Home » Archive Bisha January, 2011

Ciidammo ka socda dalka Malaysia oo si xoog ah ku furtay Markab u afduubnaa Burcad badeed Soomaali ah.

Jan 22, 2011
Ciidamada Badda ee dalka Malaysia ayaa aroortii hore ee Maalinimadii Jimcaha aheyd January 21, 2011 xoog ku soo furtay markab ka diiwaan gashay dalka Malaysia oo ay burcad badeed Soomaali ah ka afduubteen meel u dhow gacanka Carbeed habeenadii Khamiista ku dhawaad 11pm xilliga Afrika. Markabka oo lagu magacaabo MT Bunga Laurel iyo dhamaan shaqaalihii saarnaa oo gaaraya 23 ayaa laga soo badbaadiyay... 
Halkudheg:

Mahiga oo Bilaabey in uu dhexdhexaadiyo Shiikh Shariif iyo Cabdiraxmaan Faroole

Jan 21, 2011
iyo Shiikh Shariif oo Khamiistii ku soo laabtay Muqdisho – Iyadoo dhawaan Maamulka Puntland uu ku dhawaaqey in uu xiriirkii u jarey Dowladda Federaalka ee uu Madaxda u yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed  iyagoo ku eedeeyey Dowlada Federaalka in ay ka soo horjeedo Horumarka Deegaanada Maamulka Pundland,  hase yeeshee waxaa jira in la sheegay dhab ahaan in  Maamulka uu ka xumaadey Hadal ka soo... 
Halkudheg: ,

Hayada EDCO oo ka Deyrisey Xaalada Dad ka soo Barakacay Tuulooyin Ka Tirsan Degmooyin Buula Burde , Jalalaqsi iyo Buurweyn

Jan 21, 2011
Waxaa Dalka Soomaaliya ka howl gala Hayado fara badan kuwaas oo isugu jira kuwo Wadani ah iyo kuwa Caalami ah waxaana mar weliba sii kordhaya Hayadaha ka shaqeeye dalka ee ay leeyihiin dadka soomaaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa dhawaan Masuuliyin ka tirsan Ururka Wadaniga ee EDCO Education Developments For Children Organization waxaa uu howlo kormeer ah ku tagey qaar mid Xerooyinka dadka... 
Halkudheg:

In Africa, it is still political leadership

Jan 20, 2011
African Presidents Index: The good, the bad and the ugly… by East African Magazine …. Somalia “is so dangerous that UN officials – and even Somalia’s own politicians – cannot live there. It will take a political leader of historic influence to restore this country to peace and order. The question is; is Sharif Sheikh Ahmed that man?” READ MORE READ MORE  Read More →

Baarlamaanka DFKMG oo la sheegay in Beesha Caalamku u ogolaatay in 3 Sanno loogu daro Waqtigiisa

Jan 20, 2011
Shariif Xasan oo ku gacanseyrey in la Dhimo Tirada Xubnaha Baarlamaanka isagoo ku Taliyey.. Warar aanu ka helnay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa waxay sheegayaan in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu waayadan ku hawlanaa sidii Baarlamaanka loogu kordhin lahaa mudada uu jirayo iyadoo xilkiisa uu ku eg yahay 22-ka Agoosto 2011 waxaana hadda soo baxeysa warar sheegaya in Beesha caalamka... 
Halkudheg: ,

Jabuuti: Wafdiga Puntland oo qaabilay mas’uuliyiinta U.S., U.N. iyo A.U.

Jan 20, 2011
Wafti uu hoggaaminayo C/raxmaan Maxamed Faroole oo gaarey magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa kulamo ay yeesheen waxaa ka soo baxay warsaxaafadeedka hoose: Wafdiga Puntland oo qaabilay mas’uuliyiinta U.S., U.N. iyo A.U. Faroole iyo Mahiga WAR-SAXAFADEED 19 Janaayo 2011 Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa maanta gaaray magaalada Djibouti... 
Halkudheg: ,

Shirkad laga leeyahay Norway oo Heshiis Cusub oo 10 Sano ah la gashay DFKMG, si ay u “ilaaliso” Kalluumaysiga Soomaaliya

Jan 19, 2011
Shirkaddaas oo Militariga Norway ka iibsatey Markab, sidoo kalena iibsaneysa 6 helicopter, 8 markab, iyo diyaarad hawada wax ka sawirta. waa qandaraas khaas ah. Waxaan nahay shirkadda keliya ee gaarka looleeyahay ee adduunka ka jirta ee maarayn doonta kalluumaysiga… ” Sidaas waxaa yiri mulkiilaha shirkadda.. SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Xubnaha Baarlamaanka oo ku kala qaybsamey in Sharci Ciqaabaya loo sameeyo Burcadbadeedka

Jan 19, 2011
Burcad Badeeda waxay Dagaal kula jiraan Maraakiibta Guranaya Khayraadkii Ummadda Soomaaliyeed Sannadkii la soo Dhaafey waxay Qafaasheen 53 Markab iyo Badmaaxiin Gaareysa 1181 waxay lacag MadaxFurasho ay u heleen 238 Milyan oo Doolar SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Gobolada Soomaaliya oo ay soo wajahday Xaalad abaar aad u daran

Jan 17, 2011
Shirkadda Hormuud oo biyo dhaamin ka bilowday deegaanada qaar — Iyadoo dalka ay soo food saartay xaaladda abaar ah ayaa wararka ka imaanaya gobolada dalka  Soomaaliya waxay sheegayaan in dad iyo duunyo ay ugu geeryoodeen abaarta kadib markii ay waayeen biyo baad, waxayna dadku bilaabeen in ay u soo barakacaan qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka. Odoyaasha la socda xiliyada roobka... 
Halkudheg:

Puntland oo gebi ahaanka xiriirkii u jartay DFKMG

Jan 17, 2011
Warsaxaafadeed Sabtidii ka soo baxay Puntland ayaa shaaca ka qaaday in aysan wax wada-shaqayn ah la yeelanayn DFKMG, iyo in DFKMG aysan sinnaba wakiil uga noqon karin Puntland, iyo in Beesha Caalamka aysan u aqoonsan DFKMG ah mid wakiil ka ah Dowladda Puntland; iyo in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Siyaasada Somaliya (UNPOS) ay dib uga fiirsato mowqifkeeda iyo taageerada ay la garab-taagantahay DFKMG. Warsaxafadeedkaas... 
Halkudheg: ,

Better or worse: Prime Minister Farmajo first half of 100 days in office.

Jan 17, 2011
By Mohamud Ahmed / Email: maash68@gmail.com – As the year 2011 hastens, the Transitional Federal government of Somalia has its clock ticking towards the proposed end date of the TFG Administration. The TFG tenure will expire in 7 months and the prospect of an extension is very bleak. However, for the Prime Minister, Mohamed Abdullahi Farmajo, the year 2011 bears an over-sized load. Somalia’s... 
Halkudheg:

Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo xukun Qisaas ah ku fulisay Askar ka tirsan Ciidamada

Jan 16, 2011
iyo Warar kale oo goosgoos ah: Ururka Garyaqaanada Soomaaliyeed oo Doortey Hogaan Cusub iyo mashaariic laga fulinayo Qardho Xukunka Qisaasta ah ee la fuliyey…. Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun qisaas ah ku fulisay seddex nin oo gacan ku dhiiglayaal ah oo ay Maxkamadu horey ugu xukuntay dil toogasho ah kadib markii ay dileen Muwaadiniin Soomaaliyeed. Subaxnimadii... 
Halkudheg:

Sidee loo abuuraa Ganacsi Guulaysan kara. Q.2aad

Jan 15, 2011
QAYBTII LABAAD: Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii aynu ugu magacdaray sidee loo abuuraa ganacsi guulaysan kara. Waxa aynu ku soo sheegnay qaybtii koowaad si loo abuuro ganacsi guulaysan kara in loo baahan yahay in uu jiro nidaam ama qorshe ay raacayso shirkaddu oo la yidhaa (business plan). Waxa aynu qaybtan labaad kusoo qaadan doonaa waxyaabaha kale ee u baahan in lagu qoro qorshaynta ganacsiga (business... 
Halkudheg:

Somalia: which way to forge after August 22nd?

Jan 15, 2011
By Dr. Yusuf O.  Al-Azhari Somalia’s misfortune and inability to find a viable solution to its Political mess dragged on during 2009 and 2010; two years with many political façade, blood shade and massive displacement has just ended. Many speculations and facts have either been written or narrated through the media in these two years, with some positive and negative aspects about the survival future... 
Halkudheg:

Farmaajo oo ka warwareegey ka jawaabidda su’aalo la xiriira Shirkadda Saracen iyo inta ka dhiman Xukuumadda Shariif iyo cidda Safiir ka ah UN

Jan 15, 2011
Iyo Khudbaddii Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ka jeediyey Golaha ammaanka ee Qarammada Midoobey iyo Khudbadii Mahiga…. UNITED NATIONS: Warbixin ay qortay InnerCityPress ayaa tibaaxday in Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ah (DFKMG) Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo Jimcadii shir jaraa’id ku qabtay xarunta Qarammada Midoobey (QM) in InnerCityPress ay ka rajaynaysey... 
Halkudheg: , ,

“Haddii xilka uu madaxweynaha ka dhammaaday, baarlamaankana wuu ka dhammaaday” Waraysi Safiirka DFKMG u fadhiya Jabuuti

Jan 14, 2011
“Madaxweynaha xilku kama dhammaan, waxaa xilku kaga egyahay Agoosto 2011….  in madaxweynaha uu xilku ka dhammaado oo baarlamaankuna jiro ma soconeyso.”  “Meesha waa la wada dumo ama waa la wada jabi..” ayuu yiri. C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ah Safiirka cusub ee Soomaaliya  u fadhiya Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay... 
Halkudheg: , ,

Maraykanka oo lagu dhaawacay Askari ka tirsan Booliska Los Angeles oo dhalashadiisu tahay Soomaali

Jan 14, 2011
Maxamed Axmed oo 27 jir ah ayaa la gaarsiiyey dhaawac culus kaddib markii xabbad lagala beegsaday madaxa, sida ay sheegeen booliska magaalada Los Angles oo uu ka tirsan yahay. Waxaa dhaawaca wajiga ka gaarsiiyey waa nin la sheegay in uu ahaa Gangster, ninkaas oo toogasho lagu diley. Maxamed Axmed oo ah Somali immigrant, waxa uu ku jirey tababar la xiriira booliska gaafwareega ama ilaaliya ammaanka... 
Halkudheg:

Warqad Farmaajo u Qoray Mahiga oo Muran ka dhex dhalisay Xubnaha Sare ee Xukuumadda FKMG

Jan 13, 2011
In Xukuumadda FKMG qiimayn ku samaynayso sida ay suurtagal ku tahay in Soomaaliya ay  dhaqan geliso xeerka caalamiga ah dadka gala falal dembiyeedka ee loo yaqaan “Rome Statute of the International Criminal Court” iyo l adagaalanka Musuqmaasuqa… SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg: ,

REER MARYOOLEEY U BARBAR DHIG REER MAYAAN

Jan 12, 2011
(Qiso mucjiso ah waa dhab dhacday) Qore: Dr. Qasim Xirsi Faarax Reer Mayaan (Maya) waxa ay ahaayeen qoon degenaa Jasiiradda caanka ah ee loo yaqaan Easter Island oo ku taalla Xagga darafka badda Baasifiga. Jasiiraddaan hadda waxaa maamul ahaan la hoos geeyey oo gacanta ku haya maamulkeeda dawladda Jilli ee ka mid ah qaaradda Ameerika. Haddaba waa sidee qisada qoladani? Waa sidatan: Waxay ahaayeen dad... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaaraha DFKMG Farmaajo 100-kii Maalmood ee uu qabsadey Xagee Mareysaa?

Jan 12, 2011
55 Maalmood ayaa ka tagtey waxaa u Harsan 45 Maalmood — 20-kii Nofember 2010 ayay ahayd markii Raiisul Wasaaraha DFKMG Farmaajo uu qabsadey Boqol Maalmood in uu wax kaga qabanayo Arrimaha Amaanka mar uu la hadlayey Golaha Baarlamaanka uuna soo bandhigey Qorshahiisa ee Dowlada ee wax ka qabashada arrimaha Nabadgelyada taasoo ay si aad ah ula dhaceen qaar ka mid ah xubnaha Baarlamaanka halka... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo u Dhoofay Maraykanka iyo Wafti la socda oo sii dhoofaya dalka Norway

Jan 11, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisal Wasaaraha DFKMG ayaa tibaaxay in wafti uu hoggaaminayo Maxamed C/laahi Farmaajo ay u dhoofeen Maraykanka oo ay  ka qayb gelayaan shir lagu qabanyo Golaha ammaanka, waxaana waftigaas qaar kamid ah ay usii dhoofi doonaan dalka Norway si ay uga qayb galaan shir looga hadlayo arrimaah Soomaaliya. Warsaxafadeedku waxa uu u qoraa sidan: Ra’iisal... 
Halkudheg:

Xildhibaannada Baarlamaanka oo laga codsaday in ay si deg deg ah ugu qoraan warqad..

Jan 11, 2011
Ku socda Norway iyo Commonwealth oo ku aaddan damacooda Badda Soomaaliya si looga hortago khatarta arrintaas ka iman karta… “Haddii laba warqadood loo kalo qoro Norwey iyo Commonwealth, oo qoraalkaasi noqdo mid si rasmi ah uga soo baxay baarlamaanka Soomaaliya, waxaan markaas hubaa in ay dareemayaan in meesha wali ay joogaan dad nool oo aan raacin dadkii la kala diray….”... 
Halkudheg:

Door intee la eg bay ka soo qaateen Shirkadaha Diyaaradaha Wadaniga ah dhismaha Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho

Jan 10, 2011
Iyadoo dhawaan Dowladda Federaalka  ay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho  ku Wareejisey Shirkad Shisheeye oo lagu magacaabo SKA AIR LOGISTIC ayaa arrintaa waxaa Walaac ka muujiyey  Shirkadaha Diyaaradaha ee dadka Soomaaliyeed leeyihiin hadaba Door intee la eg bay Shirkadaha ka qaateen Dhismaha Garoonka Muqdisho Warbixinta oo sawiro wadata ka eeg halkan (pdf) Markii ay burburtay Dowladdii... 
Halkudheg:

SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA | Mustafe Ibraahim

Jan 9, 2011
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan: Side loo abuuraa ganacsi Side loo kobciyaa ganacsi Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen Shirkaddaha guul-daraystay ee adduunka iyo sababaha ay ku guul-daraysteen Side lagu noqon karaa maamul ganacsade fiican Waxaanu... 
Halkudheg:

A new research on Somali young people in the UK [Part I]

Jan 9, 2011
Growing Up Somali in Britain The experience of a group of young Somali men and women coming of age in London By Aweys O. Mohamoud Institute of Education, University of London Aweysmohamoud@aol.com First and foremost, I owe a great debt of gratitude to all the young people and their parents who willingly shared the most intimate details of their lives with me for the benefit of this research. They did... 
Halkudheg:
Dahabshiil
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...