Home » Archive Maalinta July 30th, 2011

Salaam Puntland Bank Oo Soo Bandhigay Adeeg loogu Magac Daray Kaaftoon

Jul 30, 2011
Salaam Puntland Bank ayaa maanta oo bishu tahay 30/7/2011. ku soo bandhigay magaalo madaxda ganacsiga ee puntland Adeeg cusub oo loogu magac-daray (KAAFTOON) oo isku xiri doona salaam puntland bank iyo adeegga SAHAL SERVICE oo ah adeeg  ka mid ah adeegyada shirkadda Golis Telecom Somalia ay ku soo kordhisay deegaamada puntland taarikhdu markay ahayd 07/11/2009. Xafladii daah-furka adeegaas cusub oo... 
Halkudheg:

Reysalwasaraha TFG oo magcaabay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka

Jul 30, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isagoo ka duulaya baahida deg-degga ah ee loo qabo maareynta musiibooyinka iyo waajibka dowladda ka saran dadka dhibaateysan ee abaaraha ku dhufteen iyo barakacayaasha aan xadka laheyn eek u soo qulqulaya magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha isag oo qiimeeyey xaaladda macluuleed ee gobolada dalka ka jirta iyo talo soo jeedintii... 
Halkudheg:

Madaweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Xalane ku Booqdey CiIdamadii Dowladda ee dhaacwacmay

Jul 30, 2011
Waxaa maalintii saddexaad uu dagaal ka socdaa Magaaladda Muqdisho gaar ahaan goobo oo hore Dagaalo ugu qabsadey Ciidamadii Itoobiya waxaana ka mid Wadada ka tagta Isgoyska Falorensa ee tagta  is gosyska Cali kamiin  waxayna dagaaladaan u dhaxeeyaan Ciidamada Amisom oo garab siinaya kuwqa Dowladda Federaalka iyo Xarakadda Alshabab waxaa dagaaladaas ay sababeen Dhimasho iyo dhaawac fara badan waxaana... 
Halkudheg:

Shirkadda Xawaaladda Jubba Express oo gaarsiisey gargaar fiican walaalohooda abaartu aafaysey

Jul 30, 2011
Waxaa dardar ku socda Gargaarka la gaarsiinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaaraha iyo Dagaalada ayna xoogooda Bixinayaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Gudihiisa iyo dibadiisa , Iyadoo taasi ay jirto ayaa Shrkadda  Xawaaladda JUBBA EXPRESS gargaar kii ugu badnaa uguna tayada Wanaagsanaa ayey gaarsiisey dadka ka soo cararey Abaaraha oo ku jira Kaam lagu Magacaabo Nageeyle oo ku yaal... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...