaan iyadoo Madasha shirka ay goob joog ka ahaayeen R/Wasaaraha Soomaaliya... 
Halkudheg:

Bayaan ay soo wadasaareen ganacsatada iyo culimaa,udiinka gudiga abaaraha

Jul 23, 2011
Guddigaan oo loo xilsaaray in ay u istaagaan samata bixinta iyo wax u qabashada dadka dhibaateeysan oo ay abaaruhu waxyeeleeyeen. Magacaabida Gudigaani isugu jira Culimaaudiin iyo Ganacsato ayaa waxaa ka danbeeyeen Qaar ka mid ah Culimada waaweyn ee caanka ka ah Dalka Soomaaliya . Howshani ayaa waxaa loo xilsaaray Gudigani Taariikhdu markeey eheyd 2 da Bisha Shacbaan 1432 Hij ee waafaqsan 3/7/2011 Mil.. Shirar... 
Halkudheg:

Aniga ayaa masuul ka ahaa soo gelitaankii ciidamada itoobiya

Jul 23, 2011
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuussuf Axmed ayaa mar uu  u waramayey Idaacadda VOA ee qaybteeda Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Raiisul Wasaaraha cusub ee  Dowladda Federaalka Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Deegaanada Pundland , soo gelitaankii Ciidamada Itoobiya ee Soomaliya iyo Abaaraha ku dhuftey qaybo ka mid ah Soomaaliya   Cabdulaahi... 

Warbixin dheeriya oo kusaabsan karaxii iyo weerarkii kadhacay wadanka Norwey

Jul 23, 2011
Dadka Ku nool Dalka Norway gaar ahaan Magaalada Oslo ayaa Aragagax iyo Jahwreer ka qaadey  Qarayo Rasaas ka dhacay meel Ku dhow Xafiiska Raiisul Wasaaraha Dalkaas waxaana dhacdadaan  ayaa lagu tilmaamaa midii ugu xumeyd ee ka dhacda wadankaas inta la xasuusan yahay Weerarkaan ayaa waxaa lagu waramey waxyeeladii ka dhalatey ay sii kordheysaa waxaana dhimashada hadda caga cageyneysaa 80 Ruux dhawaawacuna... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...