Home » Archive Maalinta July 3rd, 2011

DFKMG: Shir Jaraa’id oo ku saabsan dhismaha Guddiga Gurmadka Abaaraha

Jul 3, 2011
Waxaa shir jaraa’id magaalada Muqdisho ku qabtay ra’iisul wasaaraha DFKMG  Dr Cabdiweli Maxamed Cali  (Gaas), oo ku saabsanaa gurmadka abaaraha iyo barakacayaasha. Waxaana arrintaas aay DFKMG ka soo saartay warsaxaafadeedka hoos ku qoran (Shirka jaraa’idna hoos ka dhegeyso).. halkan ka akhriso warsaxaafadeedka Halkana kadhegeyso Resalwasaare Cabdi weli [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/Shirka... 
Halkudheg:

“Xaaladda Soomaaliya”: Muxaadaradii Sheikh Maxamed Idris ka jeediyey Mutamarka Minneapolis (Dhegeysi)

Jul 3, 2011
Sabtidi oo taariikhdu ahayd July 2, 2011 oo ahayd maalintii labaad ee Mutamarka Minneapolis ayaa muxaadaro cinwaankeedu ahaa “Xaaladda Soomaaliya” soo jeediyey Sheikh Maxamed Idiris, asagoo ku xeel dheeraday sida ay umadi xal ku gaari karto inay tahay ayaga dhexdooda in aysan is khilaafin oo kala tegin, isla markaasna waa in la xalliyo wixii hore u dhacay si meel loo saaro xad gudubyadii... 
Halkudheg: , ,

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Booqday xarumo Ciidamada DFKMG

Jul 3, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa sheegay in ra’iisul Wasaaraha DFKMG C/Weli Maxamed Cali Gaas uu booqday xarumo ay ku sugan yihiin ciidamada DFKMG, warsaxaafadeedka oo u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer ku tegay qeybo ka mid ah furimaha hore ee ay ciidamada Dowladdu ku sugan yihiin Muqdisho, July 2, 2011——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...