Home » Archive Maalinta July 13th, 2011

Ururka SWACRO oo Deeq Lacageed oo ay soo Wakiilatey Jaaliyadda ku sugan Minneapolis Gaarsiisey Dadka ka soo Cararey Abaarta

Jul 13, 2011
 Iyadoo dad fara badan ay ka soo cararayaan  Abaar ka dilaacdey qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya kuwaas oo u qaxay Qaar ka mid ah Wadamada Deriska la ah Soomaaliya sida Kenya iyo Itoobiya oo maalinkii ay gaarayaan ilaa  Kun iyo laba Boqol oo qoys iyo weliba Magaalada Muqdisho oo maalinkii ay soo galayaan Kun iyo Shan Boqol oo qoys  ayaa markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho waxaa dadkaas ay... 
Halkudheg:

Suldaanka Guud ee Beelaha Tuni oo Baaq ku Saabsan Abaaraha u direy Hayadaha Samafalka iyo Qurba Joogta Soomaaliyeed ,Dowladda Federaalka iyo Xarakadda Alshabaab

Jul 13, 2011
guud ee Beelaha Tuni Sulddaan Faqi Sayid Faqi ayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta ha joogaane u diraya baaq qayllo dhaan ah oo ku saabsan in loo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee la ildaran abaaraha iyo colaadaha,Asagoo sheegey in la joogo xilli qof kasta oo Soomaali ah dibad iyo gudahaba ah  wixii uu heli karo ula gurmado walaalahooda la dhibaateysan abaaraha colaadaha ka taagan Soomaaliya.Sulddaanka... 

Dhaqaatiir​ta Da’da yar oo gurmad caafimaad u fidiyey barakacaya​sha Dagan Degmada Hodan

Jul 13, 2011
Kadib Mariki in kabadan kumaan qof oo Barakacayaal ah oo ka yimid Gobalada Dalka Somaliya qeybihiisa kala duwan kuwaasoo maalin walbo soo gaaraayo Muqdishu, ayaaa ururka dhaqaatiirta da’da yar usbuucyadii ugu dambeyey ku mashquul sanayeen gurmadyo caafimaad ay u sameenayeen dadka barakacayaasha ah ee soo gaaraayo magaalada Muqdisho. Gurmadkii ugu dambeeyey ee caafimaad waxay manta u sameyeen Barkacayaasha... 

Wufuud Caalami oo maanta soo gaaray Muqdisho kulamona la qaatay madaxda ugu sareysa ee Dowladda.

Jul 13, 2011
Wufuud Caalami ah oo heerkoodu sareeyo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo kulamo kala duwan la qaateen mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda sida Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha iyagoo sameeyey balan qaadyo dhanka gargaarka Bani’aadaminimada ah iyo siyaasada. Wefdigii ugu horeeyey ayaa yimid barqonimadii maanta waxayna ka socdeen Xafiiska siyaasada Soomaaliya... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...