Home » Archive Maalinta January 21st, 2011
Mahiga oo Bilaabey in uu dhexdhexaadiyo Shiikh Shariif iyo Cabdiraxmaan Faroole
iyo Shiikh Shariif oo Khamiistii ku soo laabtay Muqdisho –
Iyadoo dhawaan Maamulka Puntland uu ku dhawaaqey in uu xiriirkii u jarey Dowladda Federaalka ee uu Madaxda u yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyagoo ku eedeeyey Dowlada Federaalka in ay ka soo horjeedo Horumarka Deegaanada Maamulka Pundland, hase yeeshee waxaa jira in la sheegay dhab ahaan in Maamulka uu ka xumaadey Hadal ka soo...
Hayada EDCO oo ka Deyrisey Xaalada Dad ka soo Barakacay Tuulooyin Ka Tirsan Degmooyin Buula Burde , Jalalaqsi iyo Buurweyn
Waxaa Dalka Soomaaliya ka howl gala Hayado fara badan kuwaas oo isugu jira kuwo Wadani ah iyo kuwa Caalami ah waxaana mar weliba sii kordhaya Hayadaha ka shaqeeye dalka ee ay leeyihiin dadka soomaaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa dhawaan Masuuliyin ka tirsan Ururka Wadaniga ee EDCO Education Developments For Children Organization waxaa uu howlo kormeer ah ku tagey qaar mid Xerooyinka dadka...